laga soo xigtay Sharciga Ka dambaysta ee Dhammaystiran ee rasmiga
Ku Taariikhaysan Nofeembar 12, 2020
Arag Sharciga Dhammeytiran ee ugu Dambeyey
"3. Shuruudaha loogu talo galay Shaacinta Dadweynaha ee Qiimaha Adeeg-bixiyaha Shabakada ku jira ee loogu talo galay Caymiska Agabyada iyo Adeegyadda Cadada La oggolayahay ee Ka baxsan Shabakadda iyo Qiimaha Macluumaadka warqada dawada ee dhakhtar qoray iyada oo marinayo Mashinta-Akrinta karta Faylashada 26 CFR 54.9815-2715A3, 29 CFR 2590.715-2715A3, and 45 CFR 147.212."
Laga soo xigay Xaanshida Xaqiiada Sharciga ugu Dambeyey
Ku taariikhaysan Oktoober 29, 2020
Arag Xaanshida Xaqiiqda Sharciga ugu Dambeyey
'Qorshaha Group health ama bixyaasha caymiska caafimaadka ee bixinya dabolka caymiska caafimaadka ee aan awoodaha-aheyn ee shakhsiga iyo kooxda suuqyada waxaa laga dhigi doonaa inay helaan dadweynaha, oo ay ku jiraan saamileyda sida macaamiisha iyo cilimi baarayaasha, shaqaalaha, iyo hormariyaasha koox-sadexaad, sadex fayl oo goobo oo mashinta-kaharinta taas oo ay ku jirto macluumaadka faafaahinta qiimaha.
• Faylka koowaad wuxuu muujinaya qiimaha gorgortanka ee loogu talo galay inuu daboolo gabyada iyo adeegyada u dhaxeya qorshaha bixiyaha iyo adeeg bixiyaasha ku jira-shabakadda. (Fiiro gaar ah: fulinta dib ayaa loo dhigay ilaa 7/1/22 sida ku xusan su'aalaha inta badan la is weydiiyo ee KU SAABSAN SHARCIGA DARYEELKA LA AWOODI KARO IYO XEERKA QAABAYNTA LA ISKU GEEYAY, 2021 HIRGELINTA QAYBTA 49 (PDF))
• Faylka labaad wuxuu muujin doonaa labada lacag bixinada taariikhada ah, qiimaha biilka, iyo adeeg bixiyaasha ka baxsan-shabakadda. Taariikhda lacag bixinta waa inay leedahay ugu yaraan labtaan gelida si loo ilaaliyo sirta macmiilka. (Fiiro gaar ah: fulinta dib ayaa loo dhigay ilaa 7/1/22 sida ku xusan su'aalaha inta badan la is weydiiyo ee KU SAABSAN SHARCIGA DARYEELKA LA AWOODI KARO IYO XEERKA QAABAYNTA LA ISKU GEEYAY, 2021 HIRGELINTA QAYBTA 49 (PDF))
• Faylka sadexaad wuxuu faafaahin doonaa qiimaha laga gorgortamay ee ku jira shabakadda iyo qiimaha taariikhiga ah ee qorshaha daboolay dhammaan dawooyinka dhakhtar qoray ama bixiyaha heerka deegaanka farmashiye. (Fiiro gaar ah: sugitaanka dib loo dhigay ee sharci samaynta dheeraadka ah, sida ku xusan su'aalaha inta badan la is weydiiyo ee KU SAABSAN SHARCIGA DARYEELKA LA AWOODI KARO IYO XEERKA QAABAYNTA LA ISKU GEEYAY, 2021 HIRGELINTA QAYBTA 49 (PDF))
Qorshayaasha iyo bixiyaasha waxay soo bandhigi doonaan xoga faylashaan uu jira qaabka caadi ah waxayna bixin doonaa cubooneysiinta bilaha ah. Xogtan waxay bixin doontaa loogu talo galay daraasaddo cilmi baaris oo faafaahsan, falanqaynta xogta, iyo bixinta hormariyaasha koox-sadexaad iyo awoodaa curinta farsmo si loo qeybta gaarka ah xalalka si gacan looga gaysto is barbardhiga qiimaha dheeraad ah iyo macaamiisha suuqa daryeelka caafimaadka. Faylashan waxaa laga rabaa in dadweyna looga dhigo qorshayaal loogu talo galay sano kuwaas oo bilaamaya ka hor ama kadib jaanayo 1, 2022."