Daryeelka jinsiga iyo guudmarka caymiska

Blue Cross waxaa ka go'an in loo siman yahay heerarka daryeelka iyo caymiska caafimaadka ee transgender iyo dadka aan binary ahayn

U heellan daryeel iyo helitaan siman

calanka sharafta transgender

Dadka oo dhami waa inay helaan fursad siman oo ay si joogto ah ugu noolaadaan aqoonsigooda jinsi. Taasi waa sababta aan u go'aansanay inaan taageerno kuwa transgender-ka ah iyo shakhsiyaadka aan binary ahayn, qoysaskooda iyo loo-shaqeeyayaashooda. 

Tani waa iskaashi. Waxaan aqoonsanahay dadka jinsiyada u kala gudba iyo dadka aan ahayn lab ama dhedig inay yihiin mid ka mid ah kooxaha badan ee la fuquuqo kuwaas oo la kulma daryeel iyo adeeg aan cadaalad aheyn oo ka dhex jira nidaamka daryeelka caafimaadka. Waxaan rabnaa inaan bedelno taas.

Waxaan la shaqeyneynaa saaxiibadayada transgender iyo xubnaha waxaana rabnaa inaan la soconno iyaga, iyo adiga, iyada oo loo marayo daryeelka caafimaadka iyo nidaamyada caymiska si aan u rajayno inaan uga dhigno ku hagidda iyaga si aad ugu sahlan kuwa kale mustaqbalka. Haddii aad qabto su'aaloku saabsan ee la xiriira-daryeelka jinsiga, waxaan kugu dhiiragelineynaa inaad la xiriirto wax ku saabsan Kooxda Adeegyadda Jinsiga. Waxaan halkaan u joognaa inaan ku dhagaysano, kula hadalno, iyo ku siino taageero walba oo aad u baahato.

Hubi caymiska daryeelka xaqiijinta jinsiga

Daboolista nidaam kasta oo caafimaad, oo ay ku jiraan hababka xaqiijinta jinsiga, way ku kala duwan yihiin qorshaha caafimaadka. Waa muhiim in la fahmo waxaa u daboolayo qorshaha caafimaadka gaarka ah iyo waxaa ay yihiin dookhyada daawaynta, sida adeeg bixiyaasha ka baxsan shabakadda ama adeegyada aan la daboolin, ayaa keeni karaa kharashaad badan oo gaar ah. Meesha ugu horraysa ee ay tahay inaad eegto waa buug-yarahaaga waxtarka.

Soo hel buug-yarahaaga faa'iidada

  • Talaabada 1:   Gal bogga xubinta  (loo shaqeeyaha, qofka iyo qorshayaasha qoyska)
    Minnesota Health Care Programsgal akoonkaaga
  • Talaabada 2 Dooro "Coverage" oo soo deji buug-yarahaaga faa'iidada
  • Tallaabada 3: Raadi shayada sida "Daryeelka iyo Adeegyada Xaqiijinta Jinsiga" iyo/ama "Dysphoria Jinsiga"

Iyadoo jinsi beddelka ama dadka aan binary ahayn aynsan ahayn cillad maskaxeed, dysphoria dheddiggu waxa loola jeedaa murugada ka iman karta dareenka iska soo horjeeda ee u dhexeeya qofka khibradda leh ama la muujiyay iyo jinsiga loo qoondeeyey. Qorshayaasha badankood waxaa ku jira nooc ka mid ah taageerada caafimaadka dhimirka. 

Haddii aadan heli karin macluumaadka aad raadineyso, wac Kooxda Adeegyada Jinsiga866-694-9361 toll-free ama wac lambarka adeegga macmiilka ee ku qoran qeybta dambe ee kaarkaaga kaarka aqoonsiga ee xubinta. 

Xaaladaha qaarkood, kooxaha loo-shaqeeyayaasha waxay doortaan inaysan daboolin daryeelka iyo adeegyada xaqiijinta jinsiga ee la xiriira kala-guurka. Haddii taasi run u tahay qorshahaaga, waxaad awoodi doontaa inaad xogtaas ka hesho qaybta ka-reebitaanka guud ee buug-yarahaaga dheefta. Haddii aadan heli karin buug-yarahaaga waxtarka, fadlan wac lambarka adeegga macaamiisha ee kaadhkaaga aqoonsiga xubinta si aad kaalmo u hesho. 

