Daryeelka ilkaha ee loogu talagalay carruurta

Suuska iliga waa cudur carruurta ku badan. Daryeelka saxda ah ee afaka ayaa ka caawin karaa ilmahaaga caafimaadka guud.

Ilig suuska carruurta wuxuu shan jibaar ka badan neefta iyo wuxuu toddobo jibaar ka badan qandho.* Haddii aan la dawaynin, xanuunka suuska wuxuu keeni karaa dhibaatooyin badan ee cunista, hadalka iyo barashada: Suuska ilkaha waxaad kula dagaalami kartaa daryeelka saxda ahj ee guriga iyo safarada koogtada ah dhakhtarka ilkaha.

Hubi inaad leedahay qorshaha ilkaha si ay kaga caawiso baaritaanada caymiska.

Ku dukaameyso qorshayaasha ilkaha ee Blue Cross

Daryeelka afka ee dhallanka iyo ilmaha

Nadiifinta afka ilmahagaa ka hor xitaa inta ay ilko uu soo dhalanin waa qaabka ugu muhiimsan ee looga hortagi karo waxyeeladda bakteeriyada ku dhismaysa. Bakteeriyada waxay keenta huurada, taas oo keenta suuska ilkaha. Waa tan sida loo joogteeyo nadafa afka yar:

  • Isticmaal maro, qoyan oo nadiif ah oo ku duuban fartaada si aad u nadiifiso cirida ilmahaaga kadib cuntada.
  • Marka uu sidaa ugu soo baxdo iliga ugu horeya, isticmaal burushka yar ee ilmaha si aad u nadiifiso dhammaan sagxada ilkaha.
  • U qaad ilmahaaaga booqashada ilkaha dhalashadooda koowaad si aad uga caawiso ka hortagga dhibaatooyinka.
  • Marka ay labada ilkooda ay istaabtaan, nadiifii inta u dhaxeya iyaga maalintii hal jeer.
  • Ilaa da'aada 2, ama ilmahaagau jirsado da' ku filan oo uusan wax ku liqaynin, bilow inaad isitcmaasho cadeyga ilkaha ee pea-sized dab.
  • Sii wadista waxay ka caawinaysa ilmahaaga inuu cadeyso iyo inta ilkaha u dhaxeysa ilaa ay ka qabtaan shaqadood wanaagsan.

Astaamaha dhibaatoyinka ilkaha ee carruurta

Si joogto ah uga fiiri afka ilmahaaga wixii ah calaamadaha suuska ama caabuqa. Sida ugu dhaqsiyaha badan u arag dhakhtarka ilkaha haddii uu ilmahaaga leedahay:

  • Ilig midabkiisu u madaw yahay
  • Xanuunayo marka la calaalinayo ama la qaniinayo
  • Casaan, dhiigaya ama cirid bararsan
  • Ilig xanuun

Sida looga hortago suus

Waxaad ka caawin kartaa ciyaalka inay kula dagaalamaan suuska dhowr dabeecad oo caafimaad qab iyo baaritaanada joogtada ah ee ilkaha.

  • Ka dhig afkaaga caafimaad qab. Sameey baaritaanada joogtada ah ee ilkaha iyo ku dhaqanka nadaafada wanaagsan ee maalinlaha ah. Tani waxay ka caawin kartaa inaad ka hortagga jeermisyadda iyo bakteeriyada u gudbnaan ilmahaaga.
  • Ka dheerow masasadaha watiga jiifka ah. Inaad ilmahaaga u saarto masasada caanaha sariirta ama cabitaan sokor leh ayaa u keenaya ilkaha ilmahaaga inuu ku dhaco suus.
  • Ka dheerow inay wadaagan qaadooyinka iyo maacuunta kale. Kuwani waxay u gudbinaan ilmahaaga bekteeriyo.
  • Bar cunugaagu inuu cabo biyo. kabashada joogtada ah ee tababrista koobab ay ka buuxaan cabitaano sokor ayaa u keeni kartaa suus. Bar cunugaaga inuu si joogto ah u isticmaalo koob 12 bilood oo biyo ay ka buuxaan oo kaliya.
  • Sokor xadidan iyo cabitaanada macaanka ah. Siinta macmcaanka sida nacnaca, cabitaanada juuska ah iyo socda ayaa u keeni kartaa iliga suus.
  • Sii macmacaan caafimaad qab. Farmaajo, caano fadhi iyo caanaha ayaa ku fiican ilkaha waa caafimaad qabka cunto u dhaxeysa macmacanada.
  • Hel flourid kugu filan. Flouride waxay xoojinaysa ilkaha waxayna ka caawinaysa inay ka hortagaan waxyeeladda. Haddii aadan biyaha ku heysanin flourid, kala hadal dhakhtarka ilkaha wax ku saabsan daaweynta flourid ama kaabiyaasha.
  • Cadeyka iyo folos Bilaabista hore ee dhaqanada wanaagsan ee caafimaadka afka iyo bar ciyaalka inay cadeystaan ugu yaraan labo jeer maaliinta iyo oo ay nadiifinta si maalin lah inta u dhaxeysa ilkaha.
  • Ku saabsan ilko daboolista. Daboolista waxa loogu talagalay in ilkaha looga ilaaliyo suuska. Weydii haddii daboolista ay ku haboon tahay ilmahaaga oo hubi qorshahaaga si aad u aragto haddii ay daboolayaan.
  • Hel booqashooyinka joogada ah ee ilkaha. Si joogto ah u booqo dhakhtarka ilkaha si ay caawiso ilkaha cunugaaga iyo caafimaad qabka ciriyada. Dhakhtarka ilkaha ayaa kuu sheegi karaa inta jeer ee cunugaagu soo booqanayo.

Qorshayaasha Ilkaha ee Blue Cross

Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota waxay fudayd ka dhigeen ilaalinta caafimaadka afka. Waxaan bixinaa qorshayaasha kala duwan ee ku haboon baahidaada iyo miisaniyadda.

Dhammmaan qorshayaasha ilkaha ee Blue Cross ayaa cayminaya daryeelka ka hortagga ah, oo ay ku jirto baaritaanada joogtada ah, raajooyinka, nadiifinta. Ayadoo ku xiran caymiska aad doorato, qorshahaaga ayaa laga yaabaa sidoo kale imuu caawiyo bixinta lacagta ilko buuxinta, gelinta, iyo adeegyada kale.

Madaama aad tahay xubin Ilkaha Blue Cross, waxaad si fudud u heli doontaa daryeelka ilaha ee leh mid ka mid ah shabakadaha ugu ballaran ee ilkaha ee wadanka. Dhakhaatiir badan oo ka ilkaha oo ku jira shabakadda ayaa sidoo kale bixiya qiimo dhimista adeega ee qorshahaaga uu caymiskaaga daboolin, oo ay ku jirto adeegyada aad hesho kkadib marka aad gaarto faa'idada ugu badan sanadkii.

Qof walba ayaa iska diiwaangelin karaa qorshaha Ilkaha ee Blue Cross, xitaa haddii addan laheyn caymiska caafimaadka ee Blue Cross ama Medicare aadan ku jirin. Qorshaha Ilkaha ee Blue Cross ayaa la awoodi karaa waana qaabka ugu fudud ee aad ku helaysaan daryeelka ilkaha adiga iyo qoyskaaga.

* Xarumaha ka hortagga iyo Xakameynta Cudurka, 2014