Sharciga iyo Qarsoodida

Qarsoodida

Xeerka Asturnaanta iyo Shuruudaha

Waxaa dib loo cusbooneysiiyey: Oktobar 2024

Xeerka Asturnaanta Dhijitaalka ah - Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota
Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, asturnantaada waa ii noo muhiim. Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota waxay u dhawrayaan si heerar sare ah oo loogu talagalay ilaalinta qarsoodigaaga ee mareegahayaga. Dhammaan macluumaad aan ka soo ururino ama ku saabsan macaamiisheena waxaa loo ilaalinaya si waafaqsan xeerarka iyo sharciyadda kala duwan ee gobolka iyo federaalka, dhaqmada wanaagsan ee shirkaddaa iyo heerarkeena shirkadda. Xeerkan Assurtaanta Dhijitaalka ah ("Xeerka Asturnaanta") wuxuu sharraxayaa macluumaadka aan soo ururino, isticmaalno, iyo shaacinta marka aad gasho adeegyadeena onlaynka, sidoo kale nidaamka aan ku joogteyno asturnaanta iyo ammaanka macluumaadka, iyo ikhtiyaaradaada marka aad la falgalayso websayadeena, app-yaddeena iyo hantiyadda dhijitaalka ah ee la xiriirta.

Xusuusnow HIPPA iy Macluumaadka Caafimaadka Xafidan
Xeerka Isla xisaabtanka iyo Dhaqdhaqaaqa Caymiska Caafimaadka (HIPPA) waxay nidaamineysa oo qeexeysa macluumaadka caafimaadka xafidan (PHI) waxaa dactira haya'adaha iyo ururada ganacsi. HIPPA waxay u baahan tahay ururada la daboolay oo ay ku joogteyso Ogeysiisada Dhaqamada Asturnaantada (NPP), taas oo sharraxaysa sida PHI loo uruuriyo, loo isticmaalo iyo oo loo shaaciyo, iyo nidaaminta haya'ada. PHI waxay ka qeyb ka tahay qeybta ballaaran ee macluumaadka shakhsiga, sida hoos ku qeexan, iyo shuruudaha NPP waxay isticmaali doonaan uruurinta, isticmaalka, shaacinta PHI halkii ay ka ahaan la hayeen Siyaasadda Asturnaanta. Tusaale ahaan, macluumaadka caafimaadka shakhsi ahaan lagu aqoonsan karo ee lagu ururiyey mareegta ururka ee la ilaaliyo ama application-ka mobaylka guud ahaan waa PHI, xitaa haddii shakhsiga uunsan laheyn xiriir urur oo la xakameeyo iyo xitaa hadii macluumaadka, sida IP address-ka ama goobta dhulka, ma ku jirto la dhaqan gaar ah ama faafaainta dalacida biilka. Sidaa darteed, badanaa macluumaadka la soo ururiyay, la isticmaalay, oo lagu shaaciyay iyadoo la isticmaalayo adeegyaddeena onlaynka ah waa PHI oo waxaana lagu dabaqi karaa Dhaqamada Asturnaanta Ogeysiiska.

Linkiyada NPP-geena waxaa lagu doray dib u eegida kor ku xusan.

Oggolaanshahaaga
Waxaan kugu dhiiragelineysa inaad si buuxdo u akhriso Xeerarkan Asturnaantada si aad ula socoto. Fadlan waxaa lagu sheegya in Xeerkan Asturnaanta uu ka dhigan yahay heshiis u dhaxeya adiga iyo Blue Cross and Blue Shield of Minnesota marka aad isticmaalayso adeegyadeena onlaynka ah, taas oo ay ku jirto websaydyadeena ganacsiga, application-nada mobaylka, bogga xubinta, iyo onlayn yadda kale ee la xiriira ama ilaha dhijitaalka ah, oo ay leedahay ama maamusho Blue Cross iyo Blue Shiled of Minnesota, taas laga tixraacayo Siyaasadda Asturnaanta. Fadlan xusuusnow qaar ka mid ah adeegyaddeena onlaynka ayaa kala goni ahaan karaa ama shuruudaha dheeriga ah ee isticmaalka taas oo lagu dari doono Xeerkan Asturnaanta, waxaana lagu dhiiragelinaya in dib loo eego shuudaha kaabida ee isticmaalka. Isticmaalkaaga joogtada ah ee adeegyaddeena xaqiijinta waxay xaqiijineysa i) oggonaanshahaaga iyo aqbalida shuruudaha ku jira Xeerka Asturnaanta iyo isticmaalka shuruudaha kaabid walba, ii) iyo muujinta fasaxa si loo ururiyo, isticmaalka, iyo shaacinta macluumaadka si waafaqsan sharciga. Fadlan xusuusnow, dhaqamada asturnaanteena waxay hoos tagaan sharciyada aan ku shaqaynpo; sida, waxaad arki kartaa shuruudo gaar ah oo dheeri ah kuwaas oo ku daqaban oo kaliya macaamiisha degan gobolada dhulkan, maadama loo baahan yahay sharciyadda ku dabaqan.

