Rugaha caafimaadka ee wareega

Rugaha caafimaadka ee wareega

U keenista daryeelka caafimaadka bulshadaada iyo gurigaaga

Waa maxay mobile clinic?

Mobile clinic wuxuu adeegyadda caafimaadka ugu geeya dadka guryahooda. Noocaan daryeelka wuxuu gacan ka gaystaa in kor loo qaado helitaanka adeegyadda caafimaadka ee dadka danyarta ah iyo kuwa degan aagaga miyaga.

Doorashooyinka Mobile clinic

Mobile clinic soo socda waxay u adeegaan xubnaha Blue Plus waxayna ku kala duwan yihiin, da'da bukaanakadda iyo aagaga adeegga.

Qorshayaasha Blue Plus

Qorshayaashani waxay kaa caawin karaan inaad bixiso kharashka daryeelka caafimaadka haddii aad leedahay dakhli xaddidan ama naafo ah.

Odam Medical Group Mobile Clinic

Aaga adeega: Becker, Benton, Cass, Clay, Crow Wing, Kanabec, Kandiyohi, Meeker, Mille Lacs, Morrison, Otter Tail, Sherburne, Stearns, Todd, Wadena iyo Wright counties

Adeegyadda la bixiyey:
• Qiimeynta fayo qabka cunuga iyo baaritaanada
• Maareynta cudurka neefta carruurnimadda
• Baarista uurka
• Daryeelka dhalmada kahor
• Daryeelka dhalmada kadib
• Kansarka ilmo galeenka iyo jadwalka baaritaanada kale
• Tallaalada
• Baarista sonkorowga iyo maareynta
• Daryeelka sonkorowga lugta
• Maareynta miisaanka
• Maareynta daaweynta
• Qiimeynta khatarta dhicista ee loogu talogalay dadka waayeeladda ah
• Tallaadda waayeelka
• Baarista iyo daaweynta dhiig karka
• Go'aamiyaashada bulshada ee baarista caafimaadka iyo soo gudbinada
• Qiimeynta iyo soo gudbinada caafimaadka dabeecadda

Maalmaha adeegas/waqtiyada: Arbaca, Khamista, Jimcaha, Sabtida, Axada waa ballan

Luuqadaha: Somali, Spanish, Swahili, Hmong, Vietnamese, English, Dari, Pashto, Urdu
Adeegyadda turjumadda ayaa lagu helaya luuqadaha kale

Wax badan baro & Codso ballan

Ama wac 320-345-3995

Astaanta Odam Medical Group
Odam Mobile Clinic

Caafimaadka Carruurta ee Hennepin Healthcare Mobile

Aaga adeega: Hennepin county iyo qeybaha kale Anoka iyo ismaamulada Dakota

Adeegyadda la bixiyey:
• Qiimeynta cunuga wanaagsan iyo baaritaanada, waxaa ka mid ah kobaca koriimada iyo hoggaanka baarista
• Daaweynta huuradda
• U soo gudbinadda adeeg-bixiyaha daryeelka aasaasiga iyo dhakhtarka ilmaha
• Tallaalka cunuga iyo dhalinyarada iyo tallaadda
• Go'aamiyaasha bulshada ee baarista caafimaadka iyo soo gudbinada ilaha bulshada

Adeegga maalamaha/waqtiyadda: Isniinta - Jimcaha, waa ballan

Luuqadaha: Ingiriis
Adeegyadda turjumadda ayaa lagu helaya luuqadaha kale

Baro wax badan & Jadwalka Ballanta

Ama wac 612-430-2251

Astaanta Daryeelka Caafimaadka Hennepin
qeybta gaariga wareega daryeelka caafimaadka Hennepin

Dhakhaatiirta North Memorial Community

Aaga adeega: Alexandria, Brooklyn Park, Faribault, New Prague, Park Rapids, Princeton, Walker iyo ismaamulada Waseca

Adeegyadda la bixiyey:

• Qiimeynta fayo qabka cunuga iyo baaritaanada
• Tallaalka cunuga iyo dhalinyarada iyo tallaadda
• Go'aamiyaasha bulshada ee baarista caafimaadka iyo soo gudbinada ilaha bulshada
• Qiimeynada caafimaadka
• La socodka iyo waxbarashada cuduradda daba dheeraada
• U hogaansanaanta dawada
• Ururada munadda shaybarka
• Daryeelka la dabagalka ka saarista isbitaalka
• jihadda daryeelka caafimaadka
• Isku xirista daryeelka adeeg bixiyaasha kale
• Daryeelka dhawaca
• Tababar caafimaad
• Qorshaynta daryeelka hore
• Badqabka guriga iyo ka hortagga dhicida

Adeega maalmaha/waqtiyadda:

• Metro: Maalin kasta (oo ay ku jirto maalmaha dhammaadka toddobaadka) waa in balan la qabsadaa
• Minnesota Weyn: 3 maalmo/toddobaad, waa in ballan la qabsadaa

Luuqadaha: Ingiriis
Adeegyadda turjumadda ayaa lagu helaya luuqadaha kale

Baro wax ku saabsan Barnaamika Dhakhatiirta Bulshada

Ama wac 763-581-5190

Astaanta North Memorial Health
North Memorial Mobile Clinic