Codsiga kaabaya

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

Foomka Isdiiwaangelinta Online-ka ah

Noo sheeg wax adiga kugu saabsan

Waxaan ahay codsade cusub:

Hadda waxaan ka diiwaangashanahay Blue Cross Dental ama qorshaha Shakhsiga Arrga:

Fadlan fiiro gaar ah: Sameeynta codsigaaga ayaa dib u dhici karto haddii foomkaan aan la buuxinin gabi ahaantiisa galistan*.

Marka aad ku darto lambarada Social Security-ga (SSNs), marka aan aad uga shaqayno Codsigaaga, laakiin aadan rabin in lagu daro ku tiirsanayaashadaada ama naftaada.

Ciwaanka Joogtada ah ee Guriga (Lam Sanduuqa Boostada#)
 
Ciwaanka kuxiran (haddii uu ka duwan yahay ciwaanka guriga)
 
Cinwaanka biilasha (Haddii uu ka duwan yahay guriga joogtada ah iyo ciwaanka waraaqaha)
 
 

Waxaan si joogto ah u degan Minnesota ugu yaraan 183 maalmood
Muhiim: Waxaan bixin karnaa oo kaliya caymiska dadka degan Minnesota.*  

Adiga ama qof kale oo isdiiwaangeliyey ma heli doontaan khidmada caymiska ama lacag bixinta kharaska-la isla wadaago oo uu sameeyo qof gaar ah ama haya'ad, si toos ah ama si dadban, wiix ah koox-sadexaad oo aan la arki karin e 

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

Foomka Isdiiwaangelinta Online-ka ah

Yaa ku jiri doonto Qorshaha?

Noo sheeg wax ku saabsan qof walba oo codsanaya caymiska.

Ku tiirsane 1

Qof qofkaan ma kugula noolyahay isla ciwaanka aad ku nooshahay?

Haddii maya tahay, tahay, qor cinwaanka:

Ku tiirsane 2

Qof qofkaan ma kugula noolyahay isla ciwaanka aad ku nooshahay?

Haddii maya tahay, tahay, qor cinwaanka:

Ku tiirsane 3

Qof qofkaan ma kugula noolyahay isla ciwaanka aad ku nooshahay?

Haddii maya tahay, tahay, qor cinwaanka:

Ku tiirsane 4

Qof qofkaan ma kugula noolyahay isla ciwaanka aad ku nooshahay?

Haddii maya tahay, tahay, qor cinwaanka:

Ku tiirsane 5

Qof qofkaan ma kugula noolyahay isla ciwaanka aad ku nooshahay?

Haddii maya tahay, tahay, qor cinwaanka:

Ku tiirsane 6

Qof qofkaan ma kugula noolyahay isla ciwaanka aad ku nooshahay?

Haddii maya tahay, tahay, qor cinwaanka:

Ku tiirsane 7

Qof qofkaan ma kugula noolyahay isla ciwaanka aad ku nooshahay?

Haddii maya tahay, tahay, qor cinwaanka:

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

Foomka Isdiiwaangelinta Online-ka ah

Caymiska iyo doorashada lacag bixinta

Caymiska wuxuu bilaaban doonaa maalinta ugu horeysa ee bisha kadib marka la helo codsigaaga oo dhammeystiran haddii aanad muujinin codsi ka duwan kabilaabanaya taariikhda dhaqangalka hoos ka qoran - kadib mid walba. Taariikhda dhaqan galka la codsaday waa in ahaadan 90 maalmood gudahood kadib marka la helo codsigaaga oo dhammeystiran.

Dookha Caymiska Ilkaha

Ikhtiyaarada Soo noqnoqda biilka:

Lacagta khidmada caymiska($):

Caymiska wuxuu noqon doonaa:

Dhaqanka galka taariikhda la codsaday:

Haddii ay ku darayso cunug ku tiirsan oo ka baxsan dib u cusbooneysiinta, hubi sababta ku darista.

Dookha Caymiska Arragga

Lacag Bixinta khidmada caymiska Sanadlaha (Lacag Bixinta Sanadlaha oo Kaliya)($):

Caymiska keyga wuxuu noqon doonaa:

Dhaqanka galka taariikhda la codsaday:

Haddii ay ku darayso cunug ku tiirsan oo ka baxsan dib u cusbooneysiinta, hubi sababta ku darista.

