Daryeelka kahortagga maadaama aad gaboobayso

Dulmar

Maadama aad koreyso, hubaantii waxaad la kulantay isbeddelada maskaxda iyo jirka.

Qorshahaaga Medicare waxaa ku jira adeegyada kala duwan ee daryeelka ka hortagga kaas oo ku siinaya fursado aad ku weydiiso su'aalo ama ku sii xirnaanto adeeg bixiyashadaada daryeelka caafimaadka ku jira yolalka daryeelka caafimaadka iyo sida aad dareemayso.

Adeegyada daryeelka ka hortagga waa booqashooyinka dhakhtarka ama adeeg-bixiyaha daryeelka caafimaadka kale marka aad gabi ahaan dareemayso caafimaad. Booqashooyinkan sidoo kale waa qaabka ugu muhiimsan si loo aqoonsado xaqiiqooyinka khatarta ah ama dhibaatooyinka hore, si aad u hesho caawin ama daryeelka aad u baahan tahay.

Ma jiraan hal lambar oo la eg dhammaan nidaamka ka hortagga, laakiin waa kuwaan booqashooyinka aan ku talinayno dhammaan safarka caafimaadkaaga.

Adeegyada daryeelka ka hortagga

 

Ku soo dhawoow Booqashada Medicare

Waxaa loogu talo galay xubanaha Medicare

Daryeelka caafimaadka wanaagsan wuxuu ku bilowdaa Soo dhaweynta booqashada Medicare. Booqashadan waxaa la daboolaya inta lagu jiro 12 bilaha koowaad ee aad leedahay Part B ee Medicare. Waxay ka caawinaysa aasaaasiga marka loo barbardhigo wixii ah isbeddelada caafimaadka in muddo ah. 

Soo dhawaynta booqashada Medicare adeeg bixiyaha caaadi ahaan:

  • Dul mar caafimaadka iyo taariikhda qoyskaaga
  • Dib u eeeg wixii ah xaaaladdo caafimaadka aad qabto iyo dawooyinka ama kaabayaasha aad qaadato.
  • Waxaad iska fiirin kartaa dhiig karka, araga, miiska iyo dhiriirka.
  • Hubi inaad leedahay baaritaanada ka hortagga ee ugu dambyey iyo tallaalada.
  • Dalbo wixii baaritaano kale ah ee aad u baahan tahay ee ku saleysan taariikhda caafimaadkaaga.

La xiriir adeegy bixiyaha (dhakhtarka si jadwaleeyo Soo dhawaynta booqashada Medicare.


 

Booqashada Fayo-qabka Guriga ee Medicare

Medicare Advantage iyo xubanaha SecureBlue

Haddii aad xubin ka tahay qorshaha caafimaadka Medicare Advantage ama SecureBlueSM, waxaad u qalantaa inaad hesho dhakhtar tababar sare leh oo ka soo socda Signify Health si laguu siiyo aiga booqashada sanadlaha Fayo qabka Guriga iyadda oo aad marnaba ka tagin gurigaaga.

Blue Cross waxay la shaqyasa Signify Health si loo bixiyo booqashada muhiimka ah si ay kaga caawiso maareynta wanaagsan ee caafimaadka socda iyo fayo qabka guriga ee kharash kugu aheyn ama aan laheyn kharash qorsoon.


Inta lagu jiro booqashaaada, dhakhtar aad u tabaran ayaa:

  • Cabiri doonaa dhiig karkaaga, wadno garaca, iyo tallaabooyinka
  • Dib u eeg daawoyinka
  • Fiiri wixii ah badqabka khatarada
  • Kala hadal taariikhda caafimaadkaaga
  • Ka jawaab wixii su'aalo caafimaad oo laga yaabo inaad qabto

Muhiim ah

Hel macluumaadka caafimaadka oo qiimo leh kuwaas oo ku caawinya dhakhtarkaagana inuu sameeyo go'aamo la ogyahay.

Ku haboon

Dhakhtarka Signify ayaa kuu imaan doon: Ma jiro waqti safar. Ma jiro waqti sugitaan.

