Ilaha warqada dawada ee dhakhtar qoray

Hel fahamka wanaagsan ee faa'iidooyinka warqada dawada ee dhakhtar qoray, raadinta daawooyinka la daboolay, raadinta farmashiye iyo wax badan.

Baro daruuuriyadda

Waa muhiim inaad fahamto sida qorshahaaga caafimaadka ay u daboolaan noocyada kala duwan ee warqada dawada ee dhakhtar qoray layaab ma noqon doonto qorashaadka aan la filaynin.

Qaado daawooyinkaaga

Haddii aad qabto sonkorow, dhiig karka sare ama kolestaroolka sare oo aadan u qaadanin dawooyinka sida laguugu qoray, fursada dhibaatooyinku waxay noqon karaan kuwo halis ah

Adeeg geynta guriga

Hubi agabkaaga waxtarka si aad u aragto haddii lagugu soo diri karo dawooyinkaga daawadu.

Hel 90maalin sahay ah

Haddii aad haysato warqada dhakhtarka oo aad si joogto ah u buuxiso, waxa awoodi kartaa in aad wakhti iyo lacag ku kaydsato barnaamijka sahayda ee maalinta-90 ee daawooyinka dhakhtarka qoray ee sida joogtada ah loo buuxiyey. 

Barnamijyada daawada dhakhtar qoray

Waxaan bixinaa barnaamijyo kala duwan oo kaa caawinaya inaad waqti iyo lacag kaydsato.

"Dib u buuxinta degdeg ah" iyo amarka safarka

Haddii aad isku daydo inaad buuxiso warqad dhakhtar ka hor intaadan gaadhin gunnadaada buuxinta, sheegashadaada waxa laguu diidi doonaa sida "dhakhso u buuxin." Si kastaba ahaate, waxaa jiro xaaladdaha qaar marka ay la bixiyo amar diida.