
Raadi farmashiye ama raadi liiska daawada
Gal akoontigaaga si aad u hesho daaooyin caymisan iy farmashiyaasha ku jira shabakadaada.
Gal akoontigaaga si aad u hesho daaooyin caymisan iy farmashiyaasha ku jira shabakadaada.
Inta badan qorshayaasha caafimaadku waxay leeyihiin shabakad farmashiyo ah oo aad aadi karto si aad wax yar uga bixiso dawooyinka laguu qoray. Waxaan kugu dhiiragelinayna inaad isticmaasho shabakadda farmashiga si aad uga hesho caymiska ug badanqorshaha caafimaadka.
Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca shabakada farmashiyaha oo ka dooro liiska hoos u dhaca. Waxaad ka heli kartaa magaca shabakadaada ee ku qoran kaarka AQOONSIGA xubinta ama macluuaadka qorshaha caafimaadka.
Blue AdvantageSM, MinnesotaCare, iyo MSC+ xubnaha qorshaha
SecureBlueSM xubnaha qorshaha
Liiska dawada, sidoo kale loo yaqaan habeeyaha, waa liis dawooyin caan ah iyo magac-calaamad oo uu daboolay qorshe caafimaad. Dhammaan dawooyinka ku jira liiska lagama yaabo inay daboolaan qorshahaaga.
Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca liiskaaga dawada oo aad ka doorato liiska hoos u dhaca. Waxaad ka heli kartaa agabka qorshahaaga caafimaadka ama adiga oo wacaya lambarka ku yaal kaarkaaga aqoonsiga xubinta.
Blue AdvantageSM, MinnesotaCare, iyo MSC+ xubnaha qorshaha
SecureBlueSM xubnaha qorshaha
Qaar ka mid ah qorshayaasha caafimaadkeena waxay isticmaalaan maamule ka duwan Prime Therapeutics. Haddii faa'iidooyinka daawada dhakhtar qoray ee aad haysato ay maamulaan shirkad kale oo aan ahayn Prime Therapeutics ama haddii aadan hubin, eeg faa'iidooyinkaaga ama agabka isdiwaangelinta ama wac lambarka ku yaal dhabarka kaarka aqoonsiga ee xubintaada.
Gal akoontigaaga si aad u hesho liiska dawooyinka la caymiyay ee daawooyinkaaga iyo farmashiyaasha ku jira shabakadda.
Prime Therapeutics LLC waa shirkad madax-bannaan oo laga helaayo maaraynta adeegyada waxtarrada farmashiyaha .