Ku soo dhawoow xubnaha SecureBlue

Billow qorshahaaaga SecureBlue

Samee akoonkaaga xubin

akoontiga xubin ee gaarka ah ee ammaanka ayaa ku siinaya isticmaal degdega ah macluumaadka caafimaadka muhiimka ah iyo ilaha gaarka ah ee faa'iidooyinka qorshahaaga.

Hel macluumaadka ku habboon oona dhamaystiran oo ku saabsan qorshahaaga:

  • Arag faafaahinta orshaha oo dib u eeg caymiska iyo faa'iidooyinka
  • Marin u hel faa'iidooyinkaaga kooban iyo buug-gacmeedka xubinta
  • Raadi caymis daawooyin iyo farmasiyada shabakada
  • Arag, soo dejiso oo daabaco kaarka aqoonsiga

Abuur xisaab(akoon)

astaanta-stethoscope-fad-810

Raadi dhakhtar

Marka aad leedahay qorshaha SecureBlueSM, dooro dhakhtar ama rugaha caafimaadka shabakadeena inay noqon rugtaada daryeelka koowaad. Way ku baran doonaan oo ay dhammaan xogtaada caafimaadka ku hayn doonaan hal meel.

Ka raadi internetka dhakhtarka kujira shabakada

Waxaad sidoo kale leedahay dookha inaad ugu xiranto guddiga dhakhtatiirta-la xaqiijiyey iyo dhakhtarka jirka ee shatiyeysan tooska iyadda la isticmaalayo Doctor On Demand 24 saacad maalintii, 7toddobaadk maalmood.

Ku booqo dhakhtar ama takhtarka cilmi-nafsiga khadka tooska ah

astaanta ilkaha

Hel dhakhtar ilko

Qorshayaasheena waxay daboolayaan adeegyada aasaasiga ah ee ilkaha, oo ay ku jirto baaritaanada, nadiifinada iyo buuxinta.

Wixii daryeelka ilkaha ah, isticmaal jiheynta onlaynka ee Delta Dental. Waa inaad doorataa "Minnesota Select Dental Network" si aad u aragto dhakhaatiirta ilkaha ee shabakada ku jira.

Ka raadi tusaha daryeelka ilkaha ee onlaynka ah

Ama khadka bilaashaka ah 1-800-774-9049, TTY 711
Isniin - Jimco, 8 subaxnimo ilaa 5 galabnimo Waqtiga Dhexe

astaanta farmashiye​​​​​​​ 810

Raadi dhakhaatiir, farmashiyeyaal iyo daawooyin

Shabakadda farmashiye waa liis farmashiyaal ah (dukaamda daawda) halkaas oo aad uga heli karto qiimo yar. Ka dooro farmasiyo badan oo shabakadayada ah.

Waxaa laga yaaba inaad ku bixiso lacag badan daawada haddii aad isticaalin farmashiye ku jira shabakadaada ama daawadaada aysan ku jirin habeeyaha (liiska daawada).

Ka raadi farmashiyaasha shabakadda

Raadi habeeyaha (liiska daawada) onlayn

Ama khadka bilaashaka ah 1-888-877-6424, TTY 711
24 saacadood maalintii, todobo maalmood todobaadkii.

Faa'iidooyin badan loo sahminayo

Oggolaanshaha daawada uu dhakhtarka qorin iyo agabyadda ladnaan

Xubnaha waxay leeyihiin gunno ah $150 sadexdii bilba* si ay ugu soo iibsadaan doorashada, caafimaadka daawada uu dhakhtarka qorin (OTC) iyo agabyadda caafimaadka ee Dareeraha Caafimaadka OTC ee ku jira saladda ku xiran hoose. Waxaaad sidoo kale ka dadlban karta agabyadda onalynka, telefoonka, ama dukaanka CVs. Haddii aad u baahan tahay in laga caawiyo dalbka, Isku xiraha Daryeelkaaga ayaa ku caawin karaa.

Arag liiska OTC Health Solutions si aad wax badan u barato

Faa'iidooyinka dheeraadka ah ee ilkaha

Waxaad heli kartaa labbo crowns (labo ilig sanadkii) hal dareen dalid sanadkii, iyo cadeyga korontada ah ilaa sadex beddel madaxa cadeyga sanadkii.

Isticmaal jiheynta Delta Dental si aad u hesho shabakadda dhakhtarka ilkaha. Waa inaad doorataa "Minnesota Select Dental Network" si aad u aragto dhakhaatiirta ilkaha ee shabakada ku jira.

Ka raadi tusaha daryeelka ilkaha ee onlaynka ah

Adeegyadda Gaadiidka BlueRide

BlueRideSM waxay ku siineysa raacid lagu kalsoon yahay oo badqab ah si loo daboolo caafimaadka, ilkaha, iyo booqashooyinka farmashiye ee dhakhaatiirta aad ku jirto shabakadooda.

Waxaad sidoo kale tagi kartaa BlueRide si aad uga qeybgasho jimicsiyadda maxaliga ah iyo fasalada ladnaan, iyo Ogeysiiska Qarsoodiga ah iyo Kulmada Qarsoodiga ah ee La qabasiga ah.

Wax badan ka baro gaadiidka BlueRide

Isku Xiraha Daryeelka

Isku xirhaha Daryeelka waa kalikaaliye sharciyeysan, shaqaalaha bulshada ama adeeg bixiyaha daryeelka caafimaadka ee aqoonta leh ayaa ku caawin karaa:

  • Marin u helka daryeelka caafimaadka ee guriga, adeegyada ku saleysan bulshad iyo ilaha maxaliga ah
  • Faham faa'iidooyinkaaga waxayna ka caawineysa inaad iska diiwaangeliso barnaamijyada gaarka ah
  • Raadinta gaadiidka ballmaha dhakhtarka
  • Isku xirka daryeelka ee u dhaxeysa caafimaadka daryeelkaaga aasaasiga ah iyo dhakhtatiirta takhasuuska
  • Maaree daryeelkaaga ka hor iyo isbitaal dhigid kadib

Isku xirahaaga ayaa caadi ahaan kula soo xiriri adiga bisha ugu horeysa ee aad isku biirto qorshaha. Haddii uunsan kula soo xiriirin Isku Xiraha Daryeelka, walc Xubin Adeegyadda 1-888-740-6013,  TTY 711 su'aal walba. Wicitaankan waa bilaash.

Maareyaha Kiiska

Haddii aad qabto xanuunada waaweyn, ama dhawac ama xaaladda caafimaadka, waxaa lagugu qori doonaa Maareyaha Kiiska Way ku caawin doonaan:

  • Si wanaagsan u faham oo raac qorshahaaga daaweynta, xaaladda ama cudurka
  • Raadi adeeg bixiyaasha ku jira shabakadda iyo taageerada caafimaadka dabeecadda
  • Deji booqashooyinka dhakhtarka oo raac ballamaha
  • ka jawaabida su'aalaha u dhexeeya booqashooyinka dhakhtarka

Maareyaha kiiska ayaa lagu qori doonaa iyadda lagu saleynayo baahiyaahaga. Wac Xubin Adeegyadda 1-888-740-6013  (TTY 711) wixii su'aalo ah. Wicitaankan waa bilaash.

Qalabyada iyo ilaha

Waxaan kugula talinaynaa inaad gasho koontada xubin si aad u hesho qalabyada iyo ilaha badan.