Dhibaatooyinka 5 ugu caasan ee isha

Dhibaato il ayaa mar walba dhici karto. Qaar ka mid ah dhibaatooyinka isha ayaa ku imaan karaa da'da halka kuwa ay noqon karaa xaaladd halis ah. Baro astaamaha dhibaatooyinka caanka ah ee isha

Haddii aad abidkaa yeelanin dhibaatada indhahaada waxay noqon kartaa in si fudud loo iloobo sida ugu muhiimsan tahay in la daryeelo iyaga. Hoose ku arag shan ka mid ah cudurada ugu caasan ee isha iyo sida loo aqoonsado.

Ka caawi indhahaada inay caafimaad qabaan sanooyin badan oo u imow baaritaanka indhaha ee joogtada ah, muraayadaha indhaha sida dhakhtarka kugu qoray iyo daaweynta astaanta koowaad ee dhibka. Fiiri qorshaha caafimaadka ee loogu talagalay caymiska ama ku darista qorshaha aragga kaas oo ku jiro baaritaanka indhaha.

Dukaamaysiga Qorshayaasha Aragga

1. Isha Qalalan

Isha qalalan waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu caansan ee isha. Waxay dhacdaa marka ishaadu aysan oo saarin illinta ama nooca illinta saxda ah. Ishaada ayaa barari kartaa oo xanuuni kartaa Isha aadka u qalalan ayaa ka dhiga kartaa inaad ku raxeysanin akhrinta ama isticmaalka kumbuyuuterka. Astaamaha waxaaa ka mid ah:

  • Dareemida inay ishaadu wax ku jiraan
  • Indhaha casaan
  • Indhaha oo ku gubanaya ama ku cuncunaya
  • Xasaasiyad ku ah nalka
  • Aragti cawiran

Arag dhakhtarkaaga haddii aad u maleeynayso inaad qabto il qalalan. Dhakhtarkaaga ayaa kugula talinaya daaaweynta ama daaweynada ka caawin kara inay indhahaagu soo saaraan ilin badan.

2. Cudurka macaanka ee isha ku dhaca

Macaanka isha waa dhibaatada isha ee ugu casaan ee dadka qaba macaanka. Sokorta badan ee dhiiga waxay waxyeelaynaysaa wareega madow ii sha waxay sababi kartaa inay soo dhacdo isha. Tani waxay keeni kartaa inuu araga lumo. Waxaa laga yabaa inaadan laheyn astaamaha heerarka hore ee cudurkaan. Lakiin arag isla markiibna dhakhtarkaaga isha haddii aad isku aragto:

  • Aragtida ama xarago sabaynaya aragtidaada
  • Aragti cawiran
  • Madaw ama meelaha banaan ee aragtidaada
  • Aragtidaada ayaa iska beddelaysa cawirnaan oo isku beddelaysa nadiif
  • Midabadda ayaa u muuqda inay dhaqmeen
  • Lumista aragga

You can help protect your eyes from retinopathy. Xakameyey sokortaada dhiiga iyo dhiig karkaaga Oo qaado baaritaanka indhaha sanad walba si ay kaga caawiso ogaanshaha iyo daaweynta dhibaatooyinka hore.

3. Xuubka Tireyga

Inta aan da' sii noqoneyo, wareegyada indhaheena ayaa noqon karaa caad. Xuubka fuula wareega isha ma dhibaateynayo aragaaga marka koowaad. Laakiin waay ka sii daraayaan, waxayna laga yabaa inay adkaato akhrinta ama kaxeynta gaariga, gaar ahaan habeenkii. Astaamaha tireyga waxaa ka mid ah:

  • Aragti ceyryaaamo ah
  • Ku adag aragtida habeenkii
  • U baahan iftiinka inuu wax ku akhriyo ama u arko faafaahin fiican
  • Aragtida godadka u dhaw nalka
  • Midabyada oo taga
  • Xasaasiyada nalka iyo iftiinka

Joogteynta baaritaanka indhaha ayaa ka caawin karaa ogaanshaha tireyga. Laakiin arag dhakhtarkaaga isha isla markiiba haddii aragtidaada ku aragto wax isbeddelo ah.

