Ku cusub Medicare
Haddii aad hawlgab noqoneyso ama aad ku dhawdahay da'da 65 dhalashaada, waa waqtigii aad baran laheyd wax badan oo ku saabsan Medicare.
Haddii aad hawlgab noqoneyso ama aad ku dhawdahay da'da 65 dhalashaada, waa waqtigii aad baran laheyd wax badan oo ku saabsan Medicare.
Si aad xoojiso caymiska ku haboon baahiyahaaga iyo miisaaniyadaada, waa muhiim inaad fahamto faa'iidooyinkaaga. Si aad u saxdo caymiska ku haboon baahiyaahaga iyo miisanida, waa muhiim inaad fahamto faa'iidooyinkaaga.
Medicare waxay bixisaa ilaalinta qiimaha ee ka dhanka ah kharashaadka sare ee caafimaadka, laakiin aysan daboolayn wax walba. Waxaan ka caawin karaa in lagu ogeysiiyo iyo kalsoonida dookhyadda Medicare.
Medicare waa barnaamijka caymiska caafimaadka ee loogu talo galay dadka Mareykanka kuwaas oo 65 ama ka weyn ama dadka dhalinyarada ah ee naafanimada qaarkooda oo qaata faa'iidooyinka Social Security. Medicare markii hore waxaa loo abuuray labo qeybood Part A iyo Part B. oo Wadajir ah, waxaa loogu yeerada Original Medicare.
Original Medicare
Caymiska qeyb waxaa loogu talo galay:
Original Medicare
Caymiska qeyb waxaa loogu talo galay:
Waxaad sidoo kale ku dari kartaa caymiska dheeraadka ah, taas oo ay bixiso Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, si ay kaga caawiso inaad bixiso kharashaadka aysan daboolin Medicare.
Waxay ku xiran tahay halka aad ku nooshahay, waxaa laga yaaba inaad leedahay qorshaha ka duwan Medicare ee doorashooyinka la helayo.
Waxaa lagu bixiyaa caymisyada gaarka ah, Medicare Qeybta C waxay isku dartaa faa'iidooyinkaaga Medicare Qeybta A, Qeybta B, iyo badanaa Qaybta D ee hoos yimaada hal qorshe Medicare Advantage.
Qorshayaasha waxay bixin karaan faa'iidooyinka:
Medicare Part D waxay gacan ka gaysata bixinta kharashaadka daawada dhakhtar qoray.
Waxaa lagu dari karaa Original Medicare ama Kaabida Medicare ama Qorshaha Khaeashka Medicare aan laheyn faa'iidooyinka daawada dhakhtar qoray.
Qorshayaasha Part D Dawooyinka dakhtarka soo Qoray waxaa lagu bixiyaa shirkadaha caymiska gaarka ah.
Kaabida Medicare, sidoo kale waxaa loo yaqana Medigap, qorshaha caafimaadka-kaliya ee loo marayo caymisyada gaarka ah kuwaas oo ka caawinaya daboolida waxaa uu daboolin Original Medicare, oo ay ku jirto:
Qorshayaasha Kharashka Medicare waxay ku siinayaan dhammaan faa'iidooyinka Original Medicare, iyo faa'iidooyin dheeri ah sida daryeelka ilkaha, aragga, maqalka iyo waxyaabo kale.
Qaar ka mid ah caymiska daawada dhakhtar qoray sidoo kale dookha Part D Dawooyinka dakhtarka soo Qoray.
Waxaa laga heli karaa 21 ismaamulda Minnesota.
Mudada Diiwaangelintaada Hore ee Original Medicare waa muddo toddobo-bilood ah - laga bilaabo bilooyinka ka hor bisha 65 dhalashadaada ilaa sadex bilood kadib bisha 65dhalashadaada. Caymiska ayaa noqon kara sida ugu dhaqsiyaha badan maalinta koowaad ee bishada aad jirsato65
Baro wax badan oo ku saabsan isdiiwaangelinta Medicare
Waa inaad iska diiwaangelisa Original Medicare Part A iyo Part B ka hor inta aadan iska diiwaangelinin Medicare Advantage, Medicare Cost, Kaabida Medicare (Medigap) qorshaha Part D Dawooyinka dakhtarka soo Qoray.
Haddii aad horey u qaadanaysa faa'iidooyinka Social Security, waxaad si toos ah laga diiwaangelinaya Medicare Part A iyo Part B.
Haddii aad iska joojisay iyo aad ku jirto 65, waxaad si toos ah u heli doonta Part A iyo Part B kadib marka aad hesho faa'iidooyinka naafanimada Social Security 24 ilaa bilood.
Haddii adiga ama qorshaha lamanahaaga aad dhaaftaan da'da shaqada 65, waxaa laga yabaa inaad u baahanin iska diiwaanelinta Medicare marka aad gaarto 65.
Waxaad dooraan kartaa sida aad u rabto inaad iska diiwaangelinta Medicare Advantage (Part C), Kaabida Medicare (Medigap), Medicare Cost ama qorshaha warqada dawada ee dhakhtar qoray.
U Isticmaal hagida bilaash ah oo tallaabo-tallaabo ah si aad u barato waxyaabaha muhiimka ah ee Medicare. Waxay daboolaysaa afarta qaybood ee Medicare, marka iska diiwaangelinayo, sida looga fogaado ciqaabta, iyo waxyaabo kale.
Soo dejiso 2025 Hagaha Tallaabo-tallaabo (Ingiriis)
Soo dejiso 2025 Hagaha Tallaabo Tallaabo ah (Isbaanish)
Soo dejiso 2026 Hagaha Tallaabo-tallaabo (Ingiriis) [GOOR DHAW]
Soo dejiso 2026 Hagaha Talaabo-tallaabo (Isbaanish) [GOOR DHAW]
Blue Cross waxay soo ban dhigaysaa kharashka, PPO, iyo qorshe-yaasha PDP oo leh qandaraasyada Medicare. Ku-biiritaanka qorsha-yaashaan waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska.
S5743_090825_G02_M
Y0138_090825_ G01_M