Qof waayeell oo ku dhoola cadeynaya ciyaaraha

2027 Qorshe-yaasha Medicare Advantage

Hel qorshaha Medicare Advantage ee qorshaha caafimaadka ee lagu kalsooni badan yahay ee Minnesota 1

Baar qorshayaasha aan ku heli karno aaggaaga.

  • Isbarbar dhig kharashka & caymiska
  • Hubi haddii dhakhaatiirta iyo farmashiye ay ku jiraan shabakadda
  • Eeg haddii dawaada la daboolayo
  • Diiwaan galiya marka aad diyaar tahay
     
SVG

Su'aalo ma qabtaa?

Khubaro Medicare khibrad leh ayaa diyaar u ah inay ka jawaabaan su'aalaha oo ay ka caawiyaan inaad isdiiwaangeliso.

Dulmarka qorshaha

Sababta aad u dooraneyso Qorshahaaga Medicare Advantage ee Blue Cross?

Qorshaheena Medicare Advantage (PPO) waxay bixiyaan cymiska daawada dhakhtar qoray, faa'iidooyinka plus iyo dookhyada daryeelka ee ka baxsan Original Medicare (Part A iyo Part B).

Qorshe-yaasha caafimaad-kaliya waxaa la helayaa haddii aad hore u haysatay caynsanaanta daroogada la aamini karo la tixgelin karo oo aad ka haysatay VA ama lamid.

Shuruudaha u qalmida Medicare Advantage:

  • Heyso Medicare Part A
  • Hayso Medicare Part B
  • Ma u nooshahay ismaamul halkaas oo qorshaha laga helayo

Baro wax badan oo ku saabsan u shaqeeyo qorshaha Medicare Advantage

Gobolka Meadow
Anoka, Carver, Chisago, Dakota, Isanti, Ramsey, Scott, Sherburne, Washington, Wright​

Lake Region
Hennepin

Gobolka Woodland
Becker, Benton, Big Stone, Cass, Clay, Clearwater, Douglas, Faribault, Grant, Houston, Hubbard, Kandiyohi, Kittson, Marshall, Morrison, Nicollet, Otter Tail, Renville, Roseau, Stearns, Swift, Todd, Wilkin, Winona​

Helitaanka heerka qorshaha wuxuu ku kala duwan yahay ismaamulka

SVG

Caafimaadka

Geltiaanka shabbakadda ballaran ee dhakhaatiirta Minnesota

SVG

Farmashiye

Heltiaanka kumanaan farmasiyada shabakada

SVG

Ilkaha

Ka hortagga iyo/ama caymiska dhammaystiran ee ilkaha

SVG

Safarka

Safar ilaa 6 ama 9 bilood oo isku xigta gudaha Maraykanka (iyadoo ku saleysan qorshaha) oo hel faa'iidooyinka shabakadda ee bixiyeyaasha la xushay

Faa'iidooyinka

Faa'iidooyinka lagu daray iyo dookhyada daryeelka

SVG

Dhagaysiga

Baarista maqalka iyo qalabka faa'iidada (ilaa 2 qalab sanadkiiba) oo leh $0 kor u qaadista ikhtiyaarka batteriga dib loo soo celin karo ee qaababka qaarkood iyada oo loo marayo TruHearing®>

SVG

Aragtida

Ogolaanshaha muraayadaha indhaha muradayaha ama ookiyaalayaasha

Helitaanka faa'iidada waa ku kala duwan yahay qorshaha

SVG

Faa'iidada cuntada

Hel 2cuntooyin maalintiiba, ilaa14maalmood, kharash dheeri ah joogitaanka dheeriga ah ee bukaan jiifka

Helitaanka faa'iidada waa ku kala duwan yahay qorshaha

Koox waayeel ah oo jimicsi sameynaya.

Barnaamijka jimicisga SilverSneakers

SilverSneakers® waa fursad kor loogu qaadayo caafimaadkaaga, helida kalsoonida iyo isk xirka bulshadaada.

Hel marinka kumaankunka ee goobahah jimicsiga wadanka oo dhan, fiidooyinka jimicsiga ee aad looga baahan yahay iyo fasalada onlaynka ah

Helitaanka faa'iidooyinka way ku kala duwan tahay qorshaha.

Qof waayeel ah oo kujiro wicitaan muuqaal ah oo la leeyahay dhakhtar gudaha qolka jiifka.

Daryeelka khadka

Ka arag dhakhtar barta teleefoonkaaga casiraga ah, tablet​​​​​​​-kaaga ama kombiyuutarkaaga bixiyeyaasha bixiya adeegyada caafimaadka ee telehealth​​​​​​​ iyo daryeelka onleenka adoo u marayo Doctor On Demand.

xulashooyinka qorshaha

Dooro heerkaaga caymiska

Qorshayaasha Medicare Advantage waxay bixiyaan ilaa saddex heer oo caymiska kharash wadaag. Qorshe kastaa wuxuu bixiyaa qaddar kala duwan oo ku saabsan caymiska caafimaadka iyo daawooyinka lagu qoray.

Caymiska qumman(saxda ah) wuxuu ku xiran yahay sida aalaa aad ugu tagto takhtar ama farmashiyaha iyo inta aad doonayso inaad u bixiso si bille ah markaad daryeel hesho.

Helitaanka heerka qorshaha waa ku kala duwan yahay ismaamulka.