1.Macluumaadka aan uruurinno
Waxaan ururinaa macluumaadka shakhsi ahaaneed kugu saabsan adiga siyaabooyin dhowr ah. Macluumaadka Shakhsiga ah waxay ka dhigan tahay macluumaadka shakhsi ahaan loo aqoonsan karo sida magacaaga, ciwaanka iimaylka, macluumaadka tirada haddii aad doorato inaad buuxiso foomka onlaynka. Waxaan ka faa'iidaysanaynaa qalabka kala duwan, qeybaha iyo astaamaha (hoos ku sharraxan), sida waafaqsan sharciyada ku dabaqan, si loo ururiyo macluumaadka shakhsiga ah si loo qabto hawlgalada ganacsigeena, oo ay ku jirto fahamka isticmaalayaasheena, joogteynta iyo tayeynta adeegyadeena onlaynka ah, iyo habaynta waayo araganimada isticmaalaha. Inta badan macluumaadka aan ururino, iyo shaacinta lagu isticmaalayo adeegyaddeena onlaynka ah waa PHI.
Sida aad u dhexgasho adeegyada onlaynka ee gaarka ah ee Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota gabi ahaan waxay go'aamin doonaa nooca iyo cadada macluumaadka gaarka ah ee aan ururino. Guud ahaan daalacasha websaydkena, waxaan qabana macluumaadka aasaasiga ah sida nooca daalacashadaada ah, IP address-ka, nooca qalabka aaladda, oo ay tixraacayo URL, sida dhakha laga geliyo macluumaadka sida waqtiga xasaasiga ah, riix mareegyada, iyo warbixinta burburka. Sifooyinka kale, sida isticmaalka madasha ammaanka ah, waxaan u baahan karaa inaan xaqiijino aqoonsigaaga iyadda la galayo hanaanka galida iyo ururinta macluumaadka gaarka ah ee ku filan si loo bixiyo jawaabka ama bixinta adeega la codsaday.

Waxaa hoos ee soo socda waxay sii faafaahinayaan macluumaadka gaarka ah ee aan uruurino, isticmaalno iyo shaacinta u jeedooyinkeena ganacsiga.

Foomamka Onlaynka ah
Blue Cross and Blue Shield of Minnesota waxay bixisa foomaamka weydiinta onlaynka ah ee websaydyada ay leedahay shirkaddeeana oo ah koonto loogu talo galay su'aalaha ama si aad u barato wax badan oo ku saabsan badeecooyinka iyo adeegyadda. Macluumaadka shakhsiga ah ee aan ku uruurino foomamka weydiinta guud ahaan waxaa ku jira magacyada, ciwaanka, lamabarka telefoonka, iyo faafaahinta weydiinta. Markaad gudbiso macluumaadka gaarka ah, waxaad siineysa Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota soo gudbinta saxda ah, dabagalka, soo celinta, kaydinta iyo isticmaalka la xiriir ee leh websaydka shaqaynaya. Waxaan u isticmaali karnaa macluumaadka noocaas ah si aan dib ugu eegno oo uga jawaabno codsiga ama xiriirka ama isticmaalka adeegyada qandaraska adeegyadda bixiyaasha si nagala sameeyo taas. Waxaan sidoo kale istimcaalaynaa macluumaadka lagu soo ururiyay foomamka onalaynka sida lagu sheegay 2 Qeybta hoose.

