Baarista naasaha ayaa ka caawin karaa in lagu ogaado kansarka naasaha

Hel jaawabaha su'aalaha baaristaada naasahaaga ee daryeelka ka hortagga ah

Baarista naasha waa muhiim in baarista daryeelka ka hortagga kaas oo ka caawinaya ogaanshaha baarista nasasaha. Ogaanshaha hore ee kansarka naasaka, waa qaab ugu fudud ee lagu daaweyo cudurka.

Blue Cross ayaa ka jawaabaysa su'aalaha ugu caansan ee baarista naasaha iyo sida loo ilaaliyo caafimaad qabka ka dhanka ah kansarka naasaha. Haddii aad buuxiso tallooyinka baarista naasha, jadwalayso ballantaada maanta.

Waa maxay baarista naasaha?

Baarista naasaha waa raajooyinka taxanaha ee naaska marka dhakhaatiirta ayaa arki karaa astaamaha xuubka ee kalshiyaamka yar ee ku jira kuwaas oo muujinya meelaha cadcad ee raajada.  

Sidee ayuu ugu badan yahay kansarka naasaha Minnesota?

Sida laga soo xigtay Waaxda Caafimaadka ee Minnesota, haweenka ugu badan ee Minnsota ee laga helay kansarka naasha ma oga xaqiiqda halista.

Kansarka naaska waa kansarka ugu badan ee haweenka waana sababta labaad ee keenta dhimashada kansarka ee haweenka. War wanaagsan: Rajada baaritaanka kansarka wuxuu caawinaya aqoonsiga hore iyo daaweynta, taas oo si weyn hoos ugu dhigta xajmiga dhimashada.

Halkee ayaan ka helaya baarista raajada naasaha?

Dhammaan haweenka ka weyn da'da 40 waa inay iska baaraan ugu yaraan labo sano walba. Haddii aad leedahay taariikhda qoyska ee kansarka naasaha, dhakhtarkaaga ayaa laga yabaa inuu amro raajada hore ee baarista kansarka ama inta badan.

Halkee ayaan u aadi karaa baarista?

Waa ay ka fududahay abid sii hore in bulshado laga dhex helo baarista. Hel goobta kugu wanaagsan adiga:

  • Isbitaalka bukaan socodka ama xarunta rajada ee bukaan socodka
  • Mobaylka rajada nasaha ee shaqada ama dugsiga
  • Rugta gaarka ah ee baarista kansarka ama caafimaadka haweenka

Raadi dhakhtar

Maxaa ka dhacaya ballanta rajada nasaha?

Si aad ugu diyaargorowdo rajada naasaha, ka dheeraw looshinada ama carfisada maalinta ballantaada. Waxay qaadanaysa ilaa 30 daqiiqo

Ballantaada, farsamo yaqaanka ayaa ka qaadi doonaa labo sawir naas kasta xaglo kala duwan. Kadib, dhakhtarka rajada ayaa dib u eegi doonaa raajooyinkaaga, sidoo kale wuxuuna u barbardhigaya raajooyinkaaga hore haddii aad hadda ka hor iska baartay.

Haddii raajooyinkaaga aysan muujinin wax ah astaamaha kaydka yar ee kalshiyaamka, waxaa lagu soo ogeysiin doonaa boostada inay rajada nasahaaga ay yihiin caadi, oo ay unugta naaska caafimaad qabto.

Maxaa dhacaya haddii uu dhakhtar uu walac ka qabo raajooyinka?

Haddii rajooyinka ay muujiyaan astaamaha yar ee kaydka kalshiyaamka, waa lagu soo wacaya waxaa lagu faraya tallaabooyinka xiga, sida baarista nasaha ee xiga, ama ultrasound si loo arko unugyada badan ee naaskaaga. Haddii raajooyinka ay muujiyaan in unuga naaska uu caadi aheyn, dhakhtarka ayaa laga yaaba inuu amaro qaliinka unug bixinta.

Waa maxay qaar kamid ah xaqiiqooyinka halista ee kansarka naaska, maxaana sameeyn karaa si aan u yareeyo halisteyda?

Waxyaabaha halista ah ee kansarka naaska waxaa ka mid ah:

  • Dheddiga ka weyn 50 sano jir
  • Taariikhda qoyska ee kansarka naaska
  • Qaangaarnimada hore (haddii aad dhiigaaga caadada ku bilowday ka hor da'da qaangaarka 13)
  • Taariikhda uurka, oo ay ku jirto haddii aadan abidkaa uur yeelanin, ama haddii uurkaagaaga koowaad inuu kadib da'da 35
  • Heerka hadda ee caafimaadka, badnaa haddii aad sigaar cabto ama aad cayilan tahay ama aad xad-dhaaf u isticmasho khamriga.

Waxaad yareyn kartaa halista kansarka naasgaaga adiga oo sameeynaya dookhyada caafimaad qabka ah, sida:

  • Sigaar ha cabin
  • Xadid cadada khamriga aad cabayso
  • Cun cunto isku dheeli tiran oo caafimaad qab ah oo joogtey miisaanka caafimaad qabka ah.
  • Si joogto ah u jimicso
  • Aqoon u yeelo naasahaga oo la hadal dhakhtarkaaga haddii aad aragto isbeddel, sida nambaro kuukuusan, isbeddelka qaabka ama dhacaanka.

Rajada baarista naasaha ma leedahay caymiska qorshahayga caafimaadka?

Qorshayaasha caafimaadka Blue Cross iyo Blue Plus ayaa caymiya labada 2D iyo 3 ka hortagga baarista rajada nasaha wax kharash ah ma ku ahan xubnayaasha marka ay isticmaalaya adeeg-bixiyaha shabakada ku jira. Rajada baarista nasaha oo dheeraad ah ayaa loo baahan karaa in kharashka la wadaago. Sida marwalba, hubi inaad fiirso qorshaha gaarka ah ee caymiska oo arag adeeg-bixiyaha shabakada ku jira. 

Wax badan oo ku saabsan daryeelka ka hortagga

Daryeelka ka hortagga

Adeega tallooyinka daryeelka ka hortagga

Daryeelka ka hortagga haweenka

Baaritaanada sanadlaha ah 

Daryeelka kahortagga maadaama aad gaboobayso

Sida maqaarkaaga looga baaro kansarka