*Tirooyinka waa la beddeli karaa oo waxay ka tarjumayaan qandaraasyada la saxiixay laga bilaabo Juun 2025.
**Qorshayaasha qaarkood waxay la jaan qaadaan KKC ee maamulayaasha maalgashiga KKC sida HealthEquity.®
***Laga bilaabo Janaayo 1, 2026, qorshayaasha Bronze ayaa laga yaabaa inay la jaan qaadaan Koontada Keydka Caafimaadka (KKC). Macluumaadkan looguma talagalin inuu noqdo talo canshuureed, fadlan la tasho xirfadle canshuur haddii aad su'aalo qabto. Haddii aad u baahan tahay in laga caawiyo dejinta KKC, fadlan la xiriir maamulaha KKC ama hay'addaada maaliyadeed. Blue Plus ma ahan macahad dhaqaale, mana bixin karto talo canshuur.
Blue Care AdvisorSM wuxuu bixiya Blue Cross® iyo Blue Shield® of Minnesota, shasiga samo fal madax banaan ee Blue Cross iyo Blue Shield Association.
Doctor On Demand by Included Health waa shirkad madax banaan oo bixisa adeegyada caafimaadka.
Baro Nolosha, Inc, waa shirkadd madax badaan oo bixisa barnaamijyada daaweynta garashada dabeecadda iyo adeegyada.
Blue365® waa calaamad ka diiwaan gashan Ururka Blue Cross iyo Blue Shield, oo ah urur madax-banaan ee qorshooyinka Blue Cross iyo/ama Blue Shield.
Adeeg bixiye kasta oo ah daryeelka caafimaadka waa qandarasle madaxbanaan mana ahaan wakiilkeena.
HMO Minnesota, d.b.a. Blue Plus, oo xiriir la leh Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota.
Aragg liiska wafdiyada ku filan shabakada ee Wasaaradda Caafimaadka Minnesota ay ansixisay qorshaha.
Barnaamijka Omada waxa uu ka socdaa Omada Health, Inc., oo ah shirkad madax-bannaan oo bixisa barnaamij la-talin dabeecadeed oo degdeg ah.