Shaac ka qaadista kharashaadka daryeelka caafimaadka
Ilaalinta federaalka ayaa ilaalinaysa macaamiisha waxayna u baahan yihiin qorshayaasha caafimaadka sida Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota (Blue Cross) inay si cad shaaca qaado ooga qaadaan qiimaha macluumaadka ee lagu dabolo agabyadda caymiska iyo adeegyadda loogu talo galay shakhsiyaadka iyo qorshayaasha kooxda. Blue Cross waxay buuxisay shuruudahan waxayna ku dadaalaysaa inay kordhiso si ay uga caawiso macaamiisha inay dareemaan inay ogyihiin inay ku jiraan safarka daryeelka caafimaadka.
Dooro waxaa adiga kugu wanaagsan
Kharashka ma ahan wax walba, laakiin waa arrin muhiim ah. Ma ogtahay adeeg bixiyaasha ay beddeli karaan qiimaha kala duwan ee adeega isku midka ah? Waa run. Laakiin waxaad go'aansan kartaa halka aad aadayso.
Qalabkeena Raadi Dhakhtar wuxuu kaa caawinaya inaad hesho adeeg bixiyaasha ku jira shabakadda, taas oo muhiim ah inaad marwalba ka dhigto kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin inuu hooseyo. Waxaa ka mid ah arrimaha kale sida goobta iyo luuqada, lagu daray qiyaasta kharashaada gaarka ah ee loogu talo galay adeegyadda ku saleysan inta aad horey u bixisay intii lagu jirayh sanadka. Tani waxay ka caawin doontaa qiimeynta ikhtiyaaraada oo aad doorato waxaa kugu haboon adiga.
Gal mareegtaada xubin oo raadi raadi dhakhtar si aad u hesho jawaabaha inta badan ku haboon xaaladdaada.
Isbarbardhigyada kharashka
Qiyaasteena Qiimaha Daryeelka ee ku dhex jira Raadi Dhakhtar wuxuu ka caawinaya inaad go'aamiso kharashaka lagu saleyn doonoo adeega qorshaha gaarka ah ee caymiska iyo heerka kharash bixinta hadda lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo, wadaaga lacag bixinta caymiska ama wajiga caymmiska buua
Marka aad raadinayso habraacyada*, adeegyadda qaar ayaa ku tusin doonaa kala duwnaanshaha kharashka. Tusaale ahaan:
- Kharashka Bukaanka MRI ee Adeeg bixiyaha A:$785
Kharashka Bukaanka MRI ee Adeeg bixiyaha B:$1,026 - Kharashka baarista mindhiciirka bukaanka adeeg bixiyaha A: $2,046
Kharashka baarista mindhiciirka bukaanka adeeg bixiyaha B: $2,390
*Kharashka-ka-baxsan-jeebka wuxuu ku kala duwanyahay qorshaha iyo shakhsiga. Kuwani waa tusaalooyin oo kaliya
Qiyaasaha Qarashka Daryeelka
U fiirso kharashyada 1,400+ hababka iyo adeegyada caafimaadka ka hor inta aanad daryeelka helin si aad u qiyaasto kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin
- 500 habraacyo cusub ayaa lagu soo daray 2023
Ilaalinada macmiilka kale
Sharciga Aan Layabka Laheen
Markaad hesho daryeelka xaalada degdega ah ama lagu daweeyo bixiyaha aan ka qeyb aheyn shabakada ee jooga cisbitaalka gudaha ama xarunta qalliinka ambalaaska, waxa lagaa ilaaliyaa biilasha la yaabka leh ama haraaga biilka.
Hufnaanta Caymiska (TCR)
Qorshayaasha caafimaadka waxay u baahan yihiin inay shaaca ka qaadan faylasha mashiinta-akhrin karto, oo ay ku jiraanm qiiimaha shabakadda ku jirta ee la gorgortami karaan adeeg bixiyaasha, oggolaansha qiimaha (taariikhda lacag bixinta) ee ka baxsn adeeg bixiyaasha shabakadda iyo lacagtooda lagu soo dalacay.
Wada shaqaynta
Medicare Advantage iyo xubnaha Minnesota Health Care Programs ayaa si fudud u qaadan karaan macluumaadka daryeelkooda caafimaadka u dhexeeya qorshayaasha iyo shaqaalaha.