Daryeelka caafimaadka ee Minnesota Health Care Programs ee caafimaadka dabeecadda ee Blus Plus

Daryeelka caafimaadka ee Minnesota Health Care Programs: ee caafimaadka dabeecadda ee Blus Plus

Baro wax ku saabsan caafimaadka dabeecadda iyo noocyada ilaha kala duwan ee la helayo, barnaamijyadda iyo adeegyadda.

Waa maxay xaaladda caafimaadka dabeecadda?

Caafimaadka dabeecadda waa erey ku baahday fayoobida maskaxeed iyo shucuureed oo dhan, oo ay ku jirto sida dadku ula qabsadaan caqabadaha maalinlaha ah. Erayga waxa kale oo ka mid ah daawaynta cudurrada dhimirka, sida niyad-jabka ama walaaca, iyo sidoo kale khalkhalka isticmaalka mukhaadaraadka iyo dabeecadaha kale ee la qabatimo.

Xaaladdaha guud ee caafimaadka dabeecadda waxaa ka mid ah:

Liiska daryeelka 

Xubnaha waxay leeyihiin doorashooyin kala duwan, taageerada iyo caymiska dhimirka caafimaadka iyo walacyadda maandooriyaha.

Doorashooyinka daryeelka caafimaadka dabeecadda waxaa mid ah:

  • Muuqaalka foogan iyo adeegyada caafimaadka tignoolajiyada - waxay daryeelka ka helaan kumubuyuter, tablet-ka, ama smartphone ee kaadeeg bixiyaahaga.
  • Adeegyadda bukaanka socodka - barnaamijka daaweynta jirka, waxaa ka mid ah qorshaynta daaweynta, qiimeynta baaritaanka, maareynta daawooyinka, baarista caqliga.
  • Adeegyadda bukaan socodka - isbitaaladda ayaa bixin karaa adeegyada caafimaadka dhimirka muddada-gaan si loo caawiyo inay xasilan dadka dhibaatooyinka ku jira.
  • Adeegyadda deegaanka - badqabka iyo kormeerida jawiga bulshada iyada oo lagu saleynayo barnaamijka deegaanka. Adeegyaddan waxaa laga yabaa inay baahan yihiin kadib joogitaanka isbitaalka ama ka hortagga isbitaal dhigid.

Baro wax ku saabsan Minnesota Health Care Programs ee daryeelka caafimaadka

Khadka dhibaatooyinka caafimaadka dabeecadda Blue Cross

Heltitaanka taageerada caafimaadka dabeecadda 24/7. 

1-888-275-3974

Isdilista & Dhibaatooyinka Cimiriga Nolosha

Haddii adiga ama qof aad taqaano oo dhibaatoonaya ama dhib ku jira, caawin ayaa la helaya 24/7.

Wac ama farrin u dir  988 ama khadka kala sheekeyso 988lifeline.org

Ilaha caafimaadka dabeecadda

Dhammaan adeegyadda caafimaadka dabeecadda iyo barnaamijyadda waxay u yihiin xubnaha Blue Plus bilaash Minnesota Health Care Programs. Ma loo baahna macluumaadka credit card si la isku diiwaangeliyo.

Adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

Doctor On Demand

Booqo takhsuslaha cilmi-nafsiga sharciyeysan ama dhakhtarka maskaxda ee guddiga shahaado haysta adiga oo isticmaalaya muuqaalka muuqaalka taleefankaaga, tablet-kaaga ama kumbuyuutarka. Shaqaalaha caafimaadka dhimirka waxaa lagu helaya ballan si ay kaga caawiyaan walacaha, walbaharka bulshada, qabtiinka, arrimaha xiriirka, qalqalka iyo waayista iyo walacaha goobta shaqada.

Wax badan ka baro Doctor On Demand

Baro inaad noolaato

La noolaanshaha walaaca, hurdo la'aanta, niyad-jabka, isticmaalka mukhaadaraadka ama walaaca bulshada? Baro Barnaamijka Tooska ah ee online-ka kaas oo marwalba laga helayo si uu kaga caawiyo shaqada.

Hel adeegga Baro si aad u noolaato
Geli kodhka gelitaankaBLUEPLUS (xaaladd xasaasi ah).

Taageero gaar ah

Jadwalynta ballanta caafimaadka dabeecadda

Maamulayaasha kiiska waxay la shaqeeyaan xubanah si ay aqoonsadaan adeeg bixiyaha daryeelka caafimaadka oo ku haboon si daboolo baahiyaha gaar ah' ee xubnaha iyo doolkhyada, iyo si ay uga caawiyo jadwalaynta ballaaha daboolaya caafimaadka dabeecadda:

  • Daryeelka jinsiga 
  • Dhaqanka la xiriira baahiyaha daryeelka
  • Dookhyada adeeg bixiyaha
  • Dookhyada goobta

Wixii ah Qoyska iyo Carruurt Blue Advantage, qorshayaasha MinnesotaCare iyo Minnesota Senior Care Plus (MSC+):
Wac 1-800-711-9862, TTY 711.

Qorsaha SecureBlue (MSHO):
Wac 1-888-740-6013, TTY 711.

Taleefanka Kalkaalka

Kalkaaliyaasha diiwaangashan ee khibradda leh wayaa laga helaya waqti walba, maalinta ama habeenkii marka aad rabto in laga caawiyo helida jwaabaha la xiriira caafimaadka ama hagida halka laga helo daryeelka.

