Waxtarka gunnada ee Darka-dushiisa
Waxaan naga go'an inaan kaa caawinno sidii aad hab-nololeed fayoobi leh ugu noolaan lahayd oo aad tayada noloshaada u kordhin lahayd.
Dhex gal ama isu diiwaan geli xisaabtaada waxtarka.
Medicare Advantage, Group Medicare Advantage,
Platinum BlueSM iyo xubnaha Kooxda Platinum Blue
Tafatirka waxtarka Darka-Dushiisa (OTC)
Faa'iidadan waxay ku siin doontaa gunno sadex bille ah si aad u dalbato daawooyinka uu dhakhtarka qorin iyo walxaha la xiriira-caafimaadka. Daawooyinka (OTC) waa daawooyin la aaminsan yahay inay ku jiraan safka hore ee difaaca daaweynta xanuunada fudud, waxay yareynayaan booqashooyinka dhakhtarka iyo waxayna kuu badbaadinaysa lacag.
Waxtarkaan OTC waxaa laga helayaa qorshe-yaasha soo socda ee Blue Shield ee Medicare-ka Minnesota:
- Medicare Advantage (PPO)
- Group Medicare Advantage (PPO)
- Platinum Blue (Cost)
- Group Platinum Blue (Cost)
Ma jirto lacag caymis oo dheeri ah oo lagu dallacaayo kuwa haysta waxtarka OTC oo uu ku jiro qorshaha caafimaad-kooda. Waxtarradaan OTC ee lagu daray qorshe ahaan way ka la duwanaan doonaan, haddaba hubi inaad u dul marto Caddaynta Daboolitaan-kaaga (EOC) daboolitaanka waxtarka iyo tafatirrada muhimka.
Ilaha waxtarka
Wixii ah Medicare Advantage, Group Medicare Advantage, Platinum Blue iyo xubnaha Group Platinum Blue
Samee koonto
Waxaad u heshaa tilmaamaha tafatiran sidii aad ugu samaysan lahayd koonto onlaynka.
Qodobbada u-qalmashadu waxay diyaar u yihiin sidii aad u eegi lahayd ee aad ugu dooran lahayd xisaabtaada. You can also view offered items in the over-the-counter item catalog.
Su'aalaha soo noqnoqda
Waxaad u heshaa jawaabo su'aalaha aalaa la isku weyddiiyo ee ku saabsan waxtarkaaga OTC FAQ-yaga.
Eeg su'aalaha badanaa la is weyddiiyo
Caawi oo kaalmee
Haddii aad caawimo u baahan tahay ama aad qabto su'aalo ku saabsan waxtarkaaga OTC, ama aad jeceshahay inaad isku diiwaan geliso taleefanka, waxaad ka wici kartaa OTC Health Solutions:
1-888-628-2770 (TTY: 711)
8 a.m. ilaa 10 p.m. Waqtiga Bartamaha
Isniin ilaa Jimce
Xubnaha Medicare Advantage Freedom BlueSMDiiwaan-gelinta iyo dalabka
Hel faafaaninada tilmaamaha sida loo helo marinka iyo jiheynta My Benefits Center, sida onlaynka dukaameysiga sida loo maaraynayo Kaarkaaga Visa ee ku jira My Benefits Center.
Raadi ka qeybaglista tafaariiqada ka dukaamaysiga dukaanka kugu dhaw You can also view offered items in the over-the-counter item catalog.
Su'aalaha soo noqnoqda
Waxaad u heshaa jawaabo su'aalaha aalaa la isku weyddiiyo ee ku saabsan waxtarkaaga OTC FAQ-yaga.
Eeg su'aalaha badanaa la is weyddiiyo
Caawi oo kaalmee
Haddii aad u baahan tahay caawin ama aad qabto su'aalo ku saabsan faa'iidada OTc, ama kaarka flex, you waxaad ugu wici kartaa xalalka caafimaadka OTC:
1-855-788-3466 (TTY: 711)
8 a.m. ilaa 10 p.m. Waqtiga Bartamaha
Isniin ilaa Jimce