Hel daryeelka saxda ah

Ugu dambeyntii, waxaad arki kartaa dhakhtar kasta oo aad rabto. Laakin bixiyayaasha shabakada kujira waa kuwo la awoodi karo. Haddii aad doorato inaad aragto bixiyeyaasha aan ku jirin shabakada qorshahaaga, waxay u badan tahay inaad bixiso wax ka badan ama dhammaan daryeelkaas. 

Waxaad ka heli kartaa magaca shabakadaada adiga oo galaya bogga xubinta oo adeegso aaladayada raadi dhakhtar si aad u xaqiijiso bixiyayaasha loo aqoonsan yahay inay"shabakada ku jiraan" adiga. 

Kooxdeena Adeegyada Jinsiga ayaa sidoo kale la helaya si kaga caawiyaan inaad hesho raadi dhakhtar oo kugu xiraya adeegyadda bixiyaasha kuwaas oo khirbad u leh daryeelka jinsiga. 

Wax badan ka baro mashruucaha

Sidee ayay ku caawin karaan Kooxdeedna Adeegyada Jinsiga

Shakhsiyaadka jinsi beddelka ah, qoysaskooda iyo loo-shaqeeyayaashooda waa lagu soo dhaweynayaa inay la xiriiraan la-taliyahayada Adeegyada Jinsiga, kaas oo laftiisa transgender ah. Dhammaan wada shakeysiyada waa qarsoodi iyo ansixin. 

  • Waxaan kaa caawin karnaa ka jawaabista su'aalaha daryeelka la xiriira jinsiga.

In kasta oo aynaan bixin karin talo caafimaad oo gaar ah, waxaan ku caawin karnaa sharraxaadda ikhtiyaarrada daryeelka caadiga ah ee la xidhiidha jinsiga sida daaweynta hoormoonka, xannibaadaha baaluqnimada, adeegyada caafimaadka habdhaqanka ee caddaynta jinsiga, qalliinka sare iyo hoose, timaha ka saarista iyo wax ka badan. Na weydii wax kasta oo maskaxdaada ku jira, waxaanan ku dadaali doonaa inaan ka jawaabno su'aalahaaga oo aan ku siinno macluumaad dheeraad ah. 

  • Waxaan kaa caawin karnaa inaad kugu xirno faa'iidooyinka qorshaha caafimaadka.

Dhammaan qorshooyinka caymiska caafimaadka waxaa ku jira faa'iidooyin badan, sida caymiska daryeelka ka hortagga, taageerada caafimaadka dhimirka, maaraynta cudurrada daba-dheeraada iyo wax ka badan. Waxaan kaa caawin karnaa inaad go'aamiso waxa qorshahaagu bixiyo waxaanan ku hagi karnaa ilo dheeraad ah oo taageeraya caafimaadkaaga oo dhan. Waxaan sidoo kale kaa caawin karnaa inaad fahamto caymiskaaga timaha ka-saarida jinsiga iyo sida loo gudbiyo cabashooyinka.

  • Waxaan kaa caawin karnaa inaan sharaxno caymiska caafimaadka iyo caymiskaaga.

Waxaan ku dadaali doonaa inaan ku hagno waxaanan kaa caawin karnaa dib u eegista macluumaadka qorshahaaga si aan u go'aamino caymiskaaga, kharashyada suurtagalka ah iyo fursadaha ugu wanaagsan ee shabakada dhexdeeda. Marka ay ku haboon tahay, Kooxdeena Adeegyadda Jinsiga ayaa laga ay soo jiidaan wakiilka adeegga macmiilka Blue Cross si ay kaga caawiyaan jawaabta caymiska iyo su'aalaha sheegashooyin. 

  • Waxaan kaa caawin karnaa inaad ku socoto nidaamka daryeelka caafimaadka.

