Adeegga dirista warqada dawada ee dhakhtar qoray

Badbaadso safarka farmashiyaha marka sida joogtada ah lagu soo dirayo daawoyinka boostada adiga MedsYourWayTM Guri Keenida iyadda lagu soo marinayo Amazon Farmashiye.

MedsYourWay, waxaad yeelan doontaa badbaadinta ilaa 80boqolkiiba noocyada iyo daawooyinka jineeriga ah iyo waana muhiim in la dhismo waayo araganiamada Amazon Farmashiye.

Daawoyinka aar ayaa lagu heli karaa qiimo yar kaarka qiimo dhimista. Qiimaha kaarka qiimo dhimista MedsYourWay waxaa lagu dhisay waayo araganimada Amazon Farmashiye - ma loo baahna kaar. Lacag bixinta, haddii la helayo qiimaha kaarka qiimo dhimista, waxaad sidoo kale arki doontaa qiimaha kaarka qiimo dhimista vs qiimaha caymiska. Dooro qiimaha yar iyo lacag bixinta.

Qiimaha kaarka qiimo dhimista MedsYourWay ma ahaan caymis. Si kasta ahaate, dhammaan daawooyinka dhakhtar uu qoray iyo qiimaha iibsashada tooska ee dhanka xadiga lacagta jeebka laga bixinayo sanadle ah - haddii aad bixineyso wadaaga lacag bixinta ama isticmaalista qiimaha kaarka qiimo dhimista.

Si aad u aragto haddii aad u qalanto, fiiri macluumaadka qorshahaaga ama wac lambarka ku qoran dhabarka dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta.

Dalabkaagii ugu horreeyay ee dawada dakhtarka kuu qoray, waxaad samayn doontaa akoon si aad u isticmaasho adeega aad doorato.

Sida eey ku bilaawatay

1. Samee akoon onliyn ah

MedsYourWay Home Delivery loo marinayo Amazon Farmashiye waxay gaar u tahayadeegyada guri keenida ee warqada dawada ee dhakhtar qoray.

Abuur koontada Amazon farmashiye

2. Dalabka dirso

Waxaad ka dalban kartaa website-ka, abb-ka mobilka ama telefoonka.

Su'aalo?

Wac MedsYourWay Home Delivery ee loo marayo xarunta daryeelka macluumaadka Amazon Farmashiye at 1-855-206-2430.

Waxaad sdioo kale isticmaali kartaa MedsYourWay marka aad gasho koontaada Blue Cross .

Faa'iidooyinka: Ammaan ah, fudud oo habboon

  • Dalbashada onlaynku waa degdeg, fudud oona ammaan ah
  • Daawadaada waxaa laguugu keenaya baakidh cad oo qarsoodi ah
  • Daawooyinka takhtarka qoray si taxadar leh ayaa loo hubiyaa badbaado ahaan
  • Waqti ku badbaadi adiga oo helaya sahayda 90-maalinta marka la heli karo
  • Guri geenta waxay kuu badbaadin kartaa lacag
  • Raridda caadiga ah ee bilaashka ah (fadlan oggolow 10 maalmaha shaqada)
  • Diyaarso buuxinta otomaatiga ah ee warqadaha dirista guriga, haddii la heli karo

Talooyin ku saabsan dalbashada dawada ee boostada

Foomamkaaga

  • Buuxi foomamka gabi ahaanba. Si cad u sheeg haddii ay tahay in wax loo soo raro qof aan adiga ahayn.
  • Bixi nambar taleefoon halka lagala soo xiriiri karo inta lagu jiro maalinta. Tani aad bay muhiim u tahay haddii daawadu tahay mid heerkulka-xasaasi ku ah. Amazon Farmashiye waxay ku diyaarin doontaa keenida.

Daawooyinkaada takhtarka kuu qoray

  • Weydii dhakhtarkaaga inuu
    • Ku qor 'qadarka ugu badan ee ay faa'iido u oggolaato' warqaddaada daawadaada
    • U qor daawadaada magaceeda guud. (Tani waa loo baahan yahay.)
    • Kudar magaca dhaktarka iyo nambarka DEA
  • Walxaha la xakameeyey: Waa inaad soo dirtaa asalka dawada uu saxiixay dhakhtarkaagu. Ma jiro daawoyinka fakiska takhtarka ku soo qoray ama warqadaha daawada ee uu saxiixo kaaliyaha takhtarka ama kalkaalisada dhaqtarka looma aqbali doono walxaha la xakameeyey. Soo gudbi warqadda daawada sida ugu dhow taariikhda la qoray intii suurtogal ah. Qaar ka mid ah dawooyinka walxaha la xakameeyey lama buuxin karo wax ka badan todoba maalmood laga bilaabo taariikhda la qoray.
    • Amazon Farmashiye ma buuxiyo jadwalka II ee xakmaynta waxlaha maanka dooriya.
  • Daawooyinka isku dhafan: Adeegan looma heli karo dawooyinka isku dhafan.

Fiiro gaar ah: Macluumaadkani ma khuseeyo qorshayaasha Medicare ama Minnesota Health Care Programs.