Galida xubinta iyo ka caawinta abuurida akoontiga

Hel vaawinta qaladaadka guud iyo su'aalaha

Asaasyadda akoontiga

Waayo aragnimada gaarka ah

Koontadaada xubin waxay kugu xireysaa faahfaahinta qorshahaaga, sheegashadaada, faa'iidooyinkaaga, iyo waxyaabo kale.

Galida ama sameeynta akoon si aad u:

  • Raadi sheegashooyinkaaga
  • Helida Kaarka Aqoonsiga ee dhitaalka
  • Hel adee bixiyaasha ku jira shabkadda, farmashiyaasha iyo daawooyinka la daboolay
  • Isticmaal qalabyada fayo-qabka iyo barnaamijyada

Amniga Koontada

Asturnaantaada waa muhiim, waxaana raacnaa shuruucda gobolka iyo kuwa federaalka.

  • Akoontiga xubin walba waxay u baahan tahay ciwaan imayl oo gaar ah si loo ilaaliyo macluumaadka caafimaadka gaarka ah
  • Carruurta 12 iyo kuwa ka weyn iyo lamanayaasha waxaa laga rabaa inay leeyihiin akoontiga onlaynka si u arkaan shesheegasho faafaahsan
  • Inta badan dadka haysta siyaasadaha waxay marin u leeyihiin wadarta qoyska, , sheegashadooda iyo carruurta ka yar 12. Qaar ka mid ah dadka haysta siyaasadda ma arki karaan wadarta qoyska.

Fariimaha qalalaadka guud

"Macluumaadka aad galisa ma waafaqsana diiwaanadeena"

Mar kale geli macluumaadkaaga:

  • Hubi inaad gasho magacaaga iyo lambarka xubinta si sax ah sida ay uga muuqdaan kaarkaaga aqoonsiga
  • Hadaad sameeyn karin akoonqi, wac lambarka ku qoran qeybqa dambe ee Kaarka aqoonsiga

'Email-ka waa isticmaaliya. Gali iimayl kale."

Akoontiga hadda jira waa durbo lagu xiray ciwaanka iimaylka aad galisay. Sababo ammni, labo akoonti ma loo isticmaali karo hal ciwaan iimayl. U isticmaal akoontigaaga ciwaan iimayl oo kale.

"Xubinta durno waxaa loo sameeyey akoonti. Isku day inaad gasho."

Uma baahnid inaad dib u galiso haddii aad haysato qorshaha cusub oo Blue Cross MN ah.

Diiwaangelintaaadu waxay kula joogaysa haddii aad rabto inaad beddesho qorshayaasha ama haddii aad rabto inaad ku soo laabto qorshaha Blue Cross kadib waqti muddo ah.

Su'aalaha soo noqnoqda

Waa maxay macluumaadka aan u baahanay si aan u abuuro akoonti?

  • Lambarka ku qoran kaarkaaga AQOONSIGA xubinta
  • Magacaaga koowaad iyo magacaaga dambe, oo si sax ah loo qoray sida ay kaarkaaga uga muuqdaan.
  • Taariikhda dhalashadaada, oo loo geliyay bisha/maalinta/sanadka
  • Ciwaanka iimaylka gaarka ah horey ma laguu isticmaalin akoon xubin ee Blue Cross MN

Sidee aan dib ugu sixi doonaa xaraf-sireedkaaga?

Haddii aad hilmaantay fure sireedkaaga ama fure sireedkaaga uusan shaqeynaynin dib ayaad u dejin kartaa.

Waa maxay sababta loo xiray akoontigeyga?

Waa laga xiri doonaa akoontiga kadib isku dayid shan mar oo guuldareysi inaad gasho. Waxaad heli doontaa iimaylka kadib isku dayida shanaad si laga caawiyo inaad soo ceshato akoontigaaga. 

  • Haddii aad isku dayayso inaad ku gasho ciwaan iimayl oo ka duwan ciwaanka aad u isticmaashay inaad ku sameeyso akoontigaaga ma heli doontid fariitan. Waa inaad isticmaasha ciiwaan iimayl oo ku xiriirsan akoontigaaga.

Sidee ayaan ku beddelaya cinwaanka email-ka ee ku xiriirsan akoontigeyga?

Gal akoonkaaga si aad u cusboonaysiiso cinwaankaaga emailka.

Waxaan hilmaamay ciwaanka iimaylka ee ku xiriirsan koontadayda. Sidee ayaan ku heli karaa?

Isticmaal qalabka aad ku beddelayso paasword-ka, geli macluumaadka loo baahan yahay, kadibna hubi xisaabaadkaaga email-ka ee fariinta otomaatiga ah ee ay soo dirtay Blue Cross si loo xaqiijiyo cinwaanka email-ka ee la xidhiidha akoontigaaga.

Waxaad sidoo kale wici kartaa lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal dhabarka dambe ee kaarkaaga aqoonsiga ee xubin.

Ka waran haddii aan helin furaha xaqiijinta?

Koodhka xaqiijinta waxaa laguugu soo diri doonaa emaiil inbox ka. Xasuuso inaad fiiris galkaaga spam ama junk folder.

Haddii aad sameeysay codsiyo badan oo ah koodhka xaqiijinta, hubi inaad isticmaasho koodhkii ugu dambeeyay. Koodhadhkii hore ma shaqeyn doonaan.

Haddii koodhku marnaba imaan, wac lambarka ku qoran qeybta dambe ee Kaarka aqoonsiga.

Ma u baahanahay inaan abuuro akoonti cusub haddii aan u guuro qorshaha kale oo Blue Cross MN ah?

Haddii aad horey u leedahay koonto xubin uma baahnid in aad mar kale isdiiwaangeliso. Waa in aad gashaa ama dib u dejiso fure sireedkaaga

Gelitaanka waxaa laga yaabaa in aan la heli karin Axad walba laga bilaabo 4-8 subaxnimo sababo la xiriira dayactirka la qorsheeyay.