Waxaan kaa caawin karnaa inaad hesho takhaatiir iyo daaweeyayaal khibrad u leh u adeegida bukaanada aan waafaqsanayn jinsiga, dib u eegis doorashooyinkaaga daryeelka guud iyo guud ahaan cilad bixinta wixii dhibaato ah ee aad la kulmi karto. Noo tixgeli dukaankaaga bixiya adeegyada badan ee socdaalka daryeelka caafimaadka si aad u gaadho go'aamada daryeelkaaga jinsiga.

Baro wax badan oo kusaabsan hindisaha daryeelka iyo adeegyada ee Blue Cross

Hel taageero dheeraad ah

Haddii aad fiirisay buug yarahaaga faa'iidada oo aad akhrisay qeybteena su'aalaha inta badan la is weydiiyo oo aad weli qabto su'aalaha caymiska - ama aad rabto inaad ka hadasho waxaad heshay iyo tallaabooyinka xigta - Kooxdeena Adeegyadeena Jinsiga ee u Go'an waa il muhiim ah.

Wac866-694-9361 khadka bilaashka ama iimaylka gender.services@bluecrossmn.com

Waxaad sidoo kale wici kartaa lambarka adeegga macaamiilka ee ku yaal dhabarka kaarkaaga aqoonsiga si aad u hesho su'aalo qorshe-gaar ah, oo na weydiiso inaan cusbooneysiinno diiwaanka Blue Cross oo wata calaamadeeyaha jinsiga ee aad rabto.

Si kale ma kuu caawin karnaa? Fadlan nala soo socodsii. Waxaa naga go'an inaan horumarino nidaamyada iyo adeegyadayada si dhammaan xubnaha loogu adeego si wanaagsan oo sinnaan ah. 

Su'aalaha soo noqnoqda

Waa maxay waxaa uu daboolay caymiskeyga oo ku saabsan daryeelka xaqiijinta jinsiga? 

Waxaan u baahanahay Aqoonsiga Xubina iyo lambarka kooxda si loo fiiriyo faa'iidaada buuga si loo arko haddii daryeelka xoojinta jinsiga la daboolay ama haddii adeegyada xoojinaya jinsi gaar ah lagu soo daray adeegyadda. Fadlan la xiriir adeegga macmiilka (lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarkaaga caymiska) ama kooxdeena daryeelka jinsi wixii macluumaad ah.

Maxaa dhacaya haddii aan heysanin caymisa, caymiska badroonigeyga ma bixiyo caymiska, ama adeegyada aan rabo inaan daboolo? 

Waxaa lagu soo daray badeecada caymiska gaarka ah, iyo qofka go'aan gaaraha noqonaya, waxay ku xiran tahay sida aad u hesho caymiskaaga. Waxaad mar walba la xiriir karta kooxda adeegyada jinsiga si aad u barato wax ku saabsan qorshaha gaarka ah iyo waxa ay yihiin ikhtiyaaradda daryeelka.

Ma jiraan qorshayaasha shakhsiga ah ee diyaarka u ah iibsashada? 

Waxaa jiro qorshayaal badan oo lagu iibsanayo qorshaha shakhsiga midkooda sida caymiskaaga koowaad ama xeerka kaabida badrooniga. Waxaan kugula talinayna inaad u hubiso u qalmista adeegyada ka hor inta aad iibsanin. Wixii ah macluumaadka xiriirka iyo faafaahinada dheeraadka ah ee ku saabsan iibashada qorshaha booqo bluecrossmn.com/contact soo u deg qeybta "Iibso Qorshe'.

Ma u baahanay inaan 18 sano jir ah si aan u yeesho caymis si aan u daboolo qaliinada xaqiijinta jinsiga? 

Wixii ah qorshayaa lagu isticmaalayo Xeerka Xaqiijinta Jinsiga ee Blue Cross, xadida da'da ama shuruudaha waxaa lagu sheegi doonaa xeerka dhexdiisa. 

Waa maxay timo ka saarista adeeg bixiyaha aan aadi karo? Sidee ayaan ku helaya timo ka saarista haddii ganacisga uu aqabalayin caymiska? 