Madalyaasha Xafidan
Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay aasaastay madalyaal xafidan oo ay isticmaalaan macaamiisheena iyo shuraakadda ganacsiga. Marka madalyaasha xafidan la isticmaalo, waxaan ururinaa macluumaadka shakhsiga ah, sida isticmaalka ID-ga iyo password-ka, IP address, riix mareegyada, iyo kulumada xogta la xiriirta. Xiriirada ay ku soo diraan isticmaalayaasha iyagoo u marayo madalyaashan xafidan ayaa sidoo kale lagu diiwaangelin doonaa diiwaanada ganacsiga si loola socdo qoraalka , u hogaansamida oo leh sharciga ku dabaqan iyo xeerarka, ama shaqaynta adeegyadda. Waxaan sidoo kale isticmaali karnaa macluumaadka aan ka ururino madalyaasha xifdan sida lagu sheegay Qeybta 2 hoose.

Isdhexgalka Wada shakeysiga
Adeegyadda onlaynka ah waxay bixin kartaa farsamada isdhexgalka wada shakeysiga si loo caawiyo isticmaalayaasha. Isdhexgelidaas teknoolajiyadda waxay ururineysa macluumaadka shakhsiga sida, magaca, taariikhda dhalashada, ciwaanka, iyo lambarka koontada ee loogu talo galay ujeedooyinka xaqiijinta ama bixinta faahfaahino habaysan madaama uu codsaday isticmaalaha waxaa sidoo kale la qabsanaya maclumaadka la xiriira-kulanka sida diiwaanka web ee isdhexgalka dukumentiyada. Isticmaalayaasha waxaa la soo xusuusinaya shuruudaha kaabida ee isticmaalka in la isticmaali karo iyadda oo loo eegayo calaamada isdhexgalka wada shakheysiga oo ay ku jirto Siyaasadda Asturnaanta, isticmaalayaasha waxaa lagu dhiiragelinaya inay si fiican u akhriyaan shuruudaha. Waxaan sidoo kale isticmaali karnaa macluumaadka laga soo ururiyay isdhexgalka wada shakeysiga sida Qeybta 2-aad ee hoose​​​​​​​ lagu qeexay.

Ku gelitaanka baayometriga
Waxaa lagugu casuumi karaa aalada mobaylkaaga si loo isticmaalo farahaaga, aqoonsiga wajiga, ama macluumaadka la midka ah ee lagu galo adeegeena onalynka. Marka ku gelitaanka baayometriga la furo, adeegyadeena onalynka waxay aqoonsanayaan inaad u dooratay tani sida dookha iyo in laguu oggolaaday inaad ka isticmaasho aalada mobaylkaaga, waxaa lagu fasaxaya inaad sidoo kale gasho adeegyadeena onlaynka. Marka aad isticmaasho shaqaynta ku gelitaanka baayometriga ee adeegyadeena onlaynka, ma ururino wax walba oo ah macluumaadka saxda ah (sida, faraha, ama sawirada wajiga); taas oo la maamulo oo lagu ilaaliyo aaladda mobaylkaaga iyo warshada soo saarta aalada mobaylka (sida Apple, Samsung).

Shaqaynta Goobta dhulka
Adeegyaddeena onalynka ah waxay isticmaali karaan adeegyada goobta ee ku shaqaynaya aalada mobaylkaaga oo halkaas ka soo ururina xogtaada goobta dhulka. Marka aan isticmaalno xogta goobta dhulka si ay kaga caawiso helida adeegyada iyo badeecooyinka ku saleysan dhul ahaan, iyo in lagu siiyo macluumaadka la xiriira ee ku saleysan goobtaada. Waxaan sidoo kale isticmaalna macluumaadka laga soo ururiyay goobta adeegyada lagu sheegay Qeybta 2-aad ee ​​​​​​​hoose.