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

Foomka Isdiiwaangelinta Online-ka ah

Dib u eeg Ogeysiinta iyo Oggolaanshaha

Markaan buuxiyo Codsiga diiwaangelinta, waxaan fahamsanahay in aan soo gudbin doono codsi dhab ah oo isdiiwaangelin ah waxaanan aqbalay kuwan soo socda:

  • Saxeexa arjigan waxa uu tilmaamayaa in aan akhriyay oo aan si buuxda u fahmay weedhahan soo socda markii aan codsanayo caymiska ilkaha/aragga ee Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota (Blue Cross).
  • Waan fahamsanahay oo aan aqbalay in caymiska, haddii la oggolaado, uu u bilaaban doono sida lagu qeexay bogga 4. Waxaan u fasaxay Blue Cross mid ka mid ah inay isticmaasho macluumaadka jeegayga si aan hal mar lacag elektaroonik ah uga wareejiyo akoontayda ama si ay lacag bixinta u habayso macaamil ganacsi ahaan. Marka Blue Cross ay isticmaasho macluumaadka jeegayga si ay ugu samayso wareejinta lacagta elektarooniga ah, lacagaha waxa laga yaabaa in lagala baxo akoonkayga isla maalinta Blue Cross ay hesho jeegayga dibna kama heli doono jeegayga machadkayga maaliyadeed.
  • Waxaan fahamsanahay in caymiska lagu bixin doono qandaraas shaqsiyeed. Waxaan fahamsanahay in Blue Cross aysan bixineynin caymiska gaar ah iyada oo loo marayo habayn kasta oo lala yeesho loo shaqeeyaha. Blue Cross mas'uul kama aha tillaabo kasta oo uu qaado loo-shaqeeyaha kaas oo keenaya in caymiskan loo tixgeliyo caymis kooxeed marka loo eego sharciga gobolka ama federaalka. Loo shaqeeyaha ayaa keligii masuul ka ah helitaan kasta oo noocaas ah.
  • Ujeedooyinka helitaanka macluumaadka la xidhiidha Codsigan, dib u soo celinta, ama isbeddelka faa'iidooyinka caymiska, siidayntani waxay shaqaynaysaa ilaa iyo inta aan si joogto ah u daboolayo Blue Cross. Waxa aan xaq u leeyahay in aan helo nuqul ka mid ah siideyn kasta oo aan saxiixo.
  • Blue Cross waxay inta badan ku tiirsan tahay macluumaadka la bixiyay iyo siideynta buuxda ee macluumaadka ku qoran Codsigan ee go'aanka in la aqbalo codsadaha iyo/ama kuwa ku tiirsan ee ku qoran Codsigan caymiska. Waxaan qirayaa muhiimada ay leedahay bixinta xog sax ah oo dhamaystiran. Waxaan qirayaa in ay tahay in aan ka jawaabo dhammaan su'aalaha ku jira Codsiga, xitaa haddii aniga iyo/ama ku tiirsanayaasha ku qoran Codsigan ay hadda caymis ku jiraan ama aan hore u lahaan jirnay caynsanaan Blue Cross. Waxaan fahamsanahay inay tahay inaan deganahay Minnesota si aan xaq ugu yeesho ceymiskan waxaanan halkan ka cadeynayaa in laga bilaabo taariikhda uu dhaqan galayo heshiiskayga inaan ahay degane rasmi ah oo Minnesota ah oo aan u qalmo caymiskan. Waxaan sidoo kale fahamsanahay in haddii caddayntan la go'aamiyo inaysan run ahayn, Blue Cross waxay burin doontaa heshiiskayga iyo caymiskayga, wax sheegasho ahna lama bixin doono. Waxaan siWaxa aan si dheeraad ah u caddeeyey in aan la igu dhiirigelin ama aan la igula talin in aan codsado caymiska ee la xidhiidha soo jeedin kasta oo ay bixiso "qof saddexaad oo aan u qalmin" (oo lagu qeexay bogga 1 si toos ah ama si aan toos ahayn u bixiyo dhammaan ama qaar ka mid ah khidmadahayga ama kharashka wadaagga.
  • Waxaan oggolahay inaan isla markiiba ogeysiiyo Blue Croos wixii isbeddelo ah oo ah aniga ama ku tiirsanayaashayda iska diiwaan macluumaad u dhaxeysa taariikhada Codsigan iyo taariikhda dhaqan galka caymiska. Ku guuldarayshada ogeysiinta wixii ah isbeddelada macluumaadka ku jira Codsigan waxay keen karaa diidmada sheegashooyinka, ka noqoshada heshiiska, bixinta wax a beddelista heshiiska, ama wax ku darista khidmada caymiska.
