Mahadsanid.
Galidaada wakiilnimada shakhsiga ayaa la sameeyey.
Ka dib markii aanu helnay oo aanu ka baaraandegnay siidaynta xogtaada dhijitaalka ah iyo foomka oggolaanshaha, waxaanu ansixin doonaa akoonkaaga wakiilka gaarka ah.
Markaa waxaad awoodi doontaa inaad isticmaasho arjiyada dhinac saddexaad ee taageera gelitaanka xogta xubinta Blue Cross.
Weli hadaanad gudbin foomka oggolaanshaha?
Fadlan soo deji oo buuxi foomka.
Boosto, emailka ama faksiga foomka la buuxiyay ku dir cinwaanka ku qoran foomka.