Aaalada Mobayl
Adeegyadeena onlaynka ah waxay ururisaa macluumaad shakhsiyeed oo gaar ah marka lagu isticmaalo aalad mobayl ah; tusaale ahaan, haddii mid ka mid ah application-deena mobaylka la soo dejiyo, waxaan ururinaa wax ku saabsan nooca aaladda, waa softwareekeeda/nidaamka shaqayanaya, iyo aqoonsadaha aaladda. Waxaan y isticmaalna macluumaadkan si loo qiimeyo aasaaskeena isticmaalaha guud iyo si kor loogu qaado awoodahaha taageerada farsamadeena. Waxaan sidoo kale isticmaali doonaa macluumaadka laga soo ururiyay aalada mobaylkaaga sida lagu sheegay Qeybta 2-aad ee hoose.

Kukiyada
Xog-keydiyaha waa fayl yaryar kaas oo lagu kaydiyo kumbuyuuterka ama aalaad kale oo ku xiran internett marka la isticmaalo ilaa dhijitaalka. Xog-keydiyayaasha ayaa qaban karaa macluumaadka isticmaalaha sida IP address-ka, bogga internet-ka iyo nooca nidaamka shaqaynta, taariikhda iyo waqtiga ee isdhexgalka dhijitaalka, macluumaadka kulanka sida bogga waqtiyada jawaabta, raadinta taariikhdaada, dookhyada kaydka iyo macluumaadka xaraf-sireedka (haddii isticmaalaha uu doorto websaydka xusuuso macluumaadkan), macluumaadka ku saabsan soo gudbinta URL, riix soo gudbi oo hel adeegyadeena onalynka ah.

Adeegyadda onlaynka Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay isticmaalaan xog-keydiyayaasha kooxda-koowaad (waxaan abuura oo aan sameeyna) si aan u taageerno ilaheena dhijitaalka ah, la socodka wax qabadoodka, kobcinta waayo araganimada, iyo qiimeynta macluumaadka ku saabsan aasaaska isticmaalaheena. Waxaan soo ururin karnaa oo aan isticmaalaynaa macluumaadka aan ka helanyo xog-keydiyayaasha kooxda koowaad si loo siiyo macaamiisha oo leh rajooyinka ku haboon qormada iyo kaabida dalabyadeena.

Waxaan sidoo kale isticmaalna xog-keydiyayaasha kooxda-sadexad (kuwaas oo aan sameeynin ama aan abuurin), iyadda oo la waafajinayo shuruudaha lagu dabaqi karo sharciga, si loo caawiyo qiimeynta aasaaska isticmaalaheena, safarka dhijitaalka ah ee fahamka isticmaalaha ee ilaha dibadda ee adeegyadeena onalynka ah, iyo kor u qaadia dalabyadeena suuqa. Haddii ay dhacdo xog-keydiyayaasha​​​​​​​ kooxda-sadexaad waxaa loo isticmaala in lagu gudbiyo xasiisyeda la xiriira ee danta, waxaad dib u eegi kartaa oo aad maareyn kartaa xayeysiisyada kooxda-sadexaad adiga oo jiheynaya link-yada soo socda ee ay ku siisay Hindashaha Xayeysiinta Shabakadda iyo the Digital Advertising Alliance.

xog-keydiyayaasha​​​​​​​ waxaa laga shaqalaysiiyay adeegyada onalynka oo ay ku jiraan noocyada soo socda:

  • Aad muhiim u ah: xog-keydiyayaasha fududaynaya sifooyinka ilaha kala duwan iyo shaqadooda sida xaqiijinta isticmaalayaasha.
  • Shaqaynta: xog-keydiyayaasha​​​​​​​ kuwaas oo taageera kobcinta daalacashada wayo araganimada iyo habaynta.
  • Natiijada/Falanqaynta: xog-keydiyayaasha naga caawiyo inaan qiimeyno waxtarka ilmaha dhijitaalka ah, fahamka nidaamyada isticmaalaha, iyo cabirka qalaldaadka.