4. Bararka Wareega Isha

Bararka wareega isha waa cudurka caan ku ah dadka ka weyn da'ada 40 waxayna ku sababtaa indho beelista dadka da'da ah 60. Dhacaan ayaa ku dhismaya qeybta hore ee ishaada waxayna wax yeelaynaysa dareenka isha. Waa heerka hore, bararka wareega isha waxaa laga yabaa inaysan wax calamaado ah. Marka waxaa laga yabaa inaan ogayn. Qaar ka mid ah astaamaha laga yaabo inaad marka hore ogaato waxaa ka mid ah:

  • Waayista araga qeyb
  • Aragtida godadka u dhaw nalka
  • Qeyb araga ah inaad si fiican wax uga arkin
  • Il xanuun ama gaduud

Baaritaanka indhaha ee Sanadlaha ah ayaa ka caawin karaa inaad ishaada ka ilaaliso bararka wareega isha Dhakhtarkaaga ayaa ka baari doonaa indhahaaga astaamaha bararka waareega isha wuxuuna ku talinaya daaweynta.

5. Araga Belid

Cudurka arag beelista waa waxa koowaad ee sababa dadka waayeelka ee Mareykanka ah inay araga beelaan. Qeybta dhexe ee madaw ee isha, waxaa loo yaqaana makula, ayaa baaba'do intaa da' sii noqonayso. Waxay sidoo kale sababi kartaa dhibcaha bartamaha ee araga. Waxaa laga yabaa inay adkayso akhrinta, wadista gaariga, daawadshada TV, iyo aqoonsiga wajiyada. Dadka intiisa badan ma lahan calaamado ah heerarka hore. Inta uu cudurka fafaayo, waxaa laga yabaa inaad ogaato isbeddelada aragaaga, oo ay ku jirto:

  • Safafka tooska ayaa muuqadana inay qaloocan yihiin.
  • Mugdi, aaagag cawiran ee bartahamaha aragaaga.
  • Way adagtahay aqoonsiga wajiyada
  • Way adagtahay in la arko faafaahinta araga

Baaritaanka indhaha ee takhasus laha indhaha ayaa ka caawin karaa in la aqoonsado oo la daaweyo arag beelida.

Ku ilaali aragaaga qorshayaasha Blue Cross

Baaritaanka indhaha ee joogtad ah waa mid ah qaaba ugu fiican ee aad ku ilaalinayso aragaaga. Qorshayaal badan oo caafimaad ayaa cayminaya ka hortaga joogtada ah ee baaritaanka indhaha.

Waxaad sidoo kale sahmin kartaa ku darista gaarka ah ee qorshaha aragga. Blue Cross waxay bixisa qorshaha araga oo kala duwan si ay buuxiso baahiyahaaga iyo miisaniyadaada. Dhammaan qorshayaasha ayaa bixinaya qiimo dhimista muradayaha indhaha iyo ookiyalayaasha iyo qaar ka mid joogteynta ah baaritaanka indhaha.

Madaama xubin ka tahay Blue Cross Vision waxaad heli doonaa helida fudud ee daryeelka ishah leh shabakadda ballaran ee qaranka oo ay ku tafaariiqlayda ugu sareysan iyo dhakhtarka indhaha iyo Takhasuuska indhaha.

Waxaad iska diiwaangelin kartaa qorshaha aragga Blue Cross Vission waqti walba, xitaa haddii aaan laheyn caymiska caafimaadka ama Medicare. Qorshayaasha Blue Cross Vision waa la goyn karaa waana qaabka ugu fudud aad ku heli kartaan daryeelka aragga ku haboon adiga iyo qoyskaaga