Daryeelka ka hortagga ah ee aad la yeelanayso dhakhtarkaaga ayaa xooga saareysa caafimaadkaada guud iyo sida loo caafimaad qabo. Laakiin booqashada ka hortaga ah ayaa isku beddeli karto booqashada xafiiska taas oo kharash lacag kugu noqoneyso. Boro sababta.
Qaado kadiska booqasho ka hortag ah
Goorma ayay noqoneysa booqasho ka hortaga ah booqashada xafiiska?
Booqashada daryeelka ka hortaga ah way ka duwan tahay booqashada xafiiska?
-
Ujeedada booqosho ka hortag ah waa qiimeynta caafimaad guud, aqoonsiga halisyada, iyo ogaanshaha sida caafinaad qabka loo joogteeyo. Qorshahaaga wuxuu cayminya100% booqasho ka hortag ah marka aad aragto dhakhtarka ku jira qorshaha shabadaada.*
-
TUjeeada booqashada xafiiska waa in looga hadlo ama lagu helo daawenta walaca cudur ah gaar ah ama xaalad. Waxaa laga yabaa inaad lacag bixiso booqashada qeybta ka ah lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo, wadaaga lacag bixinta iyo/ama wadaaga lacag bixinta caymiska.
Haddii aad jadwalaysato booqashada daryeelka ka hortagga ah iyo weydii dhakhtarkaaga wax ku saabsan walaca gaarka aha ee caafimaadka ama xaaladda, ama rugtaada caafimaad ayaa u sameeynayso ballanta lacag bixinta sida booqashada xafiiska.
Haddii aad rabto inaad wax ka ogaato kharashaadka, weydi dhakhtarkaaga qiyaasta lacagaha ka hor booqashadaada. Waxaad sidoo kale wici kartaa lambarka ku yalla qeybta dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta. Shaxda hose ayaa muujinaysa waxaa ay yihiin adeegyada ay cayminayaan inta lagu jiro booqasho ka hortaga ah.
Maxaan uga hadli karaa booqasho ka hortag ah iyada oo wax lacag ah aan la iga qaadanin.
Inta lagu jiro booqashada daryeelka ka hortagga ah, dhakhtarkaaga ayaa eegi doonaa halisyada caafimaadkaaga oo kala hadlaya wax ku saabsan:
- Caafimaadkada haddda
- Taariikhdaada caafimaadka
- Jirooyinkii hore iyo qaliinada
- Halisyada ayaa laga yabaa inaad leedahay xaaladdaha gaark a ah
- Sida loogu dadaalo qaab nololeedka caafimaad qabka ah
Waa maxay farqiga u dhaxeya booqashada daryeelka ka hortagga iyo booqashada xafiiska?
Booqashada daryeelka ka hor hortagga ah? |
Booqashada Xafiiska |
|
|
Daryeelka ka hortagga ah ee saxda ah ayaa muhiim u ah inay kaa caawiso inaad ku nolaato caafimaad cumri dheer. Baarista ka hortaga ayaa ka caawin karaa in laga hortago cudurka ka hor inta aysan bilaabin waxaana horey loo ogaan karaa dhibaatooyinka, ka hor intaysan sababin dhibaatooyinka darran ee jiradda.
Inta jeer iyo waxaa ay tahay nooca daryeelka ka hortagga ah ee aad u baahantahay ayaa ku xiran da'daada, jinisigaaga, caafimaadkaada iyo taariikhda caafimaadka qoyskaaga. Firii tilmamaaha loogu talagalay raga, haweenka, iyo carrruurta ee ku jira tallooyiknkeena daryeelka ka hortagga ah (PDF).
Daryeelka ka hortagga ah ee Blue Cross iyo qorshayaasha Blue Plus ayaa waxaa cayminaya caymisyada kala duwan. Wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta si loo ogaado waxaa ay yihiin qorshayaasha caymisyada.
Raadi dhakhtar oo jadwalayso maanta daryeelka ka hortagga ah.
Wax badan oo ku saabsan daryeelka ka hortagga ah iyo caymiska
Baaritaanada jirka ee sanadlaha iyo booqashooyinka ka hortagga
Daryeelka ka hortagga ee loogu talagalay raga
Daryeelka ka hortagga haweenka
Daryeelka kahortagga maadaama aad gaboobayso
Daawa badalkeeda, waaxa ammanka ah iyo waxaa la cayminayo?
Durdurida maqaarka: maxay caymisaa caymiska caafimaadka?
Caymiska ma caymiyaa daryeelka chiropractic?
Sidee bay hagayaasha caafimaadku caawin u samayn karaa