Ku soo dhawoow qorshahaaga Ilkaha ee Blue Cross

Waa kuwaan shan tallaaboo oo fuud oo aad ku bilaabayso qorshaha ilkaha ee Blue Cross.

Ku soo dhawoow qorshaha ilkaha cusub ee Blue Cross. Yoolkeena waa inaan ka caawino qorshahaaga inuu shaqeyo sidaa darteed waxaad heli kartaa faa'iidooyinka ugu badan. Si aan kaaga caawinno bilaabista, aan dhex marno(sharaxno) shan tillaabo.

1 Samee akoon xubin oo online ah

Si aad u aragto macluumaadka qorshaha ilkaha, oo ay ku jiro caymiska iyo sheegashooyinkaaga, qaado daqiiqad si aad u diiwaangashto akoontii. Halkaas waxaad ka helaysa macluumaad ku saabsan qorshaha ilkaha. Goobtu waa ammaan, shakhsiyeysan oona fudud in la isticmaalo.

Hadda isdiiwaangeli

Hel macluumaadka ku habboon oona dhamaystiran oo ku saabsan qorshahaaga:

  • Eeg sheegashadii dhawaa
  • Firii cida daboolan, sidoo kale lagacata caymiska laga rabo, wadaaga lacag bixinta caymiska, iyo qorshayaasha ugu sareya iyo waqtiyada sugista, haddii wax jiraan
  • Ka raadi dhakhtarka ilkaha ee jira shabakadaada (Fiiro gaar ah: haddii aad isticmaasho adeeg bixiye ka baxsan shabakadaada ka baxsan, waxaa laga yabaa inaad bixiso lacag badan)
  • Hel koobiga kaarka aqoonsiga ee xubinta ee ilkaha
  • Baro tallooyinka muhiimka ee ku saabsan caafimaadka afka

2. heyso u Kaarka aqoonsiga qorshaha ilkaha ee Blue Cross  

Waxaad heli doontaa kaarka aqoonsiga ee xubinta ee qorshaha ilkaha boostada sida dhaqsiyaha vadan kadib marka la xaqiijiyo is diiwaangelintaaada. Hubso inaad soo qaadato marka aad soo booqanayso dhakhtarka ilkaha. Waxa ku jira macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan dheefahaaga:

  • Magacaaga iyo lambarka aqoonsigaaga
  • Nooca qorshaha ilkaha
  • Tilmaamaha si looga caawiyo adeeg bixiyaasha ilkaha inay soo gudbiyaan sheegashooyinka
  • Xubnaha adeegga Macmiilka waxaa loogu talo galay adiga iyo adee bixiyaasha ilkaha.

3. Dib u eeg waxaa lagu daboolo qorshaha ilkaha ee Blue Cross

kala duwanaanta caymiska waxay ku xiran tahay qorshaha aad dooratay. Gal akoontiga xubin ee online-kat si aad u aragto wax ku saabsan faafahinta caymiska iyo baro wax ku saabsan:

  • Lacagta laga rabo caymiska wadaaga lacag bixinta caymiska iyo qorshaha ilkaha
  • Qorshaha ugu badan qorshaha ilkaha  
  • Kala duwanshaha waxaa aad ka bixin doonto jeebkaaga haddii aad isticmaalays shabakadda gudaha vs ama adeeg bixiyaha ilkaha shabakadda dibadda (waxaa laga yaaba inaad bixiso lacag badan haddii aad aado shabakadd dibadda ah)
  • Taaslooyinka adeegyada ilkaha aas la daboolin, sida qaliinada qurxinta

4. Raadi dhakhtarka ilkaha

Sida xubin qorshaha ilkaha ee Blue Cross, waxaad helaysa shabakada the national United Concordia Advantage Plus 2.0, mid ka mid ah shabakadda ugu weyne ee ilkaha ee waddanka. Waaxad arki kartaa hakhtarka ilkaha, laakiin waxaad badbaadin doontaa lacag haddii aad doorato dhakhtarka ilkaha ee ku jira shabakadda.

Raadi dhakhtarka ilkaha ee ku jira shabakadda.  

Ma aragt miya liiska dhakhtarka ilkaha? Waxaad magaca karta dhakhtarka ilkaha aad rabto inaad ku biirto shabakadiisa.

5 nala soo xidhiidh wixii macluumaad dheeraad ah

Haddii aad qabto su'aalo, la xiriir adeegga macmiilka ee ku qoran qeybta dambe ee kaarka aqoonsiga ee xubinta.

Wax badan oo ku saabsan ilkaha

Baro wax badan oo ku saabsan jadwalka daryeelka ilkaha
8tallooyinka loogu talagalay daryeelka ilkaha xiliga uurka
Daryeelka ilkaha ee loogu talagalay carruurta
Si wada jir ah uga taxadar macaankaaga iyo caafimaadka afka.