Inta badan internet-ka goobaha bogga ayaa lagu hagan karaa isticmalaayasha inay isku dayaan inay xanibaan xog-keydiyayaasha​​​​​​​ (sida doorashada "do not track" ama goobta "global privacy control" ). Sidoo kale, waa inaad ka warqabto xanibidda xog-keydiyayaasha​​​​​​​ ay ka hortagi karto adeegyada gaara ah ee onalynka ah ama calaamadaha qaar ee sida buuxda u shaqayanaya. Masuul kama nihin mana samaynayno wax matalaad ah ama sheegashooyin ku saabsan waxtarka ka bixda farsamooyinka kooxda sadexaad ama barnaamijyada. Fadlan xusuusnow haddii aad tirtirto xog-keydiyayaasha ama cusboonaysiiso daalacadahaaga kadib marka aad iska dhaafto, waxaad u baahan doontaa inaad mar kale ka baxdo si aad u xoojiso doorashooyinkaaga.

Pixels iyo Web Beacons
Boggaga adeegyadeena onlaynka ah, ama iimaylada, waxaa ku jiri karaa faylal elektrooniga ah ee loo yaqaano web beacons (sidoo kale waxaa loo yaqaana gifs, pixel tags, and single-pixel gifs) kuwaas oo fasaxaya, tusaale ahaan, xisaabtanka isticmaalayaasha kuwaas oo booqday bogaaga ama furida ii-mayalka iyo kuwa ee la xiriira tirakoobka Adeegyada Dhijitaalka (tusaale ahaan, duubida canka ee qoraalada Adeegyada Dhijitaalka qaar iyo nidaamka xaqiijinta iyo sharafta khadka).

Falanqaynta hormarsan iyo la Socodka iyo U jawaabida Kulanka iyo Duubista Farsamooyinka
Waxaan isticmaalna la socodka iyo kulanka u jawaabida iyo duubista teknoolajiyadda si loo diiwaangelin galiyo dhaqdhaqaayada, riixida, keytorkes, gelinta xogta, iyo hawlaha kale inta aad ka dhexgalayso Adeegyadeena Dhijitaalka.

Widget-yada Kooxda-Sadexaad
Isticmaalayasha waxay la kulmi karaan adeegyadeena onlaynka ah ee widegets ee kooxda-sadexaad; (astaamaha) widgets-yadda waxaa iska leh oo maamula kooxaha sadexaad ma ahan Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota. Widgets-yaddan waxaa lagu bixiya oo kaliya ku habonaanta, ma turjuna inay la xiriirto ama taageerida shirkadda kooxda-sadexaad. Haddii isticmaale gujiyo widget-ka, isaga/iyadda waxaa dib loogu hogaamin doonaa bogga booqashada ee kooxda sadexaad, iyo xog ururin walba, isticmaalka iyo shaacinta hawlaha waxay hoos tagi doonaan heerarka asturnaanta kooxda sadexaad (ma ahan tani Asturnaanta Siyaasadda). Waa kan tusaale: Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay joogteysa bogga Linkedln, laakiin ma maamulno Linkedln, maadama kooxda sadexaad, ay ururiso isticmaalaa, ama shaac ka qaadista macluumaadka laga helay isticmaalayasha marka ay booqadan mareegyada Linkedln.

Marka aad riixdo widget kooxda-sadexaad oo aad ka tagto goobteena Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota ma sameeyso matalaad ama waaratida ku saabsan aaladaha kooxda-sadexaad ama qeybaha, qoraalkooda, maareynta xogta ama ammaanka. Si loo ogaado macmiilka, waa inaad dib u eegto heerarka asturnaantada ee lagu dabaqi karo kooxaha sadexaad.

Dib u haggida Link-yada sare iyo Warbaahinta Ku Xidhan ee Kooxda-Sadexaad
Adeegyadeena onlaynka ah waxaa ku jira dib u hagida hyperlinks ama qoraalka warbaahinta kooxda-sadexaad ee xoogan, maadama lagu dabaqi karo; tusaale ahaan waxaa ka mid ah fiidiyowyada YouTube-ka taas oo ahaan karto sida mowduca sawirka taas oo dib ugu celinayso marka aad riixdo YouTube-ka ama faylska isku xiran kuwaas oo bilaabanaya inay daarmaan marka bogga websaydkena la xiriiro. Nuxurkan kooxda-sadexaad lama maareyo ama ma sameeyso Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, taas oo ka dhigan ma maamul no lambar walba taas oo ku xiri kartaa warbaahinta martigelisa, mana maamulno ururinta xog walba taas oo dhici karto sababtoo ah furahan. Iyadda oo la eegayo wax walba oo ku xiran warbaahinta kooxda-sadexaad ee adeegyaddeena onlaynka, madaama ay ku dabaqan tahay, isticmaalayaasha cilmiga, aqbal, oo muuji oggolaanshaha ururin walba oo la xiriirta xogta, isticmaalka, iyo shaacinta ayaa ka dhex dhici kartaa Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota iyo warbaahinta martagelineysa.

