Hel caawimaada qaadashada daawooyinkaaga

U qaadashada daawadaada sida laguu qoray ay muhiim u tahay

Haddii aad qabto sonkorow, dhiig karka sare ama kolestaroolka sare oo aadan u qaadanin dawooyinka sida laguugu qoray, fursada dhibaatooyinku waxay noqon karaan kuwo halis ah.

Sawirka sharraxaayo arrimaha khatarta ah ee ku guul-darreysiga raacitaanka daawooyinka dhakhtarku qoray iyo tilmaamaha daaweynta

Waa kuwan waxa aad samayn karto haddii aad u baahan tahay caawimo

Ma awoodo?

Illow mise wakhti ma haysatid?

Dhammaanteen halkaas ayaan joognay. Mararka qaarkood xasuusin ayaa ku caawin karta.

  • Ku isticmaal appka xasuusiyaha taleefankaaga. Ka raadi app-ka stores-yadaa e Apple ama Android xusuusiyaha warqada dawada ee dhakhtar qoray ama pill tracker app.
  • Qor.
  • Weydiiso farmashiistaha/dhakhtarka dawada baxsho wax ku saabsan dib u buuxinta tooska ah haddii aad illowdo inaad dib u buuxiso warqada dawada ee dhakhtar qoray.
  • dib ugu buuxi warqadaha daawoyinka wakhti yar badnaa oo wata  90daawoyinka maalinta ( boostada ama tafaariiqda).
  • Ku hel daawoyinka boostada.Isticmaal mail order si aad waqtiga u badbaadsato. Waxa laga yaabaa inay lacag kuu badbaadiso, sidoo kale.

Miyaadan fahmin ama ka welwelin dhibaatooyinka soo raaca?

Mararka qaarkood ma cadda sida aad u qaadanayso daawooyinkaaga. Dhakhtarkaaga iyo asxaabtaada ama qoyskaaga ayaa ku caawin kara.

  • Weydii dhakhtarkaaga inuu qoro tilmaamo faahfaahsan oo hubi inaad fahamtay.
  • U soo wado saaxiib ama xubin kamid ah qoyska booqashada dhakhtarkaagasi aad u dhegaysato oo u waydiiso su'aalo.
  • Kala hadal dhakhtarkaaga wixii ku saabsan caawinta waxyeellooyin kasta. Doorashooyin kale ayaa laga yaabaa in la heli karo.

Agabyo badan