La taliyaasha Blue Cross
La taliye aqoon leh ee aagaaga ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan Medicare iyo Shakhsiga iyo qorshayaasha Qoyska iyo hel mida kugu haboon adiga.
La taliye aqoon leh ee aagaaga ayaa ka caawin karaa inaad barato wax ku saabsan Medicare iyo Shakhsiga iyo qorshayaasha Qoyska iyo hel mida kugu haboon adiga.
Aasaasiga Medicare, fursadaha qorshahaaga iyo waxa ay daboolayaan
Qorshahee ayaa sida ugu fiican kuugu shaqeeya adiga ama qoyskaaga.
Hel taageero hagitaan ah si aad isugu diwaangeliso qorshe adiga kugu habboon.
Haddii aad su'aalo qabto, u baahan tahay hagis, ama aad diyaar u tahay inaad isku-qorto qorshe, lataliyahaagu wuu kula kulmi karaa si aad go'aan kalsooni leh u gaarto.
"Medicare waxay noqon mid aad u culus, laakiin ma ahan inay noqoto sidaa. Waxaan halkaan u jooga inaan ku hago oo aan noqdo ilahaaga loo marayo hanaanka. Waxaan si wada jr ah ku xaqiijin doona inaad ku raxaysto qorshaha kugu wadaangsan.- Katie Myers, La-taliyaha Blue Cross
SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid. Blue Cross Medicare Advantage, Platinum Blue, Senior Gold iyo kuwa kale Kaabayaasha Medicare ah iyo qorshayaasha SecureBlue waa qalmaan.
TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.
S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M