2. Isticmaalka, Helida, iyo Shaacinta Macluumaadkan
Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay isticmaasha macluumaadka laga soo ururiyey adeegyadeena onlaynka ah ee loogu talo galay ujeedooyinka la cadeyey ee lagu soo sheegay qeybta 1-aad ee kore. Isticmaalka dheeriga waxaa ka mid ah:

  • Bixinta badeecada, barnaamijka iyo adeega warbixinta, xitaa ogeysiiska, faafaahinta ku saabsan dalabyada cusub, iyo shaacinta xiiseynta.
  • Warbixinta iyo joogteynta macluumaad ku saabsan isticmaalayaasha.
  • Kormeer waxtarka adeeegyadeena onlaynka iyo calaaamadaha
  • Hubi shaqada ilaha dhijitaalkeena madaama loo baahan yahay iyo buuxinta filashooyinka isticmalaayasheena.
  • Waxay naga caawineysa inaan ku xaqiijino sida isticmaale oo oggolyahay iyo shakhsi gaar ah.
  • Qiime waayo araganimdaada shakhsiga ee hantideena dhijitaalka ah oo naga caawi qiimeynta iyo kor u qaadida bdadeecooyinka, barnaamijyadda, adeegyada iyo dalabyada dhijitaalka.
  • Qabashada suuq gaynteena, xayeysiinta, iyo ujeeedooyinka ganacsiga guud.

Waxaan sidoo kale isticmaali doonaa macluumaadka shakhsiga si aan kuu siino inaad isticmaasho macluumaadka ku saabsan badeecooyinka dheeriga ah, barnaamijyada, iyo adeegyada, aan siino shirkaddaha qoyskeena ama shurakadaha ganacsigeena. Waxaad ka saari kartaa naftaada kanaalada xiriirka qaarka ama barnaamjiyadda waqti walba - raac tilmaaha ka baxida ee ku jira xiriiradan gaarka ah.

Shaacinta la siiyo Adeeg bixiyaasha
Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay shaaca ka qaadi kartaa macluumaadkaaga shakhsiga ah ee laga soo ururiyey adeegyadeeda onlaynka si loogu adeego adeeg bixiyaasha qandaraska la galay Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota si ay uga taageeraan shaqadeena. Tusaale ahaan, adeeg bixiyaasha waxay isticmaali karaan macluumaadkaaga si wax ugu qabtaan shaqada gaarka ah sida dirista xog ururinta ama warqaadka. Adeeg bixiyaasha Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay ku xiran yihiin qandaraska si ula socoto xooga xogta asturan iyo heerarka ammaanka, iyo maamulda macluumaadkaaga shakhsiga ah ee leh daryeelka.

Link-yadda Websaydyada Dibadda
Kooxaha sadexaad waxaa ka mid ah shirkaddaha aan la xiriirin aalaadaha ama qeybaha waxaan shaqaalaysiin karnaa ama isticmaalayaasheena xaadirka, laakiin kuwa ururiya xogta iyo isticmaalka hawlaha ma maamulno, taas oo aan maamulin Asturnaanta Siyaasaddan (tusaale ahaan, widgets kooxda-sadexaad tixraaca kor ku xusan). Tusaale ahaan, waxaan isticmaal kooxda-sadexaad maamulaha shaqaalaha si lagu casumay fiidiyow macluumaadka. Marka aad riixdo link-ga fiidiyowga, waxaa dib lagu celin doonaa boogeena aaladaha ee video host. Xog ururinta marigelinta iyo isticmaalka hawlaha waxay maamuli doonaa isdhexgalka goobta sadexaad iyo qoraalka. Kooxaha sadexaad ayaa sidoo kale tixraaci karaan​​​​​​​ noocyada kale ee haya'adaha ama gudaha kuwaas oo aan laheyn qandaraska ama xiriirka ganacsiga, laakiin waxaan wadaagna xogta maadama u fasaxay ama sharciga u baahan yahay (sida haya'adaha kormeera dowladda). Guud ahaan Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota ma bixiso macluumaadka shakhsiga ah laga soo ururiyey onlaynkeeda kooxaha sadexaad markii laga reebo sida lagu dejiyay Siyaasadda Asturnaanta, ama sida u fasaxay ama sharciga u rabo. Mararka qaar, macluumaadka shakhsiga ah waxaa shaaca looga qaadi karaa kooxda sadexaad haddii ay jirto ku saleynta sharciyada gaarka ah, haddii ay jirto baahi loo qabo dhammaystirka ganacsiga isticmaalaha, ama haddii lagama marmaan ay tahay bixinta adeega ama u ka faa'iido isticmaalaha.