  • Bixinta ciwaan email, waxaan oggolahay inaan helo xiriirada iyo qalabka suuq gaynta la xiriira qorshaha ee aa n doortay iyo waxyaabaha uu ay bixiso ama laga Blue Cross iyo waxaa la xiriira. Waxaan dib ugu noqon karaa oo ka mid aah ama beddelista ciwaanka email-keyga waqti walba iyada oo la raaxayo tilmaamaha soo socdsa ee ku jira email walba oo xiriir ah.
  • Bixinta lambarka telefonka, waxaan cadeynaya oggolaanshaheyga aan ku aqabalayo iyo helida xiriirada iyo qalabka suuq gaynta la xiirirta qorshaha aan doortay iyo waxlaha ay bixiso ama laga helo Blue Cross iyo waxa la xiriira, iyada oo la soo marinayo fariina ama codka wicitaanka telefoonka gacanta iyo lambarada telefoonka anteenada/mobaylka ee aan bixiyey.
    • FIIRO GAAR AH: Gudbinta emailka iyo fariimaha qoraalka ah looma dammaanad qaadi karo inay badbaadsan yihiin ama khalad la'aan sababtoo ah macluumaadka waa la joojin karaa, la kharribmay, lumi karaa, la baabi'in karaa, soo daahday ama aan dhamaystirnayn, ama waxaa ku jiri kara fayras. Marka la helo email-ka ama fariinta qoraalka ka timid email aan xafidnayn ama aaladm Blue Plus ma aqbasho masuuliyadda khaladka ama tirtirida macluumaadka ku jira email-ka ama qoraalka fariinta, taas oo keeni karta natiijada email-ka ama gudbinta qoraalka fariinta.
  • Markaan la codsado, waxaan aqbalay inaan bixiyo macluumaad dheeri ah oo loo baahan yahay oo ku saabsan u-qalmitaanka ku-tiirsane kasta oo is-diiwaangelinaya caymiska. Waxaan akhriyey tilmaamaha, odhaahyada iyo jawaabaha hore waxaanan u matalay inay run yihiin oo dhammaystiran yihiin inta aqoontayda iyo rumaystayda. wWaxaan fahamsanahay keyga ama tiirsanayaashayda uqalmista diiwaangelinta iyo caymiska faa'iidooyinka ee caymiska ilkaha ayaa laga yaaba in muddo la sugo ama muddo dheer. Caymiska ilkaha waxaa sidoo kale laga yabaa in muddo la sugo. Waa fahamsanahay waxaan oggolahay Blue Cross inay ku dhaqmi doonaa ku tiirsanaanta macluumaad aan ku bixiyo Codsiga, taas oo qalab ahaan saameyn doonto u qalmida isqorista waxayna keeni doonaa diidmada sheegashooyinka, ka noqashada heshiiska, iyo soo saarida wax ka beddelida heshiiska, ama wax ku darista khidmada caymiska.
  • Waxaan fahamsanahay oo aan aqbalay in bixinta sheegashada aysan meesha ka saarayn xaqa ay u leedahay Blue Cross in ay diiddo sheegashooyinka mustaqbalka ama ay qaado tallaabo kasta oo ay go'aamiso habboon, oo ay ku jirto baabi'inta qandaraaska iyo raadinta dib-u-bixinta sheegashooyinka horay loo bixiyay.
  • Waxaan fahamsanahay in heshiiskani uu cusboonaysiismayo sannad kasta. Waxaan qirayaa in haddii lacag-bixintayda ugu horreysa aan lagu bixin Codsigan, lacagta qaddarka ee ugu horreysa ay tahay taariikhda kama dambaysta ah ee lagu daabacay qaan-sheeggayga koowaad. Waxaan fahamsanahay in ku guuldareysiga bixinta lacag bixinta ka hor taariikhda kama dambaysta ah ay keeni doonto in codsigayga la buriyo. Waxaan fahamsanahay in lacag-bixinnada ka hor inta qaddarka lagu xisaabin doono lacag-bixintayda mustaqbalka. Waxaan fahamsanahay inay tahay in lacag-bixintayda la helo oo si dhammaystiran loo habeeyo ka hor inta aan sheegashooyinka la bixin wixii adeeg ah ee la helo. Waxaan qirayaa in haddii lacag-bixinnada premium-ka socda aan lagu helin muddada nimcada qorshaha, qorshahaygu waa la joojin doonaa.

