2025 Qorshaha caafimaadka ee Blue Plus Metro MN

Blue Plus® waxay ku siisaa shakhsi ahaaneed, isku xirida xuquuqdaada daryeelka caafimaadka bulshadaada.

Isdiiwaangelinta Nofembar 1 - Desember 18, 2024 wixii qorshayaal waxay bilaabanayaan Janaayo 1, 2025

Isdiiwaangelinta Desembar 19 - Janaayo 2024, 15 wixii qorshayaal waxay bilaabanayaan Feebarayo 2025, 12025

Qariirada ismaamulka MN ee BluePlus

Blue Plus Metro MN ayaa laga heli karaa degmooyinkan Minnesota:

Anoka

Brown

Carver

Chisago

Dakota

Hennepin

Isanti

Kanabec

McLeod

Nicollet

Ramsey

Scott

Sherburne

Sibley

Washington

Wright

Waa inaad ku nooshahay gudaha Blue Plus Metro MN si aad isku qorto oo aad u sii wadato mid ka mid ah qorshayaashan.

Ku dar caymis si aad u ilaaliso caafimaadkaaga guud

Way fududahay in lagu daro caymiska ilkaha, aragga ama caymiska safarka caalamiga ah wakhti kasta.

Qorshayaasha Ilkaha ee Blue Cross

Qorshayaasha araga ee Blue Cross

Caymiska safarka caalamiga ah

In badan oo ka mid ah shaqaalaha daryeelka caafimaadka ee tayada-sare

Shabakadda Blue Plus Metro MN waxay leedahay nidaam caafimaad oo heersare ah oo ku salaysan qanacsanaanta bukaanka iyo tayada daryeelka waxaana ku jira gelitaanka dhammaan cusbitaallada iyo rugaha caafimaadka Allina iyo bixiyeyaasha kale.

Ku jir shabakada oo kaydi kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin way yaraan doontaa marka dhakhtarkaaga, rugta caafimaadka iyo isbitaalkaaga ay ku jiraan shabakadaada.

Blue Plus Metro MN Network waxaa ka mid ah:*

  • 29 isbitaalada
  • 5,602 daryeelka bixiyayaasha aasaasiga ah
  • 22,185 daryeelka bixiyayaasha khaaska ah

Bixiyeyaasha muhiimka ah ee mashruuca ku jira:

  • Isbitaalka Abbott Northwestern
  • Children’s Minnesota
  • Adeegyada Caafimaadka Gobolka Glencoe
  • Isbitaalka Mercy
  • Xarunta Caafimaadka ee Ridgeview
  • Xarunta Caafimaadka ee St. Francis

Dooro heerkaaga caymiska iyo qaybsiga kharashka

Waxaan bixinaa saddex heer oo caymis ah iyo dariiqooyin lagu bixiyo daryeelka. Mid kastaa wuxuu bixiyaa qaddar kala duwan oo ku saabsan caymiska caafimaadka iyo daawooyinka lagu qoray. Qorshaha saxda ah wuxuu ku xiran yahay inta jeer ee aad booqato dhakhtarka ama farmashiyaha, inta aad rabto inaad bixiso marka aad hesho daryeel, iyo inta aad rabto inaad bixiso ka hor inta uusan qorshahaaga caafimaad bilaabin inuu bixiyo. 

Bronze

  • Hoos u dig khidmada caymiska 
  • Kor u qaad lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo 
  • Koontada Keydka Caafimaadka (KKC) qorshooyinka lala jaan qaadi kara ee la heli karo**

Doorasho wanaagsan haddiiaad inta badan aadin dhakhtarka ama farmashiyaha.

Silver

  • Isu-dheellitirka khidmada caymiska iyo lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ee bil kasta 
  • Qorshayaasha isla jaan qaada qorshayaasha KKC**

Doorasho wanaagsan haddii aanad hubin inta jeer ee aad aadi doonto dhakhtarka ama farmashiye

Gold

  • Kor u qaad khidmada caymiska ee bil kasta 
  • Hoos u dig lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo

Doorasho wanaagsan haddiiaad u tagto dhakhtarka ama farmashiye si joogto ah

Caymiska daawada dhakhtarka uu qoray

Mashruuca farmashiyaha

Qorshahaaga waxa ku jira caymiska dawooyinka laguu qoray ee laga buuxiyey farmashiyeShabakadda Farmashiyaha Aasaasiga ah.

Ka raadi shabakada farmashiye

Liiska dawooyinka la caymiyay

Dawooyinka ku jira liiska daawada BasicRx waxaa daboolay qorshahan.

Arag liiska dawooyinka la caymiyay BasicRx

Barnaamijyada caafimaadka iyo ladnaan

La taliyaha Blue Care SM

Isku xir wax walba oo aad baahan tahay inaad si fudud maareyso daryeelka caafimaadka. Helida macluumaadka qorshaha shakhsiga, ilaha iyo onlaynka qalabyadda ama adiga soo degsanaya app-ka La taliyaha Blue Care adiga oo kala soo degaya app store.

Daryeelka khadka

Ka arag dhakhtarka telefoonkaaga casriga ah, tablet-ka, ama kumbuyuuter leh Doctor On Demand.® Guddiga dhakhatiirta xaqiisan, dhakhtarka dhimirka iyo kuwa maskaxda daawada kuwaas oo leh xaaladdaha isku mid ah ee badan.

Taageerada hab nololeedka caafimaadka onalynka ee Omada

Omada waxay gaar u tahay inay caawiso inaad gaarto yoolalkaaga caafimaadka -haddii ay tahay inaad miisaanka iska dhinato, hesho tamar, ama kor u qaadida caafimaadkaaga guud.

Daaweynta caafimaadka habdhaqanka ee khadka tooska ah

Ma ka walacsan tahay wax ku saabsan isticmaalka maandoriyaha, walaca, walbahaarka, hurdo la'aanta, niyad-jabka ama adkeysiga? Baro Barnaamijka Tooska ah ee online-ka kaas oo marwalba laga helayo si uu kaga caawiyo shaqada.

Joojinta tubaakada iyo khadka taageerada ee uumiga

Hagitaanka shakhsi ahaaneed ee horumarinta qorshaha joojinta iyo taageerada joogtada ah ee a Tababaraha fayoqabka.

Suuqa dhimista fayoqabka

Soo iibso badeecadaha iyo adeegyada caafimaadkaaga kaabaya oo ka hel qiimo dhimis Blue365 ®