Shaacinta leh u Hogaansamida Sharciga, Ka jawaabida Codsiyadda Sharciga, Ka hortagga Waxyeelada, iyo Ilaalinta Xuquuqaha
Blue Cross and Blue Shield of Minnesota waxay shaaca ugu qaadi macluumaadkaaga shakhsiga ah maxkamaddaha, fulinta sharciga, haya'adaha kormeera dowladda, iyo guddiyadda kale ku haboon sharciga maadama fasaxay ama sharciga lagu dabaqi karo, ama haddii sida shaac ka qaadista shaac ka qaadista lagama marmaanka ah.

  • U hogaansamida waajibaadka sharciga ah.
  • Hanaanka u hogaansamida sharciga iyo ka jawaabida sharciyadda ee ka dhanka ah Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota.
  • Ka jawaabida codsiyadda xaqiijinta la xiriirta baarista dambiga ama eeda ama looga shakhsiyan hawlaha sharci darrada ah, hawlaha kale taas oo nagu daaran karto anaga ama mid ka mid ah istimaalayaasheena masuuliyadda sharciga ah. 
  • Fulinta ama bixinta Xeerka Asturnaanta ama shuruudaha walba oo la aqbali karo ee isticmaalka.
  • Ilaali xuquuqaha Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota, shaqaalaheeda, macaamiisha, iyo shuraakadda ganacsiga, ama dadweyanah.

3. Xogta kale ee La xiriira iyo Sharciyadda Ilaalinta Macmiilka

Xeerka Ilaalinta Asturnaanta Onlaynka ee ilmaha (COPPA)
Adeegyaddeena onlaynka guud ahaan loolama jeedo, ama ma helayaan, carruurta ka yar 13, caadiyan ma isku dayno inaan uruurino, isticmaalno, ama macluumaadka shaaca looga qaadayo carruurta ka yar da'da 13, haddii aan loo fasaxin ama u baahan yahay sharciga.

Sharciyadda Gobolka Asturnaanta Macmiilka
Waxaa jiro sharciyo badan oo ah asturida macmiilka oo loo sameeyey gobolka. Blue Cross and Blue Shield of Minnesota xiliyo ahaan ayay dib ugu eegtaa dhammaan sharciyadda asturnaanta macmiilka gobolka ee ay khuseyso si loo go'aamiyo ama haddii aysan khuseynin Blue Cross.  Blue Cross waxay u hogaansanta dhammaan sharciyada ku dabaqan asturnaanta macamilka.

4. Isbeddelada Xeerka Asturnaanta ee Dijitalka
Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay ilaaliyaan xuquqda isbeddelka, hagajinta, ama cusbooneysiinta Siyaasadda Asturnaanta waqti walba iyo sabab walba. Blue Cross iyo Blue Shield of Minnesota waxay si degdeg ah u soo boosti garayn doonaa isbeddela noocan ah, hagajinada, ama cusbooneysiinta adeegyadeeda onalynka sidoo kale. Fadlan dib u eeg muddo walba Xeerka Asturnaanta si loola socdoa wixii isbeddelo ah. Isticmaalayaasha waxaa la xusuusinaya inay sii wadan isticmaalka xaqiijintta adeegyadeena onlaynka ah i) qirashaada iyo oggolaanshahaaga shuruudaha ku jira Xeerka Asturnaantan, iyo ii) muujinta oggolaanshaha lagu uruurinayo, isticmaalayo, shaacinta macluumaadkaaga si waafaqsan ee leh sharciga ku dabaqan.