Shakhsi ahaaneed

Kula raxeyso hal saac oo fool-ka-fool ah dakhtar leh shati oo ugu yimaadda gurigaaga.

Ikhtiyaarka booqashada Fayo-qabka Muuqaalka Foogaanta

Waxaan sidoo kale bixinaa adeega muuqalka foogaanta. Waxaad jadwalaysan kartaa booqasho muuqaal ah (onleen) waxaadna kula hadli kartaa dhakhtarka wicitaan muqaal ah adiga oo isticmaalaya kombuyuutar, tablet-ka, ama taleefoon casri ah Isku xiraha jadwalayaha Signify ha ogaaddoo haddii aad rabto Booqashada Fayo-qabka Muuqaalka Foogan.

Marka la dhamaystiro Booqashadaada Fayo Qabka:

Waxaad heli doontaa soo koobid qoran, nuqulna waxaa kuu soo diri doonaa dhakhtarkaaga koowaad.

Waxaan jaclaan laheyn inaan kuu mahadcelino anagoo kuu soo dirayno $25 kaadhka hadiyada marka aad dhammaysato booqashadaada taas oo aad u beddelan doonto agabyada cuntada maqaayad walba ama dukaan walba halkaas oo Mastercard ​​​​​​​ laga aqbalo. Xubnaha u qalma hal kaadhka hadiyada ah oo guriga ah ama booqashada fayo qabka ee dhakhatiirta Signify ee buuxisay isla sanadka kalendherka.
 

Jadwaleyso booqasho

Ama ka wac khadka bilaashaka ah barta 1-844-226-8218 (TTY 711).
Isniin - Jimco 7 subaxdii. - 7 galabtii iyo Sbati 8 subaxdii. - 4:30 galabtii., Wakhtiga Dhexe


 

Booqashooyinka Fayo-qabka Sanadlaha ah

Dhammaan xubnaha Medicare

Aan ku cusbayn Medicare?Weli waxaad leedahay caymiska Booqashada Fay Qabka ee taariikh tirsiga sanad walba.

Waxaad u baahan doontaa inaad oggolaato bilaha 12buuxda ee laga bilaabo waqtigaaga soo dhawaynta booqashada Medicare ka hor inta aad yeelanini Booqashada Xigta ee Fayo qabka. Booqashadan dhakhtarkaaga ayaa ka caawin kartaa inaad soo saarto ama cusbooneysiio qorshahaaga ka hortagga.

Booqashada Fayo Qabka Sanadlaha ah waxaa ku jiri karaa:

  • Dul mar caafimaadka iyo taariikhda qoyskaaga
  • Sameeynta ama cusbooneysiinta liiska adeeg bixiyaasha aad aragto iyo daawoyinka aad qadato.
  • Qaadashada cabirista muhiimka ah sid dhiriirka, miisanka iyo dhiig karka
  • Baarista calaamadaha waxyaabaha sida asaaqaha ama walaca
  • Sameeynta liiska arrimaha halista ah iyo ikhtiyaarda lagugu talagalay
  • Ka hadlista wax ku saabsan jadwalka adeegyada ka hortagga sida baarista iyo tallaalada
  • Ka hadlista wax ku saabsan qorsheynta daryeelka degdega ah

La xiriir adeeg bixiyahaaga (dhakhtarkaaga) si aad u jadwalaysato Booqashada Fayo Qabka Sanadlaha.

Baarista Sanadlaha ee Jirka

Dhammaan xubnaha Medicare

Baarista Sanadlahah Jirk waa baaritaan qaab kale oo muhiim ah oo aad dhakhtarkaaga u booqanayso wax ku saabsan caafimaadkaaga. Adeegan waxaa daboolaya qorshaha sanad walba.

