Ma waxaad halis ugu jirtaa nooca 2 sonkorowga?

Qaado Baarista Halista Macaanka.* Fadlan dooro dhibcaha lambarka jawaab walba adoo isticmaalaya badhanada hoos ee iska horjeeda.

1. Imisa jir ayaad tahay?
2. Rag maad tahay mise dumar?
3. Haddii aad tahay haweenay, weliga ma laga helay sokorta caloosha?
4.Ma leedahay hooyo, aabo, walal, ama abowe sokor qabo?
5. Weliga ma lagugu sheegay dhiig karka sare?
6. Jir ahaan ma firfircoon tahay?
7. Waa maxay heerka miisaankaaga? (halkaan ka arag jadwalka)

 

Munaasabadaha soo socda ee ay maalgeliyeeen Ururka Macaanka Markeykanka (American Diabetes Association)

Booqo American Diabetes Association si aad u hesho ilaha iyo munasabadaha bulshadaada.

*Baarista waxaa lagu soo saaray oggolaanshaha Ururka Macaanka Markeykanka (American Diabetes Association)