Shabakadaha qorshayaasha shakhsiga iyo qoyska

Shakhsi walba io qorshaha qoyska wuxuu ku shaqaynaya shabakadda adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka.

Sideey mashruucyadu u shaqeeyaan?

Qorshaha caafimaadka wuxuu la shaqeeyaa - koox dhakhaatiir ah, rugaha caafimaadka, isbitaallada iyo bixiyeyaasha kale ee daryeelka caafimaadka oo aad ku arki karto qiimo jaban. Si aad ugu adeega ugu caymiska badan ee daryeelka caafimaadka, waxaad u baahan tahay booqashada adeeg bixiyaasha daryeelka caafimaadka ee jira shabakadaada.

Qorsheyaal kala duwani waxay la shaqeeyaan mashruucyo kala duwan. Bixiyeyaal gaar ah oo keliya ayaa ka qaybqaata mashruuca qorshe kasta. Bixiyeyaasha qaarkood kuma jiraan mashruuca qorshe, oo bixiyayaasha hal mashruuc ku jiraan waxa laga yaabaa inaanay ku jirin mashruuc kale. Haddii aad booqato bixiye ama meel aan ku jirin mashruuca qorshahaaga, waxaad bixin doontaa wax badan oo ku saabsan daryeelkaaga, kharashyadani kuma xisaabi doonaan qaybsigaaga kharashka mashruuca (tusaale, mashruucaaga lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo xadiga lacagta jeebka laga bixinayo).

Hubi inaad ogaato haddii dhakhtarkaagu ku jiro mashruuca qorshahaaga. Waxaad isticmaali kartaa aalada Raadi Dhakhtar si aad uga raadiso bixiyeyaasha mashruucyo kala duwan.

RAADI DHAKHTAR

Qorshayaasha shaqsiga iyo kuwa qoyska

Qorshe kastaa wuxuu la shaqeeyaa mashruuc u gaar ah. Waxaad wax ka ogaan kartaa qorshayaasha oo waxaad ka raadin kartaa mashruucooda halkan.

Qorshaha Blue Plus® Metro MN wuxuu la shaqeeyaa mashruuca Blue Plus Metro MN.

Qorshaha Blue Plus® Koonfur-bari MN wuxuu la shaqeeyaa mashruuca Blue Plus Koonfur-bari MN.

Qorshaha Blue Plus® Minnesota Value waxa uu la shaqeeyaa mashruuca Blue Plus Minnesota Value

Wax badan oo ku saabsan shabakadaha

Waa maxay shabakad?

Wax ka baro shabakadaha Medicare

Adeeg bixiye walba waa qandarasle madax-banaan mana ahan wakiilkeena.