Bilow qorshahaaga
Wixii ah Blue AdvantageSM Qoysaska iyo carruurta iyo qorshaha xubnaha MinnesotaCare and Minnesota Senior Care Plus.
Samee akoonkaaga xubin
akoontiga xubin ee gaarka ah ee ammaanka ayaa ku siinaya isticmaal degdega ah macluumaadka caafimaadka muhiimka ah iyo ilaha gaarka ah ee faa'iidooyinka qorshahaaga.
Hel macluumaadka ku habboon oona dhamaystiran oo ku saabsan qorshahaaga:
- Arag faafaahinta orshaha oo dib u eeg caymiska iyo faa'iidooyinka
- Marin u helka Buug-gacmeedka Xubinta
- Raadi caymis daawooyin iyo farmasiyada shabakada
- Arag, soo dejiso oo daabaco kaarka aqoonsiga
Ku heyso kaarka aqoonsiga ee xubinta meel ammaan ah
Kaarka aqoonsiga ee xubinta ayaa lagu soo diri doonaa mar dhaw. Waxaad u baahan doontaa inaad tusto kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta marwalwaba oo aad booqato dhakhatiirta, rugaha caafimaadka, isbitaaladda, dhakhatiirta ilaha ama farmashiyaasha. Waxay heysaa dhammaan macluumaad adeeg bixiyaasha ay u baahan doonaan inay soo gudbiyaan sheegashooyinkaaga.
Raadi dhakhtar
Dooro dhakhtar ama rugaha caafimaadka shabakadeena inay noqon rugtaada daryeelka koowaad. Way ku baran doonaan oo ay dhammaan xogtaada caafimaadka ku hayn doonaan hal meel.
Raadi dhakhtarka (Qoysaska & Carruurta Blue Advantage)
Raadi dhakhtar (MinnesotaCare)
Raadi dhakhtarka (Minnesota Senior Care Plus)
Waxaad sidoo kale leedahay dookha inaad ugu xiranto guddiga dhakhtatiirta-la xaqiijiyey iyo dhakhtarka jirka ee shatiyeysan tooska iyadda la isticmaalayo Doctor On Demand 24 saacad maalintii, 7toddobaadk maalmood.
Ku booqo dhakhtar ama takhtarka cilmi-nafsiga khadka tooska ah
Raadi dhakhaatiir, farmashiyeyaal iyo daawooyin
Shabakadda farmashiye waa liis farmashiyaal ah (dukaamda daawda) halkaas oo aad uga heli karto qiimo yar. Ka dooro farmasiyo badan oo shabakadayada ah.
Waxaa laga yaaba inaad ku bixiso lacag badan daawada haddii aad isticaalin farmashiye ku jira shabakadaada ama daawadaada aysan ku jirin habeeyaha (liiska daawada).
Ka raadi farmashiyaasha shabakadda
Raadi habeeyaha (liiska daawada) onlayn
Ama khadka bilaashaka ah 1-844-765-5939, TTY 711
24 saacadood maalintii, todobo maalmood todobaadkii.
Hel dhakhtar ilko
Qorshayaasheena waxay daboolayaan adeegyada aasaasiga ah ee ilkaha, oo ay ku jirto baaritaanada, nadiifinada iyo buuxinta.
Wixii daryeelka ilkaha ah, isticmaal tusaha khadka tooska ah ee Delta Dental. Waa inaad doorataa "Minnesota Select Dental Network" si aad u aragto dhakhatiirta ilkaha ee ku jira shabakadda.
Ka raadi tusaha daryeelka ilkaha ee onlaynka ah
Ama khadka bilaashaka ah 1-800-774-9049, TTY 711
Isniin - Jimco, 8 subaxnimo ilaa 5 galabnimo Waqtiga Dhexe
Baaraha Hore ee Caafimaadka
Baarista hore ee caafimaadka waa qiimeynta caafimaadka ee Qoysaska iyo Carruurta Blue Advantage iyo isdiwaangelinta cusub ee MinnesotaCare. Buuxinta baaristan, waxay naga caawin doontaa inan si fiican u ogaano adiga iyo baahiyaada.
Waxaa sidoo kale awooddi doontaa inaad iska diiwaangeliso barnaamijka maareynta daryeelka, helida qalabyadda bilaashaka, ilaha iyo wax badan. Waxay qaadanaysa oo kaliya 10 si loo buuxiyo.
Baro wax badan oo ku saabsan baaraha hore ee caafimaadka
Ee loogu talagalay qoysaska iyo carruurta Blue Advantage iyo xubnaha MinnesotaCare oo kaliya.
Faa'iidooyin badan loo sahminayo
Adeegga Gaadiidka BlueRide
BlueRideSM waxay ku siineysa raacid lagu kalsoon yahay oo badqab ah si loo daboolo caafimaadka, ilkaha, iyo booqashooyinka farmashiye ee dhakhaatiirta aad ku jirto shabakadooda.
Waxaad sidoo kale tagi kartaa BlueRide si aad uga qeybgasho jimicsiyadda maxaliga ah iyo fasalada ladnaan, iyo Ogeysiiska Qarsoodiga ah iyo Kulmada Qarsoodiga ah ee La qabasiga ah.*
Adeegyadda caafimaadka dabeecadda
Ladnaanta dhimirka iyo dareenka waxaa qeyaha muhiimka ah ee caafimaadka. Qorshahaaga waxaa ku jira daryeelka kala duwan caafimaadka dhimirka iyo walacyada isticmaalka maandooriayaha, oo ay ku jirto muuqaalka iyo booqahooyinka adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada, bukaan socodka iyo adeegyadda bukaan jiifka, iyo wax badan.
