Dhaqtar dhiibaya dhalo kaniini ah.

Ilaha warqada dawada ee dhakhtar qoray

Hel fahamka wanaagsan ee faa'iidooyinka warqada dawada ee dhakhtar qoray, raadinta daawooyinka la daboolay, raadinta farmashiye iyo wax badan.

Xubnaha

Gal akoontigaaga si aad u hesho liiska dawooyinka la caymiyay ee daawooyinkaaga iyo farmashiyaasha ku jira shabakadda.

Aasaaska daawada dhakhtar qoray

Baro daruuuriyadda

Waa muhiim inaad fahamto sida qorshahaaga caafimaadka ay u daboolaan noocyada kala duwan ee warqada dawada ee dhakhtar qoray layaab ma noqon doonto qorashaadka aan la filaynin.

Qaado daawooyinkaaga

Haddii aad qabto sonkorow, dhiig karka sare ama kolestaroolka sare oo aadan u qaadanin dawooyinka sida laguugu qoray, fursada dhibaatooyinku waxay noqon karaan kuwo halis ah

Waxaan halkaan u joognaa inaan ku caawinno

La hadal wakiilka Blue Cross:

1-800-262-0823 (TTY 711)

Ku xiran La taliyaha Blue Cross

La xiriir wakiilkaaga ama ka raadi mid kugu dhow.

Haddii faa'iidooyinkaaga daawada dhakhtar qoray uu bixiyo shirkadd kale, la xiriir waaxda ilaha bulshada.

SVG

Ka raadi liiska daawada

Liiska daawada (habeeyaha) waa daawooyinka guud iyo kuwa sumada-magaca leh ee uu daboolay qorshaha caafimaadka. Dhammaan dawooyinka ku jira liiska lagama yaabo inay daboolaan qorshahaaga.

Gal koontadaada wixii ah maluumaadkii ugu dambyey ee qorshahaaga iyo helida tooska ah liiska dawooyinka la caymiyay.

Shakhsiga iyo qoyska iyo liiska qorshayaasha loo-shaqeeyaha

  • Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca liiskaaga dawada. Ka tixraaa macluumaadka qorshahaaga caafimaadka ama wac lambarka ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta wixii caawin ah.

Liiska daawada Medicare

  • Waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca qorshahaaga Medicare.
SVG

Hel farmashiye

Isticmaal farmashiye ku jira shabakaada si aad u hesho faa'iidooyinkaaga ugu badan.

Gal koontaada wixii ah maclumaadkii ugu dambeyey ee qorshahaaga iyo helida fudud ee farmashiye ku jira shabakadaada.

Haddii aadaan gelin, waxaad u baahan doontaa inaad ogaato magaca shabakadaada farmashiye oo ka dooro liiska hoos u dhaca ee raadintan. Waxaad raadin kartaa magaca shabakadda farmashiye-yahaaga ee ku maluumaadka qorshaha caafimaadka ama adiga oo wacaya lambarka ku qoran kaarka aqoonsiga ee xubinta.

Hel farmashiye

Dib u buuxsahada, keenida iyo barnaamijyada

Hel 90maalin sahay ah

Haddii aad haysato warqada dhakhtarka oo aad si joogto ah u buuxiso, waxa awoodi kartaa in aad wakhti iyo lacag ku kaydsato barnaamijka sahayda ee maalinta-90 ee daawooyinka dhakhtarka qoray ee sida joogtada ah loo buuxiyey.

Ka rebitaanada cymiska daawada dhakhtar qoray

Haddii aad isku daydo inaad buuxiso warqad dhakhtar ka hor intaadan gaadhin gunnadaada buuxinta, sheegashadaada waxa laguu diidi doonaa sida "dhakhso u buuxin." Si kastaba ahaate, waxaa jiro xaaladdaha qaar marka ay la bixiyo amar diida.

Macluumaadkan ma khuseyso qorshayaasha Medicare ama qorshayaasha Medical Assistance (Medicaid). Eeg Medicare iyo Medical Assistance (Medicaid) qaybaha macluumaadka ku saabsan daawada dhakhtar qoray ee gaarka ah qorshe kasta.

Macluumaadkani ma khuseeyo dadka uu ku jiro qorshaha caafimaadka loo-shaqeeyaha.