Cusbooneysiinta Caymiska caafimaadkaaga ee Kaalmada Caafimaadka

Dulmar

Waaxda adeegyada Bani'aadamka (DHS) waxay u baahan tahay hanaanka dib u qiimeynta sanadlaha ee loogu talo galay xubnaha ka qeybgalaya barnaamijyadda Caafimaadka Dadweynaha. Waxaad u baahan doontaa inaad u qalanto dib u eegida sanahala ku saleysan ka hor taariikhda isdiiwaanelintaada ramsiga ah.

Qorshayaasha soo scda ee Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota iyo Blue Plus waxay u baahan yihiin dib u cusoobeysiinta sanadlaha ee gobolka Minnesota oo dhan.

DHS waxay isticmaaali doontaa macluumaadka hadda ay heyaan si u go'aamiyaan haddii adiga ama xub(naha qoyskaaga weli u qalmaan caymiska. Haddii DHS ay kaga baahan tahay macluumaad badan si loo gaaro go'aanka caymiska, waxay kugu soo diri doonaan warqadda dib u cusbooneysiinta boosto.

Ogow marka aad filanayso u qalmista dib u cusbooneysiinta.

Taariikhda dib u cusbooneysiinta qalabka raadinta ee DHS

Ogow marka DHS ay ku soo diri doonto warqadda dib u cusbooneysiintaada adiga oo galinaya doorashooyinka soo socda ee Taariikhda dib Cusbooneysiinta qalabka raadinta: Aqoonsiga Xubinta, Lambarka Kiiska ama Lambarka Ammaanka Bulshada.

Taariikhda dib u cusbooneysiinta qalabka raadinta

Maxaad sameeyn kartaa hadda si aad isugu diyaariso dib u cusbooneysiinta

Cusbooneysii macluumaadkaaga xiriirka

Hubi wadankaaga ama wakiilka qabiilkaaga inay leeyihin hadda ciwaanka boostada ah, telefoon lambarka macluumaadka kale ee xiriirka oo xaqiiji inaad cusbooneysiiso marka aad guureyso. Tani waxay hubin doontaa DHS inay awooddi doonto inay adiga kula soo xiriirto marka waqtiga aad dib u cusbooneysiinayso caymiskaaga. 

Haddii aad hubin cida aad wacayso, fadlan tixraaca Diwaanka qabiilka iyo degmada ee Minnesota ama khadka Taageerada Macmiilka daryeelka caafimaadka si aad u hesho lamabarada ku caawin karaa inaad hesho macluumaadka xiriir ee ugu dambeyey ama su'aalaha aad qabto ee ku saabsan u qalmidaada ama dib u cubooneysiinta.

Fadlan hubi inaad ku darto ciwaanka iimaylka lambarada telefoonka gacanta sidoo kale haddii aad mid qabto si aan kuula soo xiriiri karno haddii ay dhacdo ciwaankaaga boostada inaan la cusbooneysiinin sida ugu dhaqsiyaha badan haddii aad rabto inaad beddesho ciiwaanka.

arag macluumaadka Xidhiidhka

Fiiri boostaada

DHS waxay ku soo diri doontaa boosto ku ogeysiineysa marka aad dib u cusbooneysiineyso hanaankaaga sanad walba. 

Boostadan waxay ku ogeynsiin doontaa haddii aad u baahan tahay inaad buuxiso foomka dib u cusbooneysiita si aad u arago haddii aad weli u qalmayso Kaalmada Caafimaadka ama haddi aad dib u cusbooneysiineyso si toos ah.

Dib u eeg foomkaaga dib cusbooneysiinta

Dib u eegida saxnaanta foomkaaga marka aad hesho. Haddii loo baahan yahay, buuxi foomka oo isla markiiba ku soo celi DhS si ay gacan uga gaysato baahiyaadada caymiska.

dhs-baqashada-dib u cusbooneysiinta

Tusaale baqshada warqadda DHS

Waxaa la sameeynayo haddii aadan u qalmin Kaalmada Caafimaadka ama MinnesotaCare

Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, waxaad heli kartaa magaca aad ku kalsoon tahay, caymiska aad ku xisaabtanto, iyo maskax degan oo aad ku garato qorshaha caafimaadka ayaa halkaan kugu caawinayso tallaabo walba oo wadada ah. Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota iyo Blue Plus waxay xulashooyinka badan ee qorshaha caafimaadka, sidaa darteed waxaad qaadan kartaa qorshe buuxinaya baahiyahaaga.

Ilaha habka dib u cusbooneysiinta

Waaxda Adeegyada Dadweynaha

Waaxda Adeegyada Dadweynaha ee Minnesota waxay leedahy dhowr ilood oo ka caawinaya hanaanka dib u cusbooneysiinta oo ay ku jirto jiheynta kaa cawinta soo gudbinada dib u cusbooneysiinta.

Arag Ilaha DHS

Isticmaal tallooyinka si aad uga warbqabto iyo ammaanka

  • Iska ilaali qof walba oo ku weydiinaya macluumaadka shakhsiga ah, caafimaadkaaga, iyo dhaqaale. Haya'adaha dowladda, adeeg bixiyaasha caymiska caafimaadka iyo dhakhatiirta ma soo waxaan dadka si ay u weydiiyan lacag ama xogta shakhsiga. Ma ku weydiin doonaan marnaba inaad xaqiijiso Social Security, koontida banigaga, ama lambarka credit card, ma ku weydiin doonaan inaad soo dirto lacag ama aad siiso gift card.
  • Dadka ka caawinaya hanaanka dib u cusbooneysiinta marnaba ma ku weydiin doonaan lacag ama cadaadis ma kugu saari doonaan inaad iska diiwaangeliso qorshe.