Meesha Booqashada fayo qabka Sanadlaha ay ka badan tahay wada shakeysiga ku saabsan taariikhada caafimaadka iyo walaacyada, Baarista Sanadlaha ee Jirka waxay ka badan tahay gacmaha-furan. Dhakhtarka ayaa fiirin doonaa, dareemaya oo dhageysanaya jirkaaga si loo go'aamiyo haddii loo baahan karo baaritaano kale.

Baarista Jirka ee Sanadlaha ah waxaa laga yaaba inay ku jirto:

  • Dib u eegista caafimaadkaaga iyo taariikhda qoyska
  • Qaadashada cabirista muhiimka ah sid dhiriirka, miisanka iyo dhiig karka
  • Baarista xajmiga wadnahaaga iyo neefashada iyo heerkulka
  • Dhageysiga wadnahaaga iyo sambabadaada
  • Baarista indhahaaga,dhagahaaga, dhuunta, maqaarka iyo caloosha
  • Sameeynta liiska arrimaha halista ah iyo ikhtiyaarda lagugu talagalay
  • Ka hadlista wax ku saabsan jadwalka adeegyada ka hortagga sida baarista iyo tallaalada

La xiriir adeeg bixiyahaaga (dhakhtarkaaga) si aad u jadwalaysato Baarista Jirka Sanadlaha.


 

Baarista ka hortagga

Dhammaan xubnaha Medicare

Caadi ahaan caymiska caafimaadka wuxuu daboola baaritaano badan oo sanadle ah iyo baarista baaritaano ka caawinaya inaad ka hortaggto ama aad ogaato walacyada caafimaadka ee surgtagalka ah, laakiin baaritaanada qaar ma la daboolin. Hubi inaad qorshahaaga loogu talagalay faafaahinta caymiska. Fadlan wac lambarka ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaaga aqoonsiga ee xubin haddii aad wax su'aalo ah ka qabto baaritaanka, tallaalka ama caymiskaaga.

Arag tallooyinka daryeelka ka hortagga


Marka aad jadwalaysato baarista baaritaanka

Cuduro iyo xaaladdo badan, dhaqsiyadda aad ku ogaato, waa inta ugu badan wax sameeyn karto. Taasi waa sababta ay u wanaagsantahay la shaqeeynaynta dhakhtarkaaga si aad hesho daryeelka ka hortagga ee lagula taliyey.

Dhakhtarkaaga ayaa tixgelin doonaa caafimaadkaaga gaarka ah iyo taariikhda qoyska ee ku talineysa jadwalka baaritaanada adiga kugu haboon, laakiin waxaad isticmaali kartaa tilmaamaha hoose bilowga.

Baarista baaritaanka Waxaa la fiirinayo Inta badan
Dhiiga sokorta iyo baaritaanka A1C Macaanada Sadex sano walba ama ka badan si joogto ah haddii arrimaha halista
Baarista cufnaanta lafta Lafo-jileeca Sanadle
Baarista kolesteroolka kolesterool badan, kaas oo ku keeni karaa cudur Shan sano walba ama ka badan si joogto ah haddii arrimaha halista
Baarista malawadka Kansarka mindhiiciirka Sano10 walba ama go'aaminta dhakhtarka
Qiimeynta niyad-jabka Niyad-jab Sanadle
Baaritaanka indhaha Arrimaha arraga Sadex sano walba ama ka badan si joogto ah haddii arrimaha halista
Baarintaanka maqalka Waayista maqalka Joogteynta
Ka baarista naaska Kansarka naasaha Labo sano walba ama go'aaminta dhakhtarka
Baarista Pap Kansarka ilmo-galeenka Sadex sano walba ama go'aaminta dhakhtarkaaga
Baarista qanjiirka xaniinta Qanjiirka xiniinta Dhakhtarka ayaa ku talin doona

Qalabyada iyo ilaha

kobac, majallad

Tibaaxaha Fayoobi Ku-noolaanta ee waayeelka iyo daryeela-yaasha

2024 gu'ga kobaca jaldiga

Hel caawinta fool-ka-foolka ah

Ku xiran la taliyaha

Baro wax badan oo ku saabsan qorshayaasha Medicare

Hel Hooso-Hawleed