Baaritaanada jirka iyo booqashooyinka ka hortagga

Waa muhiim inaad aragto dhakhtarka daryeelka aasaasiga wixii ah booqashooyinka daryeelka ka hortagga sanad walba. Gaar ahaan haddii aad caafimaad qabta waxaadna rabta inaad dhato qaabkaas. 

Waa maxay baaritaanada jirka? Ma waxay la mid yihiin sida booqashooyinka daryeelka ka hortagga? Waa maxay booqashada sanadlaha ee fayo-qabka? Waa maxay dhakhtarka daryeelka aasaasiga sideena loo helaa mid? Waan caawin karnaa.

Intee jeer ayaan yeelanaya baarista jirka ama booqasho ka hortag ah?

Haddii aad tahay qof weyn oo caafimaad qaba, waxaa laga yabaa oo kaliya inaad u baahato inaad hal jeer u aragto sanadkii dhakhtarka daryeelka aasaasiga baaritaanka jirka, sidoo kale loo yaqaano booqasho ka hortag ah. Haddii aad maareyneyso xaalada dabadheeraata, dhakhtarka daryeelka aasaasiga ayaa laga yaaaba inaad u baahato inuu marwalba ku arko. Carruurta dhalinyaradda, haweenka uurka leh, ama dadka waaweyn, booqaashoyinka dhakhtarka ayaa u baahan karaa jadwalaynta joogtada ah.

Haddii aad u baahan tahay daaweyn gaar ah, dhakhtarkaaga daryeelka aasaasiga ayaa ku talin doonaa takhasusaha. Haddii aad ka diiwaangashan tahay qorshaha caafimaadka Blue Cross, ma u baahnid soo gudbinta si aad u aragto takhasusaha.

Waxaa laga filayo booqashada daryeelka ka hortagga

Booqashadada ka hortag aha, dhakhtarka daryeelka aasaasiga ayaa ku weydin karaa wax ku saabsan caafimaadkaaga hadda, taariikhda qoyskaaga, xanuunadii hore iyo qaliinada iyo xaaladda dabadheeraadaha si loo qiimeyo halista caafimaadkaaga. Isaga ama iyada ayaa sidoo kale waxaa laga yabaa inay sameeysan baarista jirka, sida fiirinta astaamaha muhiimka ah, oo ku dhageysiga wadnahahaaga iyo samababadaada stethoscope,fiirinta dhagahaaga, indhahaaga, dhuuntaada, maqaarkaaga ama uur ku jirjaaga iwm.

Intaa waxaa u dheer, dhakhtarkaaga ayaa qaban karaa baritaanada, gaar ahaan da'daada iyo jinsigaaga, sida:

  • Da'da carruurta 0-5 - Waxaa ku jiri karaa dhiriirka/miisaanka, tallaalada iyo baarista koriimada
  • Da'da carruurta 6-12 - Waxaa ku jiri karaa dhiriirka/miisaanka, tallaalada iyo qiimeynta koriimada
  • Haweenka - Waxaa ku jiri karaa baaritaanka naaska iyo Pap test
  • Dadka waaweyn - Waxaa ku jiri karaa baarista kolesteroolka iyo baarista kansarka mindhiciirka

Iyada oo lagu saleynayo halistaada, waxaa laga yaaba inuu dhakhtarkaagu sameeyo tallooyinka qaab nololeedka caafimaad qabka ah. Waxaa laga yabaa adeegyada qaar inaan la daboolin marka la bixinayo booqasho ka hortag ah, marka weydii adeeg bixiyaashaga waqtiga adeega ama ka firii qorshaha caafimaadka adeegga macmiilka.

Tallooyinka daryeelka ka hortagga (PDF)

Faafaahinta adeegyada daryeelka ka hortagga (PDF)

Sida loo diyaariyo baaristaada jirka ee xigta

Waxaad rabi doontaa inaad diyaariso baarista jirka adiga oo horey u buuxinaya foom walba, adiga oo sameeynaya liiska daawooyinka aad sida joogtada ah u qaadato iyo aqoonsiga wixii su'aalo dheeraad ah iyo walacyada.

Ma ka walacsan tahay astaamaha ku saabsan ama wareersan tahay wax ku saabsan isbeddelada caafimaadkaaga? Weydii su'aalaahan oo kale?