Wixii ah Qoyska iyo Carruurt Blue Advantage, qorshayaasha MinnesotaCare iyo Minnesota Senior Care Plus (MSC+):
Wac 1-800-711-9862, TTY 711.

Qorsaha SecureBlue (MSHO):
Wac 1-888-740-6013, TTY 711.

Barnaamijka Joojinta Tubaakadda

Samee oo ilaali qorshaha joojinta adiga oo taageero ka helaya tababaraha fayoqabka.

1-855-552-2583, TTY 711
Saacadaha: Isniinta ilaa Khamista, 8:30 a.m. ilaa 5:30 p.m. Central Time
Khamista, 8 a.m. ilaa 6 p.m. Central Time
Wicitaankan waa bilaash.

Baro wax badan oo ku saabsan joojinta taageerada tubaakada

Hel raacitaan marka aad u baahan tahay iyaga

BlueRideSM oo ka socota Blue Plus waxay ku siineysa raacid lagu kalsoon yahay oo badqab ah si loo daboolo caafimaadka, ilkaha, iyo booqashooyinka farmashiye ee dhakhaatiirta aad ku jirto shabakadooda.

BlueRide waxay bixisaa raacitaanada soo soocda:

  • Ballamaha caafimaadka
  • Ballamaha Ilkaha
  • Ballamaha caafimaadka dhimirka
  • Qaadasha warqada dawada ee dhakhtar qoray
  • Soo qaadashada qalabka caafimaadka ee waara (DME) ama dayactirka
  • Booqashooyinka xarunta jimicsiga (xubnaha SecureBlue oo kaliya)

Si aad u ballansato baabuur raaca wac (651) 662-8648 ama wac khadka bilaashka 1-866-340-8648,  TTY  711

Wax badan ka baro gaadiidka BlueRide

Taageerada dhakaaha

Adeegyadda jiheynta dhakaaha

Jiheyaha Blue Cross ayaa la helaya si uu kaga caawiyo inta lagu jiro mudda daaweynta ilmahaaga. Waxay ka caawin doonaa inaad hesho adeeg bixiyaashada ku jira shabakadda kuwaas oo ka caawin karaa baahiyahaaga iyo kan cunugaaga.

Cilmi baarista cudurka dhakaaha (ASD) waxay muujinaysa adeegyadda daawaynta wax ka qabashada ayaa si kor ugu qaadi karaa koriimada ilmahaaga. 

Doorashooyinka waxaa ka mid ah:

  • Koriimada Hore ee Degdegmada ah iyo Adeegyadda Wax ka qabsahada (EIDBI) Dabeecadda
  • Waxay bixiyaaan hagitaan caafimaad iyo taageero daryeel
  • Hubi helitaanka daawaynta jirka iyo adeeegyadda ku saleysan-xirfadda
  • La xiriir bixiyeyaasha iyo nidaamyada daryeelka
  • Adeegyadda bulshada

Wixii ah Qoyska iyo Carruurta Blue Advantage iyo qorshayaasha MinnesotaCare:
Wac 1-800-711-9862, TTY 711.

Baro wax badan oo ku saabsan taageerada dhakaha

Bogga xiriirka ilaha dhakaaha ee Minnesota

Baro wax badan oo ku saabsan barnaamijyadda daryeelka caafimaadka laga helayo Waaxda Caafimaadka ee Minnesota iyo wakiilada ee gobolka ee ku isku xirya dadka iyo adeegyadda caafimaadka iyo taageerada iyo xaaladdaha maareynta caafimaadka.

Arag bogga xirirka ilaha Dhakaaha

Adeegyada taageerada deegaanka

Isku xirka Agabka Bulshada

Marka aad u baahan tahay in yar oo caawimo ah, way adkaan kartaa inaad ogaato meesha aad aadi karto. Isticmaalka Mareegta Ilaha Bulshada si loo ogaado lacag la'aanta iyo adeegyada kharashka yar ee kuu dhaw adiga.

Booqo Isku xirka Agabka Bulshada

Senior LinkAge Line

Senior LinkAge Line, oo ah adeegga guddiga Minnesota ee gabowga, wuxuu siiyaa macluumaad iyo agab lacag la'aan ah gobolka oo dhan.

Baro wax badan oo ku saabsan Senior LinkAge Line

Ama wac khadka bilaashka 1-800-333-2433, TTY 711.

Disability Hub

Disability Hub MN waa shabakad agabka gobolka oo dhan ah oo lacag la'aan ah oo ka caawisa dadka naafada ah inay xaliyaan mashaakilaadka, u maraan nidaamka una qorsheeyaan mustaqbalka.

Wac khadka bilaashak 1-866-333-2466, TTY 711.

La sheegayso khabiir
Isniin ilaa Jimco 8:30 a.m. ilaa 5 p.m.

Barnaamijka abaal marinta

Barnaamijka Abaalmarinta ee Blue Plus

Maadama aad tahay Qoysaska iyo Carruurta Blue Advantage ahaan ama xubinta MinnesotaCare ee Blue Plus, waxaad heli kartaan kaarar abaal-marin ah marka adiga iyo qoyskaagu aad buuxisaan booqashooyinka daryeelka fayo-qabka iyo ka hortagga ah.

Waxaad heli kartaa abaal marinta kaarka 25hadiyadda aad kula socoto booqashada dhakhtarka ama dhakhtarka 7maalmood gudahood ka soo saarista isbitaalkaaga.

Baro wax badan oo ku saabsan barnaamijkeena abaalmarinta

Caawi oo kaalmee