Haddii adeeg bixiyaasha caymiska ee loogu talo galay daryeelka xaqiijinta jinsiga, iyo haddii adeeg bixiyaasha uu qandaras la galo Blue Cross, waxay soo gudbin doonaan sheegashooyinka iyaga oo wakiil ka ah adiga. Si kasta ahaate, haddii adeeg bixiyaha uu qandaras nala galaynin, waxaad ka heli kartaa adeegyada tin bixinta adeeg bixiyaha dookhaaga laakiin waa inaad horey bixisa lacaga adeega, kadib soo gudbi sheegooyinka si lagugu soo celiyo lacagta. Fadlan la xiriir gender.services@bluecrossmn.com wixii ah caawinta soo gubinta sheegashooyinkan.

Adeeg bixiyaha bixinaya tinta ma loo tixgelin doonaa inuu ku jiro shirkadda ama uu ka baxsan shirkadda? 

Haddii qorshahaaga uu siinayo caymiska loogu talo galay daryeelka xaqiijinaya jinsiga, waxaa loo tixgelin doonaa inay ku jiraan shirkadda.

Ma u baahan warqadda adeeg bixiyaha caafimaadka dhimir ee loogu talo galay hormanaya/HRT? 

Tani waxay ku xiran tahay qorshaha caafimaadka gaarka ah iyo daawada loo qoray. Fadlan wac lambarka ku qoran qeybta dambe caymiska kaarkaaga iyo/ama adeegga macmiilka si loo xaqiijiyo faa'iidooyinka iyo shuruudaha caymiska

Sidee ayaan u soo gudbinaya sheegashooyinka tin ka bixinta ee loogu talo lacag celinta? 

Fadlan la xiriir gender.services@bluecrossmn.com haddii aad u baahan in laga soo gubinta sheegashada tin bixinta.

Waa maxay habraaca lagu helayo warqada(daha) taageerada?

Tallaabooyinka:

  1. Raadi adeeg bixiyaha caafimaadka dhimirka haddii aan horey u heysanin mid. Hadii aad u baahan tahay caawin, la xiriir Kooxdeena Adeegyadda Jinsiga.
  2. Raadi adeeg bixiyaha labaad ee caafimaadka dhimirka HADDII caloosha laga qalayo. Adeeg bixiyaha labaad waa inuu noqdda Shaqaalaha Caafimaadka Dhimirka kaas oo aan la laheyn wax xiriir ah laakiin kaas oo bixin kara qiimeyn.
  3. Nuqul u daabaco ama imayl xeerka caafiimaadka adeeg bixiyaha caafimaadkaaga dhimirka oo weydii inay ku qoraan wax ka hadlaysa dhammaan shuruudaha loo baahan yahay ee ku xoran xeerka caafimaadka
  4. Raadi adeeg bixiye aad daremayso inuu ku fiican yahay qaliinkaaga. Haddii aad u baahan tahay caawin ama aad qabto su'aalo ku saabsan ikhtiyaaarada adeeg bixiyaha, la xiriir Kooxdeena Adeegyadda Jinsiga.
  5. U dir warqaddaada (ddaada) adeeg bixiyahaaga (yaashada).
  6. Adeeeg bixiyaaha(yaashada) ayaa warqaddaadaa(ddahaaga) u soo diri doonaa Blue Cross Blue Shield of Minnesota macluumaadka caafimaadka marka ay soo gudbinayan codsiga oggolaanshaha hore ee qaliinkaaga.

Yaa ii qori karaa warqadda taageerada aniga? Qofka/nooca adeegyada adeeg bixiyaha u qalma xeerka caafimaadka

Adeeg bixiyaasha buuxiya shuruudaha Waaxda Adeegyaa Bulshada ee Minnesota (MDH)ee loogu talo shaqaalaha caafimaadka dhimirka ayaa qori kara warqaddan. MDH waxay leedahay labada qeyb.

Qaynuunka Minnesota §245.4871 Kaabida.26 26aa Xirfadalaha Shaqaalaha Caafimaadka Dhimirka wuxuu ugu yaraan heysta shahaadda heerka koowaad ee caafimaadka dabeecadda ama wuxuu la soo shaqayay shakshsiyaad qaba xaaladdaha caafimaadka dhimirka ugu 4,000 saacadood IYO wuxuu helaya kormeerida daawaynta.

