
Hufnaanta Kharashka Daryeelka Caafimaadka
Caawinta waxay ka dhigaysaa caymiskaaga iyo kharashaadkaaga shakhsi ahaaneed inuu noqdo mid cad horaanba
Caawinta waxay ka dhigaysaa caymiskaaga iyo kharashaadkaaga shakhsi ahaaneed inuu noqdo mid cad horaanba
Ilaalinta federaalka ayaa ilaalinaysa macaamiisha waxayna u baahan yihiin qorshayaasha caafimaadka sida Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota (Blue Cross) inay si cad shaaca qaado ooga qaadaan qiimaha macluumaadka ee lagu dabolo agabyadda caymiska iyo adeegyadda loogu talo galay shakhsiyaadka iyo qorshayaasha kooxda.
Blue Cross waxay buuxisay shuruudahan waxayna ku dadaalaysaa inay kordhiso si ay uga caawiso macaamiisha inay dareemaan inay ogyihiin inay ku jiraan safarka daryeelka caafimaadka.
Raadi kharashaadka 1,400+ hababka iyo adeegyada caafimaad ka hor intaadan helin daryeel si aad u qiyaasto kharashaadka laga-bixiyo jeebka.
Kharashka ma ahan wax walba, laakiin waa arrin muhiim ah. Ma ogtahay adeeg bixiyaasha ay beddeli karaan qiimaha kala duwan ee adeega isku midka ah? Waa run. Laakiin waxaad go'aansan kartaa halka aad aadayso.
Qalabkeena Raadi Dhakhtar wuxuu kaa caawinaya inaad hesho adeeg bixiyaasha ku jira shabakadda, taas oo muhiim ah inaad marwalba ka dhigto kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin inuu hooseyo. Waxaa ka mid ah arrimaha kale sida goobta iyo luuqada, lagu daray qiyaasta kharashaada gaarka ah ee loogu talo galay adeegyadda ku saleysan inta aad horey u bixisay intii lagu jirayh sanadka.
Tani waxay ka caawin doontaa qiimeynta ikhtiyaaraada oo aad doorato waxaa kugu haboon adiga.
Gal akoontiaaga xubin oo hel dhakhtar si aad u hesho jawaabo inta badan la xiriir xaaladahaaga.
Qiimeeyaha Kharashka Daryeelka ee ka Hel Dhakhtar wuxuu kaa caawinayaa inaad go'aamiso waxa adeegu ku kacayo iyadoo lagu saleynayo caymiska qorshahaaga gaarka ah iyo xaaladdaada kharashka hadda (lacag bixinta caymiska ee lagaa rabo, wadaaga lacag bixinta caymiska ama marxaladda caymiska buuxa).
Marka aad raadinayso habraacyada*, adeegyadda qaar ayaa ku tusin doonaa kala duwnaanshaha kharashka.
Tusaale:
Kharashka Bukaanka MRI ee Adeeg bixiyaha A:$785
Kharashka Bukaanka MRI ee Adeeg bixiyaha B:$1,026
Kharashka baarista mindhiciirka bukaanka adeeg bixiyaha A: $2,046
Kharashka baarista mindhiciirka bukaanka adeeg bixiyaha B: $2,390
*Kharashka-ka-baxsan-jeebka wuxuu ku kala duwanyahay qorshaha iyo shakhsiga. Kuwani waa tusaalooyin oo kaliya
Markaad hesho daryeelka xaalada degdega ah ama lagu daweeyo bixiyaha aan ka qeyb aheyn shabakada ee jooga cisbitaalka gudaha ama xarunta qalliinka ambalaaska, waxa lagaa ilaaliyaa biilasha la yaabka leh ama haraaga biilka.
Qorshayaasha caafimaadka waxay u baahan yihiin inay shaaca ka qaadan faylasha mashiinta-akhrin karto, oo ay ku jiraanm qiiimaha shabakadda ku jirta ee la gorgortami karaan adeeg bixiyaasha, oggolaansha qiimaha (taariikhda lacag bixinta) ee ka baxsn adeeg bixiyaasha shabakadda iyo lacagtooda lagu soo dalacay.
Medicare Advantage iyo Medical Assistance (Medicaid) xubnaha waxay si sahlan u qaadi karaan macluumaadkooda daryeelka caafimaadka inta u dhaxaysa qorshayaasha iyo shaqo-bixiyayaasha.