Baro wax badan oo ku saabsan wadaaga lacag bixinta caymiska iyo sida loogu xisaabiyo kharashaadkaaga hoos. Si aad u fahamto sida uu u shaqeeyo wadaaga lacag bixinta caymiska kharashka daryeelada caafimaadka kale arag wixii ah lacag bixinta daryeelka caafimaadka.
Bixinta kharashka daryeelka caafimaadka
Waa maxay farqiga u dhaxeya wadaaga lacag bixinta caymiska iyo wadaaga lacag bixinta
wadaaga lacag bixinta caymiska iyo wadaaga lacag bixinta (Lacag wada bixinta) waa labo qaabood oo aad kula wadaagayso daryeelka caafimaadka qorshahaaga caymiska. Qorshagaaga ayaa dejinaya khidmada. Wadaaga lacag bixinta caymiska waa boqoleyda wadarta kharashka ee loogu talagalay daryeelka caafimaadka. Wadaaga lacag bixinta waa lacag yar, taas oo aad bixineyso watiga adeega. Qorshahayaasha oo dhan ma lahan lacag isla bixinta laakiin qorshayaal baddan ayaa leh wadaaga lacag bixinta caymiska.
Goorma ayaan bixinaya wadaaga lacag bixinta caymiska?
Waxaad bilaabaysa inaad bixiso wadaaga lacag bixinta caymiska kadib marka aad gaarto lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo. Qorshahaaga wuxuu la socon doonaa inta lacag aad ku bixiso dhanka lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo. Macluumaadkaan waxaa ku jira Sharraxaadda Dheefaha (SHDH) Qorshaha caafimaadka ayaa kadib kuu diraya kadib waxaad helaysa daryeelka. SHDH wuxuu muujinaya intaa aad bixiso wadaaga lacag bixinta caymiska, hadadii wax un, waa inaad bixisa lacag. Waxaad si toos ah uga bixineysa khidmadan xafiiska dhakhtarka, isbitaalka ama farmashiye.
Sidee ayaan u xisaabinaya kharashaadkeyga wadaaga lacag bixinta caymiska?
Inta u baahan tahay inaad bixinayso waxay ku xiran tahay "khimada la oggolaaday" ee dhakhtarkaagu kaga qaadayo adeega daryeelka caafimaadka. Khidmadan waa kharashaka qiimo dhimista taas oo dhakhtarka ku jira qorshaha shabakadda uu oggolyahay inuu qaado.
Waa kuwaan tusaalooyinka sida u shaqeeyyo kharashaadka wadaaga lacag bixinta caymiska:
Qorshaha caafimaadka John wuxuu leeyahay 80/20 wadaaga lacag bixinta caymiska. Tani mincnaheedu waa kadib marka uu John buuxiyo lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo, qorshashiisa ayaa 80% daboolaya,John-na wuxuu bixinaya 20%.
Khidma la oggolyahay ee loogu talagalay booqashada dhakhtarka: | $100 |
Qorshaha Caafimaadka wuxuu bixinaya 80% wadaaga lacag bixinta caymiska: | $80 |
John wuxuu bixinaya 20% wadaaga lacag bixinta caymiska: | $20 |
Booqashadiisa ka hor, John wuxuu iska hubiyey dhakhtarka inuu ku jiro qorshaha shabakadiisa* marka wuxuu heli karaa caymiska ugu badan wuxuuna ka bixinaya jeebkiisa lacag yar. Haddii uu John booqdo adeeg bixiye ka baxsan qorshaha shabadkiisa, waxaa laga yaaba inuu bixiyo lacag badan.
Wax badan oo ku saabsan kharashka daryeelka caafimaadka
Sideen ula socdaa oo u arkaa sheegashooyinka?
Waa maxay shabakadu maxayse muhiim u tahay?
7 siyaabood oo loogu kaydsan karo daryeelka caafimaadka
Waa maxay sababta aad ugu baahan karto oggolaanshaha hore
Goorma ayay booqasho ka hortag ah isu beddeshaa booqashada xafiiska?