Qaynuunka Minnesota §245.4871 Kaabida.27 waa Shaqaale Caafimaadka Dhimirka kaas oo si madaxbanaan u shatiyeysan. Kuwani waxaa ka mid ah dhimirka, kalkaaliyaal u diiwaangashan takhassuska caafimaadka dhimirka, shaqaalaha bulshada, dhakhtarka dhimirka, la taliyaal ama guur ama dhakhtarka jirka ee qoyska. Dukumentiyada caadiga ah (warqadaha) la xiriira Shaqaalaha Caafimaadka Dhimirka ee Minnesota waa LICW, LMFT, LPCC, LP, MD, PMHNP iyo FNP.

Adeeg bixiyaha caafimaadka dhimirka ma baahan yahay inuu heysto warqadd si gaar ah loo qoro magacgood si ugu soo qoro aniga warqad caafimaad oo darruuri ah? 

Fadlan kor fiiri.

Yaan u diraya warqdda adeeg bixiyaha caafimaadka dhimirka (warqadda taageerada), marka la helo? 

Nuqul ku heyso diiwaanadaada. Haddii tani loogu talo galay adeegyada tin bixinta oo kaliya, fadlan warqadd ku dir iimaylkan gender.services@bluecrossmn.com. Haddii tani loogu talo galay qaliinkan, fadlan iimayl ku dir/si warqadda xafiiska dhakhtarkaaga qaliinka, kaas oo warqadda (ddaha) u diri doonaa Blue Cross oo leh warqadda Oggolaanshaha Hore.

Waa maxay nooca dukumentiyada ii laga rabo inaan ku daboolo daryeelka xaqiijinta-jinsiga ama adeega(yadda)? 

Waxaad u baahan tahay warqad ka socoto adeeg bixiyaha caafimaadka kaas oo ku qoran yahay ciwaanka iyo xaqiijinta shuruudaha lagu qoray xeerka caafimaadka u bahaan inay buuxiyaan shuruudda adeega

Haddii aad rabto in hoose laga qalo, waxaad u baahan doontaa labo warqadd:hal ka socota adeeg bixiyahaaga caafimaadka dhimirka iyo tan labaad shaqaalaha caafimaadka dhimirka kaas oo aan la laheyn wax xiriir hadda laakiin bixiyay oo kaliya qiimeyn.

Sidee ayaan ugu qalma qaliinka codka? Waxaan u baahanay warqad ka socotada dhakhtarka daawaynaya hadalkeyga (waxaa la socda adeeg bixiyahayga caafimaad dhimirka) 

Haddii qorshahaaga uu bixiyo caymiska loogu talo daryeelka xaqiijinta jinsiga, caafimaadka lagama marmaanka ah waa in la cadeya. Waxaad u baahan doontaa inaad soo mariso warqadd ka socotoaa dhakhtarka daawaynaya hadalkaaga (haalkas muujin doonaa dawaynta hadalka in lagu dayey oo lagu guuldareystay, qaliinkaaga wuxuu ku siin doonaa faa'iidooyinka dheeraad ah iyo adeeg bixiyahaaga caafimaadka dhimirka.

Sidee dhakhtarkeyga, ama adeeg bixiyaasha kale, ay warqadda uga helayaan adeeg bixiyaasha caafimaadka dhimirka ku saabsan caafimaadka lagama marmaanka ah? 

Waxaad u baahan doontaa inaad bixiso koobi warqadda ah boosto ahaan, iimayl ahaan ama shakhsi ahaan. Fadlan weydii xafiiska dhakhtarkaaga sida ay jeceyl yihiin inay ku helaan warqadda.

Halkee ayaan ka helaya magaca ama jinsiga ku qoran faylka caymiskeyga?

Tani waxay ku xiran tahay qorshahaaga marka fadlan kala xiriir kooxdeena gender.services@bluecrossmn.com ama (866)a (866) 694-9361 wixii ah jawaab shakhsiyaddeed.

