Hordhac kaabe ah

Foomka isdiiwaangelinta khadka tooska ah


Ma u baahan tahay caawin>

  • Macluumaadkan waxaa loo heli karaa siyaabo kale dadka naafada ah ama cidds u baahan in loo turjumo luqad kale iyagoo wacaya 1-800-531-6685 (toll free). Wixii TTY ah, wac 711.
  • Ma u baahan tahay in laga caawiyo doorshada qorshaha ama buuxinta codsig?
    • Wixii ah caawinta shakhsi-ahaan: Booqo bluecrossmn.com/advisors si aad ugu xiranto La Taliyah Blue Cross
    • Haddii aad la shaqaynayso wakiika caymiska/wax soosaarka la xiriir wakiilkaaga wixii ah caawin ama wac 1-800-531-6685 iyo wakiilka Blue Cross ayaa ku farxi doonaa inuu ku caawiyo. Saacadaha: 8 a.m. ilaa 6 p.m. Waqtiga Dhexe, Isniin ilaa Jimco.

Yaa isku qori kara alaabta codsigan?

  • Waa inaad tahay qof dagan Minnesota. Waa inaad hesha Siyaasaddeena Deegaanka bluecrossmn.com/residencypolicy ama wac 1-800-531-6685 iyo mid ka mid ah wakiilka Blue Cross ayaa ku farxi doonaa inuu ku caawiyo.
  • Haddii aad codsanayso caymiska cusub sida qandarasle heyste, waa inaad ka weyn tahay da'da 18 Haddii aad ka yar tahay da'da 18, waa inaad leedahay waalid ama masuulka kugu qoran sida qandaras heyste.
  • If eligible, coverage will be provided under an individual contract. Blue Cross ma bixiso caymis gaar ah iyada oo loo marayo qorshayn kasta oo lala yeeshay loo shaqeeyaha.
  • Qorshayaashani ma ma buuxinin shuruudaha faa'iidooyinka caafimaadka ee aasaasiga yar ee loogu talo cudurada caafimaadka afka iyo caymiska araggasida looga baahan yahay Sharciga Daryeelka Lacagta La Beddelayo.

Yaa bixin kara khidmada caymiska?

  • Guud ahaan, adigaa iska bixinaya khidmada caymiska.
  • Fadlan ogow, Blue Cross waxa laga yaabaa, iyada oo ay keli tahay go'aankeeda iyo si waafaqsan sharciga lagu dabaqi karo iyo hagidda xeerbeegtida, ay diiddo in ay aqbasho khidmada caymiska iyo kharash-wadaagga ee ay si toos ah ama si dadbanba u bixiyeen cid saddexaad oo aan xaq u lahayn. "Dadka saddexaad ee aan xaqa u lahayn" waxaa ku jira qof kasta ama hay'ad kasta oo Blue Cross uusan sharcigu uga baahnayn inay aqbasho lacag-bixinta dhinac saddexaad. Tani waxaa laga yaaba inay jirto, tusaale ahaan, haya'adaha ganacsiga, dhakhatiirta daryeelka caafimaadka iyo bixiyaasha, iyo shakhsiyaadk kae iyo haya'adaha tooska iyo kuwa dabna ee danayna dhaqaalaha. "Lacag bixinta" waxaa ku jira qaab walba oo loo sameeyo (tusaale ahaan, lacag cadaan ah, jeeg, money order, lacag bixinta kaarka, xaawlida lacagta elekrooniga ah, iwm). Haddii aad qabto su'aalo ku saabsan xeerka lacag bixinta gacanta-sadexaad ama haddii Blue Cross ay aqbalayso khidmada caymiska iyo in kale iyo/ama lacag bixinta kharash wadaagista waxaa sameeyey qof gaar ah ama haya'ad, fadlan la xiriir Adeegga Macmiilka 1-800-531-6685 ka hor inta aad buuxinin Codsigan.

Sideen u gudbiyaa codsigan?

  • Buuxi Codsigan oo dhan oo ay ku jiraan dhammaan sharraxaadaha sida la codsado iyo dhammaan dukumeentiyada loo baahan yahay.
  • Saxiix Internet-ka oo taariikhda ku qor Codsigan.
  • Marka la soo gudbiyo, Fadlan daabac nuqul xogtaada gaarka ah.