Iska diiwaangeli qorshaha Blue Plus
Isla barbardhig qorshayaasha oo arag qiimayaashaada.
Hagaha Go'aanka - Isbaanish (PDF)
Xubin hore?
Gal ama Idiiwaangeli
Ka dukaamayso MNsure
Isticmaal MNSure haddii aad u qalanto kaabida.
Qorshaha Samatabbixinta Maraykanka ayaa laga yaabaa inuu kaa caawiyo inaad wax badan kadsato.
Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno
La hadal wakiilka Blue Cross:
1-800-262-0823 (TTY 711)
Ku dooro qorshahaaga caafimaad iyadoo lagu salaynayo meesha aad kaga nooshahay Minnesota
Qorsheyaasha caafimaadka qofka iyo qoyska ee reer Minnesota ee lagu bixiyo Blue Plus waxay ku saleysan yihiin meesha aad ku nooshahay.
Dhammaan qorshaha Blue Plus waxaa ka mid ah:
- Nidaamyadda hogaanminta caafimaadka, isbitaalada iyo shaqaalaha daryeelka
- Asaaska iyo adeeg bixiyaasha daryeelka khaaska ah
- Ballamaha ka horagga shabadda iyo adeegyadda kharashaka aan dheeriga aheyn
- Qalabka onlaynka iyo macluumaadka ayaa ka caawin karaa inaad qaadato qiidmada caafimaadkaaga
Ku jir shabakada oo kaydi
kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin way yaraan doontaa marka dhakhtarkaaga, rugta caafimaadka iyo isbitaalkaaga ay ku jiraan shabakadaada.
Qorshe kastaa wuxuu la shaqeeyaa shabakad leh daryeel bixiyeyaal la caymiyay oo goobta jooga. Marka aad doorato qorshaha aagaaga, waxaad raadin kartaa shabakadeeda. Hubi in dhakhtarkaaga, rugtaada caafimaad iyo cisbitaalku ay ku jiraan shabakada qorshahaaga.
Isbarbardhiga qorshayaasha
Blue Plus® Minnesota Value
Gobolada waxaa kamid ah: Aitkin, Anoka, Becker, Beltrami, Benton, Big Stone, Brown, Carlton, Carver, Cass, Chippewa, Chisago, Clay, Clearwater, Cook, Cottonwood, Crow Wing, Dakota, Douglas, Grant, Hennepin, Hubbard, Isanti, Itasca, Jackson, Kanabec, Kandiyohi, Kittson, Koochiching, Lac qui Parle, Lake, Lake of the Woods, Lincoln, Lyon, Mahnomen, Marshall, McLeod, Meeker, Mille Lacs, Morrison, Murray, Nobles, Norman, Otter Tail, Pennington, Pine, Pipestone, Polk, Pope, Ramsey, Red Lake, Redwood, Renville, Rock, Roseau, Scott, Sherburne, Sibley, St. Louis, Stearns, Stevens, Swift, Todd, Traverse, Wadena, Washington, Wilkin, Wright iyo Yellow Medicine
Blue Plus® Metro MN
Gobolada waxaa kamid ah: Anoka, Brown, Carver, Chisago, Dakota, Hennepin, Isanti, Kanabec, McLeod, Nicollet, Ramsey, Scott, Sherburne, Sibley, Washington iyo Wright
Blue Plus® Southeast MN
Gobolada waxaa kamid ah: Blue Earth, Dodge, Faribault, Fillmore, Freeborn, Goodhue, Houston, Le Sueur, Martin, Mower, Nicollet, Olmsted, Rice, Steele, Wabasha, Waseca, Watonwan iyo Winona
Macluumadka qorshaha waxay ku jiraan fiida farahaaga
La taliyaha Blue CareSM waxay kugu xiraysa wax walba oo aad baahan tahay inaad si fudud maareyso daryeelka caafimaadka. Helida macluumaadka qorshaha shakhsiga, ilaha iyo onlaynka qalabyadda ama adiga soo degsanaya app-ka La taliyaha Blue Care adiga oo kala soo degaya app store.
- Sheegashooyinka iyo Sharraxida Faa'iidooyinka Daryeelka Caafimaadka (EOBs)
- Lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo iyo wadarta laa bixiyo jeebka
- Caafimaadka iyo kararka Aqoonsiga kararka ayaa si fudud lagu wadaagi
- Ka raadi shabkadaha gudaha dhakhatiirta, rugaha caafimaadka iyo isbitaalada
- Haraadiga koontada kharash bixinta caafimaadka iyo lacag la bixida
Caymiska daawada dhakhtarka uu qoray
Booqo farmasiyada shabakada
Qorshayaashani guud ahaan waxay bixiyaan caymiska dawooyinka laga buuxiyey farmasiyada ee Shabakadda Farmasiga Asaasiga ah.
Faham waxa la caymiyay dawooyinka dhakhtarku qoray
Daboolista daawada dhakhtarku qoray ee qorshayaashan waxay guud ahaan ku kooban tahay daawooyinka ku jira liiska daawada ee BasicRx.
Ka raadi liiska dawooyinka ee BasicRx
Ikhtiyaarada insulin ka ayaa loo daboolay si kharash la'aan ah. Eeg liiska insulin-ta daboolan
Ku dar caymis si aad u ilaaliso caafimaadkaaga guud
Way fududahay in lagu daro caymiska ilkaha, aragga ama caymiska safarka caalamiga ah wakhti kasta.
Qorshayaasha Ilkaha ee Blue Cross
Macluumaad dheeraad ah oo kaa caawinaya inaad doorato
Maxaad u dooranaysaa Blue Cross?
Waxaan ku faana inaan nahay shirkadd samo fal ah
90 sanadaha khibrada
Kooxaha adeegyada macmiilka ah ee maxaliga ah
Iska diiwaangeli qorshaha Blue Plus
Isla barbardhig qorshayaasha oo arag qiimayaashaada.
Hagaha Go'aanka - Isbaanish (PDF)
Xubin hore?
Gal ama Idiiwaangeli
Ka dukaamayso MNsure
Isticmaal MNSure haddii aad u qalanto kaabida.
Qorshaha Samatabbixinta Maraykanka ayaa laga yaabaa inuu kaa caawiyo inaad wax badan kadsato.
Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno
La hadal wakiilka Blue Cross:
1-800-262-0823 (TTY 711)