Si aad u ogaato qorshahaaga Kharashka

Si aad u ogaato qorshahaaga (Kharashka) Platinum Blue

Ka hel inta ugu badan qorshahaaga adiga oo baaraya faa'iidooyinka qorshahaaga, qalabkaaga, iyo ilahaaga.

Samee astaanta akoonka

1. Weli ma sameeysanin miya xubinta koontada? Hadda waa waqtiga ay ku haboon tahay in la sameeyo

5 DAQIIQADAHA

akoontiga xubin ee gaarka ah ee ammaanka ayaa ku siinaya isticmaal degdega ah macluumaadka caafimaadka muhiimka ah iyo ilaha gaarka ah ee faa'iidooyinka qorshahaaga.

Hel macluumaadka ku habboon oona dhamaystiran oo ku saabsan qorshahaaga:

  • Ka raadi dhakhaatiirta shabakadda aagaaga
  • Arag faafaahinada qorshaha, lacagta ugu badan ee ka baxsan jeebka, iyo dib u eegista caymiska iyo faa'iidooyinka
  • La soco sheegashooyinka iyo bixinta lacagta khidmada caymiska
  • Raadi caymiska daawooyin iyo farmasiyada shabakada (haddii qorshahaagu uu ku jiro cymiska daawada dhakhtar qoray)
  • Helida foomka qorshaha guud iyo dukumentiyada
  • Hel qiyaasta kharashaadka caafimaadkaaga iyo qiyaasta kharashaadka daawadaada (haddii qorshahaagu uu ku jiro cymiska daawada dhakhtar qoray)
  • Raadi sharaxaadaada ku aadan dheefaha (EOB)
  • Hel macluumaadka fayoqabka iyo caafimaadka iyo tallaaloyinka
  • Arag, soo dejiso oo daabaco kaarka aqoonsiga

Abuur xisaab(akoon)

Xunaha hore ee sameeystay akoontiga ayaa gali karaa.

Guda Gal

astaanta lacag bixinta tooska ah

2.Dib eeg doorashaada lacag bixintaada

5 DAQIIQADAHA

Waxaad heysttaa doorshooyinka lacag bixinta oo ku raaligeliya, oo ay ku jirto lacag bixinta tooska ah, haddii aad khidmada caymiska​​​​​​​ ee bilaha.

Lacag bixinta onlin-ke ah ee eBill
Wixii ah fudud iyo ku haboonaanta, waxaad ku bixin kartaa lacagta online-ka khidmada caymiska​​​​​​​ ee Blue Cross. Dooro inaad hal-mar bixiso lacagta bil walba, ama sameeyso lacag bixinta soo noqnoqta dhowrka bilood. Waxaad sidoo kale codsan kartaa iimaylada xusuusinta, arag oo daabaco bayaanada, oo si fudud u cusbooneysii macluumaadka lacag bixinta koontaada.

Arag doorashooyinka lacag bixinta khidmada caymiska

Astaanta sahminta

3. Aad u sahmi faa'iidooyinka

Barnaamijka jimicisga SilverSneakers

SilverSneakers® waa fursad kor loogu qaadayo caafimaadkaaga, helida kalsoonida iyo isk xirka bulshadaada. Hel marinka kumaankunka ee goobahah jimicsiga wadanka oo dhan, fiidooyinka jimicsiga ee aad looga baahan yahay iyo fasalada onlaynka ah

Baro wax badan oo ku saabsan SilverSneakers

Faa'idada kaalmada maqalka

TruHearing® waxay ka dhigaysa fudud daaweynta waayistaada maqalka, marka aad ku soo laabanaysa inaad ku nolaato nolashaada ugu wanaagsan. Hel baarista online-ka oo lacag la'aan ah, fahamka baarista maqalka, daryeelka kadib oo lacag la'aan, iyo faa'iidooyinkabadan ee TruHearing-kaaga.

Baro wax badan oo ku saabsan TruHearing

Faa'iidooyinka daawoyinka dhakhtarka uu qoran (OTC)

Daawooyinka (OTC) waa daawooyin la aaminsan yahay inay ku jiraan safka hore ee difaaca daaweynta xanuunada fudud, waxay yareynayaan booqashooyinka dhakhtarka iyo waxayna kuu badbaadinaysa lacag. Helida gunadda sadex bilaha1 si loo iibsado daawooyinka la qorin iyo agabyada la xiriira caafimaadka si ay kaga caawiso inaad ku noolaato hab nololeed caafimaad leh.

Baro wax badan oo ku saabsan Xalalka Caafimaadka OTC

Faa'idada ilakaha

Ilaalinta wanaagsan ee ilkaha iyo caafimaadka afka waxay la socotoa saameynta caafimaadka guud. Qorshahaaga Medicare waxaa laga yabaa inay ku jirto caymiska ilkaha sida baaritaanada joogtada ah iyo nadiifinta.

Baro wax badan oo ku saabsan faa'iidada ilkahaaga

Faa'iidada arraga

Faa'iidaada Platinum Blue vision waxay ka kooban tahay labo qeyb - baaritaanka indhaha iyo muraayadaha indhaha (Dookha iyo dhammaystir qorshayaasha).

Hel macluumaadkan badan ee ku jira cutubka faa'iidooyinka arraaga 4 ee Caddaynta Caymiska.

Foomka sheegshada aragga (PDF)