Foomamka inta badan la isticmaalo

Foomka sheegashada aragga (Medicare)

Codso lacag celin adeegyada daryeelka indhaha ee aad xaq u leedahay oo aad heshay. Loogu talagalay xubnaha qorshayaasha Medicare.

Foomka sheegashada Araga (Ganacsi)

Codso lacag celin adeegyada daryeelka indhaha ee aad xaq u leedahay oo aad heshay. Loogu talagalay xubnaha leh qorshaha aragga shakhsi ahaaneed iyo qoyska ama shaqa-bixiyaha.

Oggolaanshaha Shaacinta Macluumaadka Caafimaadka foomka onlaynka

U oggolow Blue Cross inay siiso macluumaadka adiga kugu saabsan qof kale.

Foomka debaajiga tooska ah ee bixinta khidmada caymiska

Deji lacag bixinta khidmada caymiska bil kasta si toos ah oo ka socota koontadaada checking​​​​​​​-ka ama kaydka adigoo adeegsanaya Pay-It-Easy.

Foomka codsiga gaadiidka BlueRide

Gaadiid u raacida ballamaha caafimaadka ee u qalma xubnaha leh qorshaha Medical Assistance (Medicaid).

Ku raadi nooca qorshaha

Ku raadi qaybta

SVG

Faa'iidooyinka & caymiska

SVG

Dukaamaysiga & barashada

SVG

Macluumaadka maaliyadeed

SVG

Sheegashooyinka & racfaanka

SVG

Sharci & xeerar

SVG

macluumaad Bixiyaha

Taageero

SVG

Ma u baahan tahay caawin>

Haddii aad qabtid su'aalo ku saabsan foom ama aadan heli karin waxa aad u baahan tahay, wac lambarka adeegga macmiilka ee ku yaal gadaasha kaarkaaga aqoonsiga ee xubintaada.

SVG

Su'aalaha soo noqnoqda FAQs ee xubinimada

U hel jawaabo su'aalaha inta badan la isweydiiyo ee ku saabsan qorshaha caafimaadkaaga Blue Cross ama Blue Plus.

SVG

Gelitaanka xubinta

Gal koontadaada xubin si aad u hesho foomamka iyo dhukumiintiyada khaaska ah ee qorshaha caafimaadkaaga.

Abuur xisaab(akoon)

*Xayiraadaha iyo xaaladdaha ayaa lagu dabi doonaa.