  • Waa maxay waxaa keena dhibkaan?
  • Waa maxay ikhtiyaarada daaweynta ee wax looga qabanayo dhibka?
  • Waa maxay waxyeelooyinka dawada aad qoreyso?
  • Sidee aan ku ogaan doonaa haddii ay daaweynta shaqeyneyso?
  • Goorma ayaan kuu arki doonaa dabagalka?

Waa maxay waxaa lagu daboolo daryeelka ka hortagga iyo waa maxay kharashakeeda?

Carruurta iyo dadka waaweyn ee leh caymiska caafimaadka ayaa leh daryeelka ka hortagga waxaa laguu soo daray sida qeybta Xeerka Daryeelka la awoodi karo ee federaalka (wixi ah qorshayaasha dhaqanka ama kadib Sebtembar 23, 2010). Waxaad ka heli macluumaadka ku saabsan daboolida adeegyada ka hortagga hhs.gov.

Booqshooyinka fayo-qabka sanadlaha ee Medicare

Haddii aad ku jirto Medicare, waxaad laga yabaa inaad garaneyso shuruudaha "Ku soo dhaw booqashada Medicare" iyo "booqshooyinka fayo-qabka sanadlaha." Medicare waxay bixisa lacagta booqashooyinka; Part B lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo ma khuseyso.

Yaa waaye dhakhaatiirta daryeelka aasaasiga ah?

Dhakhtarka daryeelka aasaasiga ah waa shaqaalaha daryeelka caafimaadka aad u aragto baarista jirka ama booqasho ka hortag ah iyo dhakhtarka aad si joogto ah ugu tagto wixii ah daryeelka caafimaadka. Dooro dhakhtar aad ku kalsoon tahay ka dibna u tag isla dhakhtarkaas muddo ka dib si daryeelkaaga caafimaad uu u noqdo mid joogto ah oo la xiriiriyay.

Waxaa jiro dhowr nooc oo ah dhakhtarada daryeelka aasaasiga ah:

  • Dhakhtarka guud: ku takhasusay cudurada guud iyo daryeelka ka hortagga
  • Cudurada qoyska: ku takhasusay cudurada guud iyo daryeelka ka hortagga qoyska
  • Uur ku jirta: ku takhasusay ka hortagida iyo daaweynta wadnahaha, sambabka iyo xaaladdaha kale ee dadka waaweyn
  • Dhakhtarka haweenka/dhalmada:Ku takhausay uurka iyo taranka haweenka
  • Dhakhtarka carruurta: Ku takhasusay daaweynta carruurta iyo baaluqnimadam, 18 sano iyo ka yar
  • Dhakhaatiirta dadka waaweyn: Ku takhasusay daaweynta dadka waaweyn, 65 sano iyo ka weyn

Raadi daryeelka caafimaadka aasaasiga ee loogu talagalay baahiyaha joogtada ah ee caafimaadka, sida:

  • Booqashooyinka ka hortaga, baaritaanaada sanadlaha ama isboortiska jirka si loo ogaado halista caafimaadka ama cudurada ka hor inta aysan weynaanin dhibaatooyinka
  • Dhawacyada yar, sida gubashada, nabarada ama finanka afka biyaha ku leh, kuwaas oo sugi karaa ilaa saacadaha caafimaadka ee joogtada ah.
  • Xanuunada yar, sida hergabka, caabuqyada dhagta, caabuqyada kaadi heysta ama astaamaha hergabka
  • Astaamaha xasaasiyadda, finanka iyo caabuqyada maqaarka
  • Tallaalada/tallaalka
  • Maareynta daaweynta
  • Dabagalka daryeelka kadib xanuunka ama dhawaca

Sidee ku helaya dhakhtarka daryeelka aasaasiga ah ee baaritaanka jirka?

Qalabka Raadi Dhakhtar ayaa si fudud kaga caawinaya inaad hesho dhakhtar - ku jira shabakadaada, xaafaafa, iyo oo wax ka garanaya wax ku saabsan walacyada daryeelka caafimaadka. Geli goobtaada oo qeex daryeelka aasaasiga ah, kadib waxaad arki doontaa liiska dhakhaatiirta daryeelka aasaasiga ah. Waxaad u baahan doontaa inaad doorato shabakadaada si u aragto dhakhaatiirta ku jirta shabakadda qorshaha caafimaadka.