Rugaha caafimaadka ee wareega
Hel daryeelka saxda ah ee ku haboon gurigaaga. Qaar kamid ah adeegyadda lagu bixiyo rugha caafimaadka mobaylka waxaa ku jira baaritaanada fayo-qabka ilmaha, tallaadda, baaritaanka uurka ka hor iyo daryeelka dhalmada kadib, maareynta koorontada, iyo qiimeynta caafimaadka dabeecadda iyo wax badan.
Barnaamijka Dhiiragelinta Abaalmarinada Caafimaadka Qabka
Marka aad doorato inaad ku biirto Abaalmarinada Caafimaadka, adiga iyo qoyskaaga ayaa heli karaa abaalmarinada marka aad buuxiso baaritaanada ka hortagga qaarka iyo hawlaha caafimaad qabka ah.
Baro wax badan oo isdiiwaangeli
Waxaa heli kara Qoysaska iyo Carururta iyo Xubnaha MinessotaCare, 64 sano jir iyo ka yar.
Maareyaha Kiiska
Haddii aad qabto xanuunada waaweyn, ama dhawac ama xaaladda caafimaadka, waxaa lagugu qori doonaa Maareyaha Kiiska Way ku caawin doonaan:
- Si wanaagsan u faham oo raac qorshahaaga daaweynta, xaaladda ama cudurka
- Raadi adeeg bixiyaasha ku jira shabakadda iyo taageerada caafimaadka dabeecadda
- Deji booqashooyinka dhakhtarka oo raac ballamaha
- ka jawaabida su'aalaha u dhexeeya booqashooyinka dhakhtarka
Maareyaha kiiska ayaa lagu qori doonaa iyadda lagu saleynayo baahiyaahaga. Wac Xubin Adeegyadda 1-800-711-9862 (TTY 711) wixii su'aalo ah. Wicitaankan waa bilaash.
Isku Xiraha Daryeelka
Isku xirhaha Daryeelka waa kalikaaliye sharciyeysan, shaqaalaha bulshada ama adeeg bixiyaha daryeelka caafimaadka ee aqoonta leh ayaa ku caawin karaa:
- Marin u helka daryeelka caafimaadka ee guriga, adeegyada ku saleysan bulshad iyo ilaha maxaliga ah
- Faham faa'iidooyinkaaga waxayna ka caawineysa inaad iska diiwaangeliso barnaamijyada gaarka ah
- Raadinta gaadiidka ballmaha dhakhtarka
- Isku xirka daryeelka ee u dhaxeysa caafimaadka daryeelkaaga aasaasiga ah iyo dhakhtatiirta takhasuuska
- Maaree daryeelkaaga ka hor iyo isbitaal dhigid kadib
Isku xirahaaga ayaa caadi ahaan kula soo xiriri adiga bisha ugu horeysa ee aad isku biirto qorshaha. Haddii uunsan kula soo xiriirin Isku Xiraha Daryeelka, walc Xubin Adeegyadda 1-800-711-9862, TTY 711 su'aal walba. Wicitaankan waa bilaash.
Waxaa helaya xubnaha MSC+ ee ka weyn da'da 65
Qalabyada iyo ilaha
Waxaan kugula talinaynaa inaad gasho koontada xubin si aad u hesho qalabyada iyo ilaha badan.
Gargaarka turjumaada iyo fasirka
Ka hel ballan turjubaan dhakhtarkaaga haddii Ingiriisku aanu ahayn luqaddaada koowaad.
Wac 1-800-711-9862, TTY 711.
Wicitaankan waa bilaash.
Taleefanka Kalkaalka
Kalkaaliyeyaal diiwaangashan iyo kuwa khibrad leh ayaa diyaar ah wakhti kasta, maalin iyo habeenba marka aad u baahan tahay talo caafimaad ama hagid ku saabsan halka aad u aadi lahayd daryeelka.
Kalkaaliyaasheena ayaa sidoo kale ku caawin karaa xiliga iyo uurka kadib.
Khadka bilaashaka ah 1-888-275-3974, TTY 711.
Khadka dhibaatada caafimaadka dabeecadda
Hel macluumaadka ku saabsan caafimaadka dhimirka iyo la-talinta isticmaalka muqaadaraadka.
Wac khadka bilaashka 1-888-275-3974, TTY 711.
Foomamka qorshaha iyo dukumentiyada
Helida foomamka qorshaha iyo dukumentiyada laga yaabo inaad u baahan tahay inaad isticmaasho sida:
- Xubin Buuga Gacanta
- Maadooyinka (liiska daawada)
- Adeeg bixiaha iyo shabakadaha Farmashiye
- Macluumaadka sharciga
- Ogeysiinta Xuquuqaha Rayidka
Arag dhammaan dukumeniyada iyo foomamka Qoysaska iyo Carruurta Blue Advantage
Arag dhammaan foomamka MinnesotaCare iyo dukumentiyada
Arag dhammaan foomaamka Minnesota Senior Care iyo dukumentiyadda
Su'aalaha?Waan ku caawin karnaa
Wac Adeegyada Xubin:
1-800-711-9862, TTY 711
8 a.m. ilaa 5 p.m. Waqtiga Bartamaha
Isniin ilaa Jimce
Wicitaankan waa bilaash.
Waxaad sidoo kale heli kartaa lambarka telefoonkan ku qoran qeybta gadaale ee kaarka aqoonsiga ee xubinta.