Waayeelo qoyslaya xiligii ciyaarta kubadda base-ka

Qorshayaasha Medicare Blue Cross

Medicare qorshaha oo leh helitaanka shabakad ballaaran oo dhakhaatiir ah oo ku sugan Minnesota

Baar qorshayaasha aan ku heli karno aaggaaga.

  • Isbarbar dhig kharashka & caymiska
  • Hubi haddii dhakhaatiirta iyo farmashiye ay ku jiraan shabakadda
  • Eeg haddii dawaada la daboolayo
  • Diiwaan galiya marka aad diyaar tahay
     
SVG

Gelitaanka xubinta

Soo qaado Kaarkaaga aqoonsiga, qorshaha macluumaadka, raadi dhakhaatiirta ku jirta shabakadda iyo wax badan.

Value of Blue℠

Maxaad u dooranaysaa Blue Cross?

Waxaad ku kalsoonaan kartaa in qorshahaaga Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota uu leeyahay wax kasta oo aad u baahan tahay, oo ay ku jiraan helitaanka bixiyeyaasha daryeel caafimaad oo tayo leh, caymis heer sare ah iyo faa'iidooyin daboolaya baahiyahaaga.

SVG

Geltiaanka shabbakadda ballaran ee dhakhaatiirta Minnesota

SVG

Qorshaha caafimaadka ee ugu kalsoonida badan Minnesota¹

SVG

Blue Cross waaxay taageeraysay Medicare tan iyo intii ay bilaabatay²

SVG

Minnesota waxay u adeegtaa sidii urur aan faa'iido doon ahayn ku dhowaad qarniga³

Sahminta qorshayaasha Medicare

Qorshe-yaashayada Medicare

Blue Cross and Blue Shield of Minnesota waxay bixisaa qorshayaasha Medicare dhammaan 87-ka ismaamul ee Minnesota, kuwaas oo kaa caawin kara inaad daboolaan adeegyada uusan Original Medicare daboolin iyo inaad maareyso kharashaadka aad jeebkaaga ka bixiso.

Medicare Advantage (Part C)

Qorshayaan waxay bixin labo qorshe oo ah noocyada caymiska 

  • caymiska caafimaadka-kaliya (Parts A iyo B)
  • Midowga caafimaad iyo cymiska daawada dhakhtar qoray Part D).

Tani waxaa ku jira faa'iidooyinka dheeraadka ah sida ilkaha, arraga iyo maqalka.

Laga helaayo 35 Degmooyinka Minnesota

Kaabida Medicare (Medigap)

Qorshayaan waxay bixiyaan caymiska caafimaadka-kaliya (Parts A iyo B).

Faa'iidooyika waxaa sameeya dib u cusbooneysiinta ita aad bixineyso khidmada caymiska.

Waxaad dhisi kartaa qorshaha Kaabaha Medicare si aad u daboosho baahiya-haaga.

Laga helaayo 87 Degmooyinka Minnesota

Medicare Cost

Qorshayaan waxay bixin labo qorshe oo ah noocyada caymiska

  • caymiska caafimaadka-kaliya (Parts A iyo B)
  • Midowga caafimaad iyo cymiska daawada dhakhtar qoray Part D).

Tani waxaa ku jira faa'iidooyinka dheeraadka ah sida ilkaha, arraga iyo maqalka.

Laga helaayo 21 Degmooyinka Minnesota

Daawada dhakhtar qoray (Part D)

Qorshaha daawada dhakhtar qoray ee gooni u taaga ah ayaa ka caawinaya maareynta qorashaadka daawada dhakhtarka kuu qoraya.

Qorshahan lagu xiri karaa Medicare Parts A iyo B, ee leh qorshaha kharashaadka caafimaadka-oo kaliya.

Laga helaayo 87 Degmooyinka Minnesota

Xulashooyinka Caafimaadka Waayeelka Minnesota (MSHO)

Qorshaha caafimaadka, waxaa loogu yeera SecureBlue℠ (HMO SNP) waxaa loogu talagalay dadka da'doodu tahay 65 iyo wixii ka weyn oo u qalma.

Waxay kulminaysaa Medicare iyo Medical Assistance (Medicaid) hal qorshe.

Laga helaayo 55 Degmooyinka Minnesota

Baro oo go'aanso

Lamaane waayeel ah oo ku fadhiya turnbooyinka

Ma cusbontahay Medicare?

Haddii aad hawlgab noqonayso ama aad ku dhowdahay da'da 65 jirka, waxaan kaa caawin karnaa inaad barato waxyaabaha aasaasiga ah ee Medicare iyo inaad isu diyaariso iska diiwaangelinta qorshe kugu habboon.

Jaldiga soo badhigaya dulmarka qorshayaasha ee nuxurada

Hel guudmarkaaga qorshayaasha Medicare oo bilaash

Baro wax ku saabsan adeegyadeena qorshaha Medicare

Isticmaal dulmarkan si uu kaaga caawiyo inaad doorato qorshaha caafimaadka oo ku habboon baahiyahaaga. Haddii aad rabto inaad lacag badan kaydsato ama aad hesho faa'iidooyin dheeraad ah, waxaan bixinnaa qorshayaal kala duwan.

Soo deji dulmar - Ingiriisi

Soo deji dulmarr - Isbaanish [GOOR DHAW]

Taageero iyo agabyo

La-taliye caawinaya lammaanaha waayeel ah

Ma aha in ay adkaato.

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha
SVG

Dukumentiga Medicare & ilaha

Hel dukumentiyada muhiimka ah ee qorshaha Medicare, oo ay ku jiraan liisaska bixiyeyaasha daryeelka caafimaadka, dulmarka faa'iidooyinka, foomamka diiwaangelinta iyo kuwo kale.

Codsiga qalaka diiwaangelinta Medicare

SVG

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658
(TTY wac 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

SVG

La shaqee wakiil

Wakiil ayaa kugu hagi kara dhammaan marxaladaha go'aan qaadashada, isagoo kaa caawinaya inaad qiimaha ugu wanaagsan ka hesho lacagta aad ku bixiso daryeelka caafimaadka.

is qor maanta

12026 Sahanka Cabbirka Xoogga Calaamadda, ururka Blue Cross Blue Shield.

2Sheekada Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota, Taariikh Lixdan Sano ah, ayaa la daabacay 1993, Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota.

3bluecrossmn.com/about

Blue Cross waxay soo ban dhigaysaa kharashka, PPO, iyo qorshe-yaasha PDP oo leh qandaraasyada Medicare. Ku-biiritaanka qorsha-yaashaan waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska.

S5743_090926_P01_M
Y0138_090926_P01_M