Su'aalo

Haddii aad qabto wax su'aalo ah, walaacyo, cabashooyin ah, ama soo jeedin ku saabsan Xeerka Asturnaanta, waxaad booqan kartaa boggeena Contact Us page ama wac lamabarka ku qoran qeybta dambe ee kaarka xubin aqoonsiga.

Waxay dhaqan galaysa Oktoobar 1, 2024. Waxaa dib loo eegay Sebteembar 2024. Ilaa si kale loo xuso ma ahane, waxtarka iyo dib u eegida taariikhda lagu xusay Bogga Asturnaanta oo dhan.

Afeefka masuuliyadda
Macluumaadkan waxaa lagu bixiyay "sida uu yahay" iyada oo aan lahayn damaanad nooc kasta oo ah, ha ahaato mid si cad ama si dadban, oo ay ku jiraan, laakiin aan ku xaddidnayn, damaanadaha la tilmaamay ee ganacsiga, ku habboonaanta ujeedo gaar ah, iyo aan jabin. Blue Cross and Blue Shield of Minnesota (Blue Cross) iyo xulafadeeda kama noqon doonaan mas'uul xaalad kastaba ha haatee waxyeelo kasta oo ku dhacda qof ama hay'ad xaalad kasta oo ah waxyeelo gaar ah, dhacdo aan la filaynin, aan toos ahayn, cawaaqib keenaysa oo ay ku jiraan, laakiin aan ku xaddidnayn, waxyeelo khaas ah, dhacdo, si aan toos ahayn ama waxyeelo ka dhalata, oo ay ka mid yihiin, magdhawga ka dhasha isticmaalka ama ku tiirsanaanta macluumaadka lagu soo bandhigay mareegta, luminta macaashka ama dakhliga ama kharashaadka badalka alaabooyinka, xitaa haddii la sii wargeliyay ama si kale loola socdo suurtagalnimada waxyeelo noocaas ah.

Saxnimada macluumaadka
Waxaa la isku dayay in macluumaadka saxda ah lagu bixiyo mareegahan. Blue Cross ma qaado mas'uuliyadda saxnaanta, dhammaystirnaanta, ama faa'iidada macluumaadka laga helo mareegahan. Blue Cross waxa laga yaabaa inay horumariso iyo/ama isbeddelo ku samayso badeecadaha, barnaamijyada iyo/ama adeegyada lagu sharraxay mareegahan wakhti kasta ogeysiis la'aan. Blue Cross ma qaadanayso wax waajibaad ah inay cusboonaysiiso macluumaadka lagu soo bandhigay mareegahan.

Macluumaadka aan loo fasiran karin talo caafimaad
Mareegtan waxaa loogu talagalay inay bixiso macluumaadka guud ee ku saabsan Blue Cross iyo kuwa la shaqeeya iyo alaabtooda iyo adeegyadooda oo keliya. Ma jiro maaddo ku jirta halkan oo ah in loo micneeyaa talo caafimaad, oo dhammaan su'aalaha ku saabsan daryeelka shakhsi ahaaneed iyo daaweynta waa in loo gudbiyaa bixiyaha daryeelka caafimaadkaaga.

Qarsoodida lama dammaanad qaadi karo
Fadlan ogsoonow in qarsoonanta isgaarsiin kasta ama wax kasta oo lagu gudbiyo Blue Cross ee loo maro boostada elektaroonigga ah ee Internetka aan la dammaanad qaadi karin, oo ay ku jiraan, iyada oo aan xaddidnayn, macluumaadka shakhsiyeed sida magacaaga, cinwaankaaga ama lambarkaaga Bulshada. Marka la eego arrimaha qarsoon, fadlan si toos ah ugala xiriir Blue Cross taleefoonka 1-800-382-2000 ama noogu soo qor Blue Cross , 3400 Blue Cross Road, 3400 Yankee Drive, Eagan, MN 55121