Ku saabsan Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota
Ku dhawaad 90 sano, Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota (bluecrossmn.com) waxa ay taageerayeen caafimaadka, ladnaanta iyo nabada maskaxda xubnaheena anagoo ku dadaalayna in aan hubinno helitaan sare oo siman daryeel tayo leh oo qiimo jaban ah. Xubnaheena 2.5 malaayiinta ah ayaa laga heli karaa ismaamul walba oo Minnesota, dhammaan 50 gobolada iyo afarta degmo. Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota waa shati madax-banaan oo ka tirsan Blue Cross and Blue Shield Association