khidmadaha caafimaadka, aragga ama qorshaha ilkaha waxay u baahan yihiin in la bixiyo ka hor inta aanu caymiska xirmadaada bilaabmin ama sii socon. Waxaad lacagta caymiska ku bixin kartaa muddo. Tani waa marka uu sii soconayo caymiska xitaa haddii khdimada caymiska soo socda mudadiisa aan lagu bixin.
khidmadaha caafimaadka, aragga ama qorshaha ilkaha waxay u baahan yihiin in la bixiyo ka hor inta aanu caymiska xirmadaada bilaabmin ama sii socon. Caymiska waxaa laga yaaaba inuu leeyahay waqti wanaagsan kaas oo ka bilaabanaya kadib maalinta koowaad taariikhda khidmada caymiska dhacayso. Caymiska wuxuu soconaya inta lagu jiro mudada barwaaqadda ah inta aad bixinayso lacagahaaga khidmada caymiska dhammaadka mudada barwaaqadda ah.
Muddada lacag bixinta ku egtahay way kala duwan tahay iyadoo ay ku saleysan tahay xirmada iyo sida loo iibsaday.
Qorshayaasha caafimaadka ee shakhsiyaadka iyo qoyska:
- Haddii aad ka iibsato qorshaha caafimaadka MNsure oo aad helayso lacag bixinta degdeg ee khidmada caymiska canshuur jarida, waxaad leedahay mudada barwaaqadda ah ee 90 maalmood oo isku xiga haddii aad bixiso dhammaan khidmooyinka lagugu lahaa bisha hadda.
- Haddii aad si toos ah nooga iibsatay qorshahaaga caafimaad ama aad ka soo iibsatay MNsure oo aanad helin lacag-bixinaha canshuur jarida khidmada caymiska, waxaanu u ogolaanay 31-maalin oo bilaash ah muddada bixinta khidmada caymiska(halkii laga heli lahaa 90 maalmood).
Xirmooyinka caafimaadka Medicare
- Waxaan u oggolaanaynaa 31 kalandarka-maalmaha barwaaqadda ah qorshaha Kaabayaasha lacag bixinada khidmada caymiska ee Medicare.
- Waxaan oggolaanaynaa 90 oo maalmaha kalandarka muddada barwaaqadda ee loogu talagalay qorshayaasha Medicare kale.
Qorshayaasha araga iyo ilkaha:
- Waxaan oggolaanaynaa 31 oo ah maalmaha kalandarka muddada barwaaqadda ee loogu talagalay qorshayaasha bixinta khidmada caymiska
Lacag-bixinta khidmada caymiska caafimaadka, ilkaha iyo/ama xirmooyinka aragga waa in la sameeyaa dhammaadka muddada bilaashka si looga fogaado joojinta/ burinta xirmadaada caafimaad lacag-la'aan darteed. Wixii macluumaad dheeraad oo ku saabsan dhammaadka/joojinta qorshaha caafimaadka, eeg qorshahaaga heshiiska ama heshiiska adeegga macmiilka adiga oo isticmaalaya lambarka ku qoran qeybta dambe ee kaarkaaga aqoonsiga ee xubinta