Baarista malawadka waxay muhiim u tahay daryeelka ka hortagga ee baarista baaritaanka taas oo caawinaysa in hore laga ogaado kansarka ama mandhiciirka kansarka. Waaxaa la ogaanaya astaamaha hore ee kansarka mindhiicrka, way fududahay in laga hortago ama daaweynta cudurka.
Blue Cross waxay wax ka qabanaysa su'aalaha guud ee ku saabsan baarista malawadyada. Haddii aad buuxiso tallooyinka loogu hortagayo baarista malawaadka, jadwalayso ballaanta maanta.
Waa maxay baarista malawadka?
Baarista malawaadka waa qaliin kaas oo u oggolanaya dhakhtar inuu gudaha mindhiciirkaaga/mindhiciir weynaha, isaga oo isticmaalayo tubo nal iyo kamiiro oo loo yaaqaano soo dhaweyso (endoscope). Haddii dhakhtarku uu arko buro ama kobaca aan caadi aheyn xiliga qaliinka, isaga ama iyada ayaa qaadi karta baarista unuga si u arko baaraha yaaqana waxaa sababay cudurka.
Qaliinka wuxuu ka caawinaya dhakhtarka inuu baaro astamaaha hore ee kansarka mindhiciirka, sidoo kale inuu ka saaro burooyinka ama kobacyada si ay uga hortagaan inay kansar noqdaan.
Sidee ayuu caan u yahay kansarka mindhicirka
Sida laga soo xigtay American Cancer Society, mindhiciitka iyo kansarka malawadka waa kansarka sadexaad ee ugu caansan iyo kansarka sadexaad ee keena dhimashada raga iyo haweenka Mareykanka.
Labada baaris ee kansarka malawadka iyo xajmiga dhimasha ayaa hoos u dhacay labadaba raga iyo dumarka dhowr tobanedeydii sano ee la soo dhaafay, inkasto, qeyb baaritaanada la kordhiyay. Taasi waa war wanaagsan.
Goorma ayaa la iska qaadaya baarista malawadka?
Dhammaan raga iyo dumarka ka weyn da'da 45 waa inay is baaraan, ugu yaraan 10 sano.
Haddii aad qabto arrimaha halista ah, sida taariikhda qoyska ee kansarka mindhicirka ama xaaalad saameyneysa mindhicirkaaga (tusaale ahaan, taariikhda burada ama cudurka barariya malawad, sida mindhaciirka isku xira malawadka ama cudurka Crohn), dhakhtarkaaga ama amarka malawadka ka hor da'da 45 ama in ka badan 10 sano.
Halkee ayaan u aadi karaa baarista?
Caadi ahaan dhakharka wuxuu qabanaya baarista malawadka bukaan socodka ku jira isbitaalka ama xarunta qaliinka degdeg ah (isbitaalka maalinta). Baro wax ku saabsan sida aad u badbaadsan karto lacagta xarunta qaliinka degdega ah.
Maxaan sameeynaya marka aan isu diyaarinayo baarista malawadka?
Waa inaad sameeysa waxyaabo dhowr ah marka aad isku diyarinayso baarista malawadka. Inta lagu 24 sacadaha ka hor qaliinka, waxaad u baahan doontaa inaad raacdo cuntada dareeraha, cab cabitaanada lagu bixiyo caloosha si aad u nadiifiso mindhiciirka oo aad joog meel u dhaw gurigaaga iyo musqushaada.
Diyaarinta waa muhiim sidaas ayuu dhakhtarka u awoodi doonaa inuu arko dahaarka mindhicirkaaga.
Maxaa ka dhacaya baarista malawadka?
Qaliinka, waxaad qaadan doontaa cirbad dejin ah si ay kaga caawiso dejinta. Inta lagu jiro qaliinka, dhakhtarka ayaa ku fiirin doonaa mindhicirkaaga soo dhaweyso, sidoo kale ka saari doonaa burooyinka. Waa soo jeedi doontaa laakin ma ogaan doonti iyada ama ma xusuusanaysid.
Qaliinka kadib, waxaad uga ka soo kaban doontaa cirbada dejisada qolka soo kabashada, dhakhtarka ayaa dib u kula eegi doonaa natijooyinka baarista malawadka. Haddii dhakhtarka uu ka saaro wax burooyin ah, dhakhtar aqoon u leh waxaa sababa cudurka ayaa kula wadaagi doono natiijooyinka adiga dhowr maalmood.
Ma jiraan wax lagu beddeli karo baarista malawadka?
Baarista waa loo tixgeliya heerka dahabi ka ah ee lagu qiimeeyo kansarka mindhiciirka. Waxaa laga yabaa inaad maqasho wax ku saabsan baaritanada kale, laakiin ma loo tixgelin si toos ah ama u dhammeystiran yahay sida baarista mindhiciirka.
- Sigmoidoscopy dabacsan - waxay baaraysa oo kaliya mindhiciirka hoos.
- Baarista saxarada - waxay baaraysa oo kaliya dhiiga ku jira saxarada
- DNA-da saxarada - waxay baaraysa oo kale unugyada kansarka kuwaas oo laga yaabo inay loo xaaray sida arrin saxaro oo kale
- Rajada sawirka mindhiciirka (sidoo kale loo yaqaano muuqaalka baarista malawadka) - wuxuu isticmaal labo-kuure oo shucaac hoose si loo arko oo kaliya sawirka mindhiciirka iyada oo aan laheyn awooda ka saarida burada haddii la arko
Maxaan sameeyn karaa si aan uga hortago kansarka mindhicirka?
Waxaa jiro aarimaha halista ee kansarka minidhiirka, waxaad yareyn karaa halistaada adiga ka dhiga dookhyada caafimaadka qabka, sida:
- Sigaar ha cabin
- Xadid cadada khamriga aad cabayso
- Cun cunto ay aad ugu badan tahay fiber oo leh cagaar badan
- Ku daaal miisaanka caafimaad qabka
- La hadal dhakhtarka haddii aad qabto gaas badan, sida dhiig bax
Qorshaha caafimaadkeyga ma daboolaya baarista malawadka?
qorshayaasha Blue Cross iyo Blue Plus ayaa daboolaya ka hortaga baaritaanada malawadka ee raga iyo dumarka da'da 45 iyo ka weyn ama dadka ay dhakhaatiirtooda ay u aqoonsadaan halis.
Ma jiro kharash haddii aad isticmaasho adeeg-bixiyaha shabakada ku jira. Waxaa laga yabaa inaad leedahay kharashaad haddii aad leedahay daryeelka caafimaad dheeraadka ah loo baahan yahay, sida saarida burada.
Wax badan oo ku saabsan daryeelka ka hortagga
Daryeelka ka hortagga
Adeega tallooyinka daryeelka ka hortagga
Daryeelka ka hortagga haweenka
Daryeelka ka hortagga ee loogu talagalay raga
Baaritaanada sanadlaha ah
Daryeelka kahortagga maadaama aad gaboobayso
Waxyaabaha keena inay lafaha jilcaan iyo ka hortaga