Maxaad u dooranaysaa Blue Plus?

Caymiska daryeelka caafimaadka wanaagsan wa bilowga marka aad la midowdo Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota iyo Blue Plus.

Blue Plus waa waa dookh heer sare ah.

Blue Plus waxay la imaanaysaa:

  • Xaddidaadaha kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee sanad walba (ee mashruuca ku jira)
  • Looma baahna in lagu soo gudbiyo si loo arko khabiir ku jira mashruuca
  • Daryeelka ka hortagga oo aan wax kharash ah kaga baxaynin (ku jira shabakadda)

ku habboonaansho badan

Hel adeegga aad u qalanto iyo dhammaan macluumaadka aad u baahan tahay:

Taageerada caafimaadka iyo fayoobida oo dheeraad ah

La wareeg caafimaadkaaga halki tallaaboba mar adigoo isticmaalayo qalabyadan iyo agabkan dheeraadka ah:

 

Eeg qorshayaasha shakhsyeed & qoyska