Daryeelka ka hortagga ee loogu talagalay dhallanka cusub iyo ciyaalka yaryar

Haddii aad heysto ciyaal yaryar (jira da'da dhallaanka ilaa5), waxaa laga yabaa inaad la yaaban tahay waxaa uu yahay adeegyada daryeelka ka hortagga ee uu daboolo caymiskaaga. Iyo sida looga dhigo caruurtaada yaryar kuwa badqab iyo caafimaad leh inta ay ku jiraan sanadahooda hore. Waan caawin karnaa.

Raadi dhakhtar

Waa maxay baaritaanda daryeelka ka hortagga ee loogu talagalay ciyaalk yaryar waxaana lagu dabooolay qorshaheyga caymiska?

Caymiska caafimaadka caadi ahaan waxaa daboola adeegyada daryeelka ka hortagga, sidoo kale booqashooyinka wanaagsan ee ilmaha, tallaalada iyo baaritaanada koriimada. Hubi inaad qorshahaaga loogu talagalay faafaahinta caymiska.

Inta lagu jiro booqashooyinka wanaagsan ee ilmaha, dhakhtarka carruurta iyo dhakhtarka qoyska ayaa baari doonaa dhiriirka iyo miisanka ilmahaaga, sidoo kale waxay la socon doonaan guulaha kala duwan ee koriimada. Dhakhtarka ayaa sidoo kale bixin doonaa macluumaadka iyo talo ka caawinaysa inuu cunugaaga badqab iyo caafimaad qab noqdo.

Caadi ahaan qaar ka mid ah adeegyada daryeelka ka hortagga iyo baaritaanada ciyaalka yaryar:

  • Taladda nafaqada, miisaankacaafimaadka qaba culayska jirka iyo tusmada xajmiga jirka (ilaa da'da 2)
  • Baarista Autismka goobta 18-24 bilood
  • Tallaaladda (tallaalka), waxaa ka mid ah DTaP, MMR, tallaadda hergabka iyo tallaadda kale (arag faafaahinta hoose)
  • Koriimada iyo qiimeynta dabeecada
  • Maqalka iyo baarista araga
  • Kala talinta ka fogaanshaha tubaako cunista iyo isticmaalista
  • Baarista ka qaadista keenidda iyo wada hadalka ku saabsan badqabka sumowga
  • Gaariga iyo ka wada hadlista kursiga xoojiyaha

Arag faafaahinta dheeraadka ah ee ku saabsan adegyaa daryeelka ka hortagga iyo baaritaanada ciyaalka yaryar (PDF) bogga 2.

Waa maxay Jadwalka tallaaladda/tallaalka cunugeyga yar?

Tallaal Ujeedo Da'da
Cagarshowga B Wuxuu ka ilaalinya Cagarshowga B Dhalmada
1-2 bilood kadib kuuraha koowaad
6-18 bilood kuuraha labaad kadib
RV Wuxuu ka difaacaya Fayraska Rota 2 bilood
4 bilood
6 bilood
DTaP Wuxuu ka ilaalinya Gawracatada, Teetanadda, & Xiiqo-dheerta 2 bilood
4 bilood
6 bilood
15-18 bilood
4-6 sano
Hib Wuxuu ilaalinaya nooca b ee hargabka Haemophilus influenzae 2 bilood
4 bilood
6 bilood
12-15 bilood
PCV Ka ilaalinaya cudurka ofwareenka 2 bilood
4 bilood
6 bilood
12-15 bilood
IPV Waxay ka ilaalinaysa dabeesha 2 bilood
4 bilood
6 -18 bilood
4-6 sano
MMR Waxay ilaalineysa, Jadeecadda, Qaamow-qanshiirka & Rubella 12-15 bilood
4-6 sano
Varicella Waxay ka ilaalinaysa Busbuska 12-15 bilood
4-6 sano
Cagarshowga A Wuxuu ka ilaalinaya Cagarshowga A 12-18 biloo (2 kuure, 6 bilood kala duwan)
Hergab Wuxuu ka ilaalinaya hergabka Sanad ahaan deyrta, wuxuuna bilaabanaya 6 bilood

Ma jiraan baaritaanada kale ee daryeelka ka hortagga ee loogu talagalay carruurta yararta?

Dhakhtarka cunugaaga ayaa amri karaa baaritaanada kale ee ka hortagga, oo ku saleysan taarkiihda qoyskaaga cunugaaga ama arrimaha kale ee halista. Tusaalooyinka ayaa ka mid ahaan karaa:

  • Baarista cudurka keena unuga dhiig yarida ama xaaladdaha kale, ee ku saleysan taariikhda qoyska ama qowmiyadda.
  • Kaabista birta, haddii ay jirto halista dhiig yarida birta yarida.
  • Rabashada qoyska (oo ay ku jirto xadgudub cunuga) baarista iyo la talinta
  • La talinta nafadda,, haddii ay jirto walacyada miisaanka iyo koriimada.

Maxaan sameeyn karaa si aan carruurteyda uga caawiyo caafimaad qabka?

Booqasho walba, dhakhtarkaaga (ama xirfadlaha kalkaalisda dhakhtarka carruurta) ayaa ku weydiin doonaa wax ku saabsan koriimada ilmahaaga oo ku siin doonaa talo looga dhigayo cunugaaga badqab iyo caafimaad qabka ee heer walba oo kobac ah. Tallooyinka ayaa ku jiri karaa ku ilaalinta cunuga guriga, dhallanka iyo carruurta yarayr oo aan gacan labaad sigaar ku cabaynin, ka ilaalinaya qoraxda, ka hortagga dhawaca iyada oo la isticmaalaya kuraasta gaariga iyo koofiyadaha badqabka.

Firii qalabyada iyo ilaha wixii ah macluumaad guud ee ku saabsan jimicsiga iyo nafaqada.

Wax badan oo ku saabsan daryeelka ka hortagga ee loogu talagalay carruurta

Daryeelka caafimaadka ee hooyinka cusub
Daryeelka ka hortagga ee loogu talagalay da'da caruurta 6-12
Tallaada loogu talagalay carruurta
Baaritaanada jirka

Waxaan muujinaa shabakadda ballaran ee adeeg-bixiyaasha daryeelka caafimaadka. Adeeg bixiye walba waa qandarasle madax-banaan mana ahan wakiilkeena.