Tirada ayaa xaddidaysa barnaamijka daawada

Dawooyinka qaar waxay leeyihiin tiro xadidan si uga caawiso dhiiragelinta isticmaal ku haboon, hubinta waxtarka iyo kharash hoose.

Tirada xadidan waa cadada ugu sareysa ee daawada dhakhtar qoray taas oo adiga ku siin kara farmashiye in muddo ah (tusaale,30 kaniini qaado bibsii). Dawooyinka qaar waxay leeyihiin tiro xadidan si uga caawiso dhiiragelinta isticmaal ku haboon, hubinta waxtarka iyo kharash dhimista. Labada dawooyinka la doorbido iyo kuwa aan la doorbidin ayaa yeelaan karaa tiro xadidan. 

Waxa ay adigu kaga dhigan tahay 

Haddii aad qaadanayso in ka badan tirada xadidan ee daawada, fadlan la hadal dhakhtarkkaaga. Si wada jir ah waxaad uga wada hadli kartaan dookhyada kugu haboon adiga. Dhakhtarkaaga ayaa go'aamin kartaa haddii laguu qorayo warqada dawada ee dhakhtar qoray ama soo gubdinta codsigaaaga si loo sii wado tirada hadda.

Daawadayda ma leedahay tirada xadidan?

Fiiri liiska dawooyinka la caymiyay si aad u aragto tirada xadidan ee dawaada. (Waxaad u bahaan doontaa inaad garanayso liiska daawada iyo inaad ka doorto liiska hoose ee dalabka ee raadistan.) Si aad u hesho magaca liiska daawada ee ku agabyada qorshaha caafimaadka adiga oo wacaya adeegga macmiilka. Waxaad sidoo kale gali kartaa goobta xubin si aad u raadiso liiska daawada.

Raadi liiska daawada

Sidee ayey u shaqeysa tirada xadidan 

Marka uu ku siiyo warqada dawada ee dhakhtar qoray farmashiistaha, nidaamka farmashiyaha ayaa dib u eegi doonaa tirada la codsaday. Haddii tirada la qoray ay ka yar tahay ama la mid tahay tirada xadidan, warqada dawada ee dhakhtar qoray waa la buuxinaya sheegasho waxaa loo sameeynaya si toos ah.

Xubnaha Blue Cross

Soo gal si aad daawooyin uga hesho liiskaaga dawooyinka la daboolay iyo farmasiyada shabakadaada.

Gal