Si aad u ogaato qorshahaaga (Kharashka ) Group Platinum Blue
Ka hel inta ugu badan qorshahaaga adiga oo baaraya faa'iidooyinka qorshahaaga iyo ilahaaga.
1. Weli ma sameeysanin miya xubinta koontada? Hadda waa waqtiga ay ku haboon tahay in la sameeyo
5 DAQIIQADAHA
akoontiga xubin ee gaarka ah ee ammaanka ayaa ku siinaya isticmaal degdega ah macluumaadka caafimaadka muhiimka ah iyo ilaha gaarka ah ee faa'iidooyinka qorshahaaga.
- Hel macluumaadka ku habboon oona dhamaystiran oo ku saabsan qorshahaaga:
- Ka raadi dhakhaatiirta shabakadda aagaaga
- Arag faafaahinada qorshaha, lacagta ugu badan ee ka baxsan jeebka, iyo dib u eegista caymiska iyo faa'iidooyinka
- La soco sheegashooyinkaaga iyo bixinta khidmada caymiska (haddii si toos ah ay kugu soo dirto Blue Cross)
- Helida foomka qorshaha guud iyo dukumentiyada
- Hel qiyaasta kharashaadka caafimaadkaaga iyo qiyaasta
- Raadi sharaxaadaada ku aadan dheefaha (EOB)
- Hel macluumaadka fayoqabka iyo caafimaadka iyo tallaaloyinka
- Arag, soo dejiso oo daabaco kaarka aqoonsiga
Xunaha hore ee sameeystay akoontiga ayaa gali karaa.
Kaarka aqoonsiga ee xubinta
Kaarkaaga Aqoonsiga ee xubinta ayaa lagu soo diri doonaa dhowr toddobaad gudahood kadib marka la xaqiijiyo is diiwaangelintaada
Haddii aad tahay xubin horey uga ka tirsaneyd Blue Cross, ma heli doontid kaarka aqoonsiga ee xubintacusub ilaa aad ka sameeyso qorsho ama isbeddelka tiroobka ama ay jirto isbeddelada faa'iidooyinka ee kaarkaaga hadda lagu soo bandhigay.
Qeybaha muhiimka ah ee kaarka aqoonsiga:
- Magacaaga, aqoonsigaaga, iyo lambarka qorshaha
- Inta doollarka ee aad bixinayso marka aad u tagto takhtarkaaga
- Xogta ku saabsan waxtarrada farmashiyahaaga. hadday jiraan
- Tilmaamaha takhaatiirta ka caawinaaya inay gudbiyaan sheega-shooyinka
- Adeegga Macmiilka iyo lamabarada qorshaha telefoonka
2.Dib eeg doorashaada lacag bixintaada
5 DAQIIQADAHA
Waxaad heysttaa doorshooyinka lacag bixinta oo ku raaligeliya, oo ay ku jirto lacag bixinta tooska ah, haddii aad khidmada caymiska ee bilaha.
xubinta qorshaha Group Medicare, qorshahaaga khidmada caymiska ayaa si toos ah waxaa kugu soo diri doono badroonigaaga ama Maamulahaaga.
Lacag bixinta onlin-ke ah ee eBill
Wixii ah fudud iyo ku haboonaanta, waxaad ku bixin kartaa lacagta online-ka khidmada caymiska ee Blue Cross. Dooro inaad hal-mar bixiso lacagta bil walba, ama sameeyso lacag bixinta soo noqnoqta dhowrka bilood. Waxaad sidoo kale codsan kartaa iimaylada xusuusinta, arag oo daabaco bayaanada, oo si fudud u cusbooneysii macluumaadka lacag bixinta koontaada.
3. Aad u sahmi faa'iidooyinka
Barnaamijka jimicisga SilverSneakers
SilverSneakers® waa fursad kor loogu qaadayo caafimaadkaaga, helida kalsoonida iyo isk xirka bulshadaada. Hel marinka kumaankunka ee goobahah jimicsiga wadanka oo dhan, fiidooyinka jimicsiga ee aad looga baahan yahay iyo fasalada onlaynka ah
Faa'idada kaalmada maqalka
TruHearing® waxay ka dhigaysa fudud daaweynta waayistaada maqalka, marka aad ku soo laabanaysa inaad ku nolaato nolashaada ugu wanaagsan. Hel baarista online-ka oo lacag la'aan ah, fahamka baarista maqalka, daryeelka kadib oo lacag la'aan, iyo faa'iidooyinkabadan ee TruHearing-kaaga.
Faa'iidooyinka daawoyinka dhakhtarka uu qoran (OTC)
Daawooyinka (OTC) waa daawooyin la aaminsan yahay inay ku jiraan safka hore ee difaaca daaweynta xanuunada fudud, waxay yareynayaan booqashooyinka dhakhtarka iyo waxayna kuu badbaadinaysa lacag. Helida gunadda sadex bilaha1 si loo iibsado daawooyinka la qorin iyo agabyada la xiriira caafimaadka si ay kaga caawiso inaad ku noolaato hab nololeed caafimaad leh.
Faa'iidada arraga
Faa'iidaada Platinum Blue vision waxay ka kooban tahay labo qeyb - baaritaanka indhaha iyo muraayadaha indhaha.
Hel macluumaadkan badan ee ku jira cutubka faa'iidooyinka arraaga 4 ee Caddaynta Caymiska.
Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota ayaa halkaan u joogta inay ku caawiso oo ay ku taageerto
Nala soo xriir wixii su'aalo ah
Wac 1-866-340-8654
TTY 711
8 a.m. to 8 p.m Waqtiga Dhexe
Isniin ilaa Jimce, Oktober 1 ilaa Maarso 31
Isniin ilaa Jimce, Abbril 1 ilaa Sebtember 30
Waxaad sidoo kale heli kartaa lambarka telefoonkan ku qoran qeybta gadaale ee kaarka aqoonsiga ee xubinta si aad ula hadasho wakiilka adeegga macmiilka taas oo ka caawin qorshahaaga gaar ah.