Muhiim

Waa dookh wanaagsan haddii aadan aadin dhakhtark ama farmashiye inta badan.

  • Hoos u dig khidmada caymiska
  • Kharashka sare marka aad hesho daryeelka
  • Caymiska ka hortagga ilkaha, aragga iyo maqalka

Dooro

Dookha wanaagsan haddii aanad hubin inta jeer ee aad aadi doonto dhakhtarka ama farmashiye.

  • Khidmada caymiska bilaha ee Dhexdhexaadka ah iyo kharashaadka marka aad hesho daryeelka
  • Caymiska ka hortagga ilkaha, aragga iyo maqalka

Premier

Dookha wanaagsan haddii aad u baahan tahay caymiska badan iyo aadista dhakhtarka ama farmashiye inta badan.

  • Khidmada caymiska sarre, qiimaha hooseeya marka aad hesho daryeel
  • Caymiska ka hortagga ilkaha, aragga iyo maqalka
Dibadda calanka Mareykanka

Halyeeyada

Freedom BlueSM  waa $ 0 khidmada caymiska qorshaha Medicare Advantage ah oo caafimaad oo keliyo ee loo dhisay ee Haleeyayada. Qorshaha wanaagsan haddii aad hore u haysatay caynsanaanta daroogada la aamini karo la tixgelin karo oo aad ka haysatay VA,TRICARE ama lamid. Faa'iidada gunnadda dawooyinka dhakhtarka uu qoin (OTC) ayaa lagu bixiyaa Freedom Blue.

Taageero iyo agabyo

La-taliye caawinaya lammaanaha waayeel ah

Ma aha in ay adkaato.

La taliyaasheena Blue Cross waa kuwaan:

  • Waxay ka caawineysa inaad barato wax ku saabsan aasaasida Medicare iyo qorshayaasheena
  • Ka caawinaysa helida qorshaha buuxiya baahiyahaaga
  • Ka caawinaya inaad iska diiwaangeliso qorshaha
SVG

Codso qalabka diiwaangelinta

Waxaad isticmaali kartaa qalabka si isaga diiwaangeliso qorshaha boostada oo aad isku barbardhigtio xulashooyinka qorshaha, faa'iidooyinka, iyo qarashka iyo caymiska.

SVG

Iska diiwaangeli telefoonka

Na soo wac si aad ula hadasho khabiirka Medicare.

1-855-579-7658
(TTY wac 711)

Caawimadu waxay diyaar tahay kabilaabato
8 a.m. ilaa 8 p.m. Waqtiga Bartamaha, maalin walba

SVG

La shaqee wakiil

Wakiil ayaa kugu hagi kara dhammaan marxaladaha go'aan qaadashada, isagoo kaa caawinaya inaad qiimaha ugu wanaagsan ka hesho lacagta aad ku bixiso daryeelka caafimaadka.

is qor maanta

12026 Sahanka Cabbirka Xoogga Calaamadda, ururka Blue Cross Blue Shield.

Daboolkaan xagga safarka wuxuu ku kooban gudaha Maraykanka kaliya. Kaliya waxaa la daboolay adeegyada degdegta marka adduun-weynaha loo safraayo.

Blue Cross waxay haysaa qorshe-yaasha PPO oo leh qandaraasyada Medicare. Ku-biiritaanka qorsha-yaashaan waxay ku xiran tahay cusboonaysiinta qandaraaska.

Doctor On Demand® ee Included Health waa shirkadd madaxbannan oo bixisa adeegyada caafimaad ee tignoolajiyada

TruHearing® waa summad ka diiwaan gashan TruHearing, Inc., shirkad madax-banaan oo la shaqeysa qorshayaasha caafimaadka si ay u bixiso qiimo hoose kharashaadka jeebka ka baxsan ee la soo celin ee qalabka gargaarka maqalka.

Waxaad u baahan doontaa inaad uga sii hesho oggolaansho takhtarkaaga adeegyada qaarkood. Oggolaansho sii horreeya, ama sii-ansixinta adeegyada caafimaadka, waxay gacan ka geysanayaan xaqiijinta inaad hesho daryeel habboon. Wax ka sii ogow oggolaan-shooyinka sii horreya iyo marka loo baahan yahay.

Ku-biiritaanka qorshaha bisha Labiyo Tobnaad kadib 31, 2026 la ma dammaanad qaadi karo. Ama CMS ama qorshaha baa laga yaabaa inaan la dooran si loo cusboonaysiiyo qandaraaska, ama qorshaha dhici karta in la doorto si wax looga beddelo aagga uu ka adeego. Beddel kasta oo sidaasa waxaa suurtogal ah inuu keeno joojinta ku-biiritaan-kaaga. Xogtaani maahan waxtarro iyo sifeyn dhammaystiran. Wicitaan (651) 662-9949 or 1-855-441-5796 xog dheeriya awgeed.

SilverSneakers® astaan-ganacsiyeedka ka diiwaan gashan eeTivity Health, Inc., waana shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamijyo caafimaad iyo jirdhisid. Blue Cross Medicare Advantage, Platinum Blue, Senior Gold iyo kuwa kale Kaabayaasha Medicare ah iyo qorshayaasha SecureBlue waa qalmaan.

Prime Therapeutics LLC waa shirkad madax-bannaan oo laga helaayo maaraynta adeegyada waxtarrada farmashiyaha .

Foomka cabashada Medicare

S5743_090926_P01_M
Y0138_090926_P01_M