Daryeel noocee ah ayaan u baahanahay? Dawadan ma amaan baa in lala qaato dadka kale? Sideen ku ogaan karaa dhakhaatiirta ku jira shabakadayda? Dhammaan waa su'aalo caadi ah oo aan kaa caawin karno inaan ka jawaabno.
Blue Cross waxa ay leedahay in ka badan 90 sano oo waayo-aragnimo oo ah jiheynta adduunka adag ee daryeelka caafimaadka. Taasi waa aqoon badan oo aad heli karto. Ka faa'iidayso. Waan Ku caawin karnaa:
- Faham faa'iidooyinka qorshaha caafimaadka
- U diyaari ilmo cusub
- Helitaanka adeegyada taageerada
- Hel daryeelka aad u baahan tahay
- Kala hadal dhakhtarkaaga wax kusaabsan xanuunka
Waan ku caawin karnaa
Laga soo bilaabo aaladaha khadka tooska ah ilaa shaqaale buuxa oo hagayaasha caafimaadka ah, Blue Cross waxay diyaar u tahay inay kaa caawiso inay kugu hagto safarkaaga daryeelka caafimaadka. Waxaan bixinaa barnaamijyo iyo qalab caafimaad oo kala duwan si ay kaaga caawiyaan inaad gaarto dhammaan go'aamada daryeelka caafimaadka. Ka hel cawitaan:
- Maareyaasha kiiska
- Tilmaamayaalka Kalkaalisada
- Dhakhaatirta Onlaynka
- La-taliyayaal xirfad leh
- Tababarayaasha caafimaadka
- iyo wax badan oo kale
Wax ka baro barnaamijyada caafimaadka ee Blue Cross
Ilaha daryeelka caafimaadka oo badan
Talooyinka ku saabsan doorashada daryeelka
Goorta la dooranayo rugta caafimaadka ee bukan socodka iyo dhakhtarka onlaynka
Goorta ay tahay iaad la kulanto takhasusle
Twaxa u dhexeeya daryeelka degdega ah, daryeelka aasaasiga ah iyo ER
Qorshahayaasha cafimaadka 101