Wxaan heysta BluePlus/Medicaid. Ma ii caawin kartaa aniga?

Haa, waxaan leenahay xubin koox ay ka go'an tahay kuwaas oo la shaqaya xubnaha Minnesota Health Care Programs (Medicaid). Fadlan iimayl u dir  gender.services@bluecrossmn.com ama(866) 694-9361 oo bixi magacaaga, magaca ku qoran kaarkaaga caymiska caafimaadka xubin ID, taariikhda dhalashada waxaa ay tahay caawinta aad u baahan tahay.

Halkee ayaan kala helaya adeeg bixiyaha saaxiib la ah labeebka?

Waxaan ka caawin karnaa inaad hesho dadka labeenka ama adeeg bixiyaha ku haboon dadka aan dheddig ama lab mikood laheyn. Iimayl noogu soo dir gender.services@bluecrossmn.com ama wac (866) 694-9361.

Qorshayaasha Minnesota Health Care Programs (Medicaid) ma waxaa bixiyo isticmaalka Blue Cross eeXeerka DHS ama xeerka BCBSMN ee loogu talo daryeelka xaqiijinta jinsiga?

Haddii aad leedahay Minnesota Health Care Programs iyada oo loo marayo xeerka Blue Cross, kadibna xeerka the BCBSMN taas oo ku dabaqan qorshaha Medicaid. 

Maxaa dhacayo haddii aan rabo inaan u safaro adeeg bixiye ka baxsan gobolka? Caymiskeyga ma bixinaya kharashaadka safarka?

Tani waxay ku xiran tahay qorshahaaga marka fadlan la xiriir kooxdeenagender.services@bluecrossmn.com or (866) 694-9361 wixii ah jawaab shakhsiyaddeed.

Ma u baahanahay inaan nodo hormaan gaar ah waqti u go'aan si ugu qalmo qaliin? 

jawaabta su'aan waxay ku xiran tahay qorshahaaga, marka fadlan ka hoos ka akhri jawaabta la xiriirta qorshahaaga.

  • Qorshayaasha loo isticmaalo BCBSMN Xeerka Daryeelka Xaqiijinta Jinsiga: Daawaynta Hormonka ma loo baahna qaar ka mid ah qaliinkada waxaa lagu talinaya inta lagu jiro muddooyinka 12 bilood kuwa kale (sida ku haboon yoolalka jinsigaaga). Tani waxaa kamid ah Qorshayaasha Advantage ee Medicare
  • Medicare: Waa kan an mqaal xooga macluumaadka su'aashan. Si kastaba ahaate, waxaan kula talinaya inaad la xiriirta Medicare wixii jawaabta su'aashan ah.
  • Xubin Qorshayaasha Shaqaalaha Federaalka (FEP) - waa inuu buuxiya shuruudaha soo socda:
    • Bilood ah12 ku sii noolaanshaha, waqtiga-buuxa, nolosha dhabta ah waayo araganimada jinsiga la rabo (oo ay ku jirto goobta shaqada, qoyska , bulshada iyo hawlaha bulshada)
    • 12 bilood waxaa soconaya daawaynta hormanada ku haboon aqoonsiga xubinta taranka jinsiga (ama loo baahna qaliinka naaska)

Gal Xubin

Arag caymiska, sheegashooyinka, macluumaadka koontada iyo waxbadan.

sinaanta caafimaadka iyo jinsiyada

Saamaynta cunsuriyada habaysan ayaa dhaawac xun u geystay caafimaadka dawlad-goboleedkayaga. Waa anaga in aan hagaajino. Wax ka baro sinaanta caafimaadka

 


 

Daawo sinaanta caafimaadka oo firfircoon

Barnaamijyada Caafimaadka

Diirada saarista caafimaadkaaga ayaa ku fudud markaad haysato qalabka saxda ah iyo taageerada. Eeg sida aan u caawin karno.

Eeg dhammaan barnaamijyada caafimaadka

Daryeelka ka hortagga

Daryeelka ka hortagga ayaa muhiim u ah qof kasta. Jinsiga, da'da, qoyska iyo taariikhda caafimaadka badanaa waa arrimo. 

Baadh talooyinka