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

Foomka Isdiiwaangelinta Online-ka ah

Dib u eeg Lacag bixinta iyo Macluumaadkaada Biilk

  • wixii ah qorshaha ilkaha, waxaad bil kasta ka hor bixin kartaa khidmada caymiska ilkaha ee Blue Cross. Haddii ay ku habboon tahay, waxaad bixin kartaa wax ka badan qaddarkaaga bilaha. Waxaan codsan doonaa xaddi xad dhaaf ah bishiiba inta lagu jiro sanadka kalandarka. Lacagahaas waxaa lagu kordhin doonaa qaddarka khidmada caymiska taariikhda korodhku hirgalo.
  • Qorshaha aragga, waa inaad bixisaa qorshaha araga, khidmada caymiska sanadlaha.
  • Waa in aan helnaa oo aan ka baaraandegno lacag bixintaada caymiska oo dhan ka hor inta aanan bixinin sheegashada adeeg kasta oo aad xaq u leedahay. Haddii aad Lacag bixinta qaddarka ah laguma helin muddada nimcada qorshaha, qorshahaaga waa la joojin doonaa. Taariikhda joojinta waxay noqon doontaa bishii ugu dambeysay ee aan helnay lacag bixintaada. Sheegashooyinka adeegyada xaqa u leh lama baaraandegi doono ilaa inta lacagta caymiskaaga hadda si buuxda loo bixiyo mooyee.

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

Foomka Isdiiwaangelinta Online-ka ah

Saxiix Codsiga

Haddii codsigan loo buuxiyo si elegtaroonig ah ama online ah, labada dhinacba waxay ku heshiiyaan inay wax kala iibsadaan si elektaroonig ah.

 

Fadlan Buuxi Tallaabooyinka s 1-7

  • Tallaabada 1) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 2) Noo sheeg wax kugu saabsan adiga
  • Tallaabada 3) Dooro qorshe iyo lacag bixinta
  • Tallaabada 4) Noo sheeg haddii dahkhtar oo ilkaha aad leedahay iyo/ama caymiska aragga
  • Tallaabada 5)Dib u eeg Ogeysiinta iyo macluumaadka oggolaanshaha
  • Tallaabadda 6) Dib u eeg lacag bixinta iyo macluumaadka oggolaanshaha.
  • Tallaabadda 7) Saxixa Codsiga

Haddii codsikaan uu buuxiyey wakiilka/soo saaraha, fadlan buuxi kuna soo celi Soo saaraha Cadeynta oo ay la socoto inta hartay ee codsiga dhammeystiran.

Fiiro gaar ah: Waxaad u baahan doontaa inaad soo daabacdo warqadda xawilaadda ee codsigan oo aad la soo dirto lacag bixinta ugu horeysa ee khidmada caymiska.

Foomka Isdiiwaangelinta Online-ka ah

Isticmaalka Soo saaraha Kaliya

Cadaynta soo saaraha

Taxadarka Soo Sare: Haddii aad hayso su'aalo ku saabsan buuxinta arjigan, fadlan ka wac khadka soo saaraha 1-888-878-0138.

Haddii qaybtan aan si buuxda loo dhammaystirin, laguguma qoondayn doono AOR ahaan.

Soo saraha waa in uu buuxiyaa qaybtan si uu ugu shaqeeyo magaca codsadaha.

Waxaan qirayaa in aan dib u eegay arjiga la buuxiyay Codsadaha(yaasha) iyo:

  • Waxaan cadeynayaa inaan buuxiyey shuruudaha ku taxan Xeerka Minnesota 60K.46 qayb hoosaadka 4 ee ku saabsan ku habboonaanta, iyo sidoo kale shuruudaha lagu sheegay Xeerka Anshaxa Wakiilada iyo gudaha qandaraaska Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota iyo Blue Plus. Fiiro gaar ah: Booqo Wakiilka Dhexe oo raadi "Xeerka Anshaxa Wakiilka".
  • Ma ka war qabo, iyada saleysan Jawaabaha Codsadaha ee su'aalaheyga, arrimo walba oo saameynaya u qalmista Codsadaha iyo qof walba isaga/ ama iyada ku tiirsanayaasha codsashada caymiska.
  • Waxaan sidoo kale fahamsanahay inuu jirin soo saare laga yaabo inuu aqbalayo khatarta ama gudbinaya shuruudaha u qalmista, sameey ama wax ka beddel Codsiga ama xeerka ama ka dhaafida xuquuqaha heshiiska ama shuruudaha.
  • Waxaan cadeeynaya inuu Codsadahu joogay oo uu saxiixay Codsigaan aniga oo xaadir ah.
  • Waxaan siiyay koobiga Codsiga la gudbiyay Codsadayaasha(yaasha), gabi ahaantood, isla markiiba si ammaan ah iyadoo la raacayo dhammaan sharciyada khuseeya
  • Waxaan oggolahay inaan heysto nuqulka Codsiga la soo gudbiyey oo aan ku heysto diiwaanadeyda si aan u siiyeo nuqulka Codsiga la soo gudbiyuey Blue Plus marka ay codsato.