Ilaha daryel bixiye
Haddii aad daryeeleysid xubin qoyska ah ama saaxiib, isticmaal ilaha si aad kaaga caawiso inaad maareyso qorshaha caafimaadka iyo daryeelkooda.
Haddii aad daryeeleysid xubin qoyska ah ama saaxiib, isticmaal ilaha si aad kaaga caawiso inaad maareyso qorshaha caafimaadka iyo daryeelkooda.
Ahaanshaha daryeele waxay noqon kartaa mid culus oo adag in la ogaado meesha laga bilaabo. Daryeel bixiye Corner waxaa naqshadeyey daryeel biiyaashs si y bixiyaan macluumaad dhab ah oo muhiim ah qaab u fudud.
Isticmaal daryeelbixiye corner ( caregiver corner) si aad:
Wac:
(651) 662-6013
1-888-740-6013
TTY 711
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba
Xitaa haddii aad tahay xubin qoyska ka tirsan, waxaad u baahan tahay ogolaansho qoraal ah oo ka yimaada qofka aad jeceshahay si aad ugu heli karto macluumaadka qorshaha caafimaadka.
Si aad u hesho macluumaadka qorshaha caafimaadka ee faylasheena, oo ay ku jiraan u-qalmitaanka, bixinta iyo sheegashadooda, qofka aad jeceshahay wuxuu u baahan doonaa inuu dhammaystiro, saxiixo, una soo diro ama soo gudbiyo Oggolaanshaha Shaacinta Macluumaadka Caafimaadka.
Waxaad ka dooran kartaa xulashooyinkaan:
Buuxi oo soo gudbi foomka Oggolaanshaha Shaacinta Macluumaadka Caafimaadka ee online-ka.
Awoodda Qareenku waa dukumeenti sharci ah oo ku siinaya awoodda aad kaga hawlgeli karto goobta qofka aad jeceshahay.
Haddii qofka aad jeceshahay waligiis noqdo mid maskax ahaan daciifa, waxaad u baahan doontaa Awood qareenimo oo saxiixan oo laga xareeyo dawladda gobolka si aad go'aan uga gaadho qofka aad jeceshahay daryeelkiisa iyo dhaqaalihiisa.
Ururada maxaliga ah kuwa gobolka waxay bixisaan adeegyo bilaash ama kharash yar oo loogu talo galay waayeelada ama kuwa naafada ah.
Waxay siisa adeeeg oo log talo galay waayeelada Minnesota, qoysaskooda iyo daryeel bixiyaasha.
Waxay bixisa caawinta waayeelada loogu xirayo adeegyada bulshadooda, oo ay ku jiraan caawinta gaaiida, caawinta shaqada guriga, cuntada, doorashada gurieynta, adeegyada sharciga iyo wax badan.
Waxay bixisaa xirmo ilaha oo kaa caawinaya inaad si hufan ula shaqeyso Medicare si loo hubiyo in xubnaha qoyska iyo asxaabtaadu helaan daryeelka ugu wanaagsan ee suurtagalka ah.
Waxay u adeegtaa dadka waayeelka ah, dadka naafada ah iyo dhammaan kuwa daryeela iyada oo loo marayo nidaam isku dhafan oo macluumaad, caawinta, waxbarasho, adeegyo iyo taageero guri ilaa guri.
Shabakadda ilaha xorta ee gobolka oo dhan kaas oo ka caawinaya inaad xaliso dhibaatooyinka jiheynta nidaamka iyo qorshaha mustaqbalkaaga.