90-Malinta la bixinaayo warqada dawada ee dhakhtar qoray

Haddii aad haysatid waraaqo dawo ah oo aad si joogto ah u buuxiso, waxaad kaydin kartaa wakhti iyo lacag adiga oo helaya 90 sahay maalinle ah hal jeer.

Labada ikhtiyaar si aad u hesho sahayda90 maalintaada ee warqada dawada ee dhakhtar qoray

  • Firii qorshahaaga qalabayada ama lambarka ku qoran dhabarka dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta si aad u aragto inaad u qalanto sahayda 90 maalinta eewarqada dawada ee dhakhtar qoray.

 

Doorashada 1:Booqashada farmashiye

Booqo mid ka mid ah farmashiyeyaasha saadka ee saadka maalinta90 ka qaybgalaya.

Hel farmashiye

Waxaad u baahan tahay inaad taqaano magaca shabakadda farmashiye baaristan. Waxaad raadin kartaa magaca shabakadda farmashiye-yahaaga ee ku maluumaadka qorshaha caafimaadka ama adiga oo wacaya lambarka ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta. Kadib doorashada shabakadaada iyo goobta, fiiri godka dhahayo sahayda 90-maalinta. Liiska ayaa isbeddeli karo iyadda aan la ogaanin.

 

Doorashada 2: Gurigaaga ma lagu kenay warqada dawada ee dhakhtar qoray

Waxaad kaydsan kartaa safarka farmashiyaha marka laguu soo diro dawooyinka dayactirka. Waa ammaan, fudayd oo kugu habboon.

Baro wax badan oo ku saabsan adeeg geynta guriga.

 

Fiiro gaar ah: Macluumaadkani ma khuseeyo qorshayaasha Medicare ama Minnesota Health Care Programs.

Qiyaasaha kharashka Dawooyinka

Isticmaal abka xubintaada si aad u aragto haddii daawadu lagu caymiyay qorshahaaga, waxa ku kacaya iyo haddii ay jiraan beddelaadyo la awoodi karo. 

Xubnaha leh faa'iidooyinka daawada ee ay maamusho Prime Therapeutics

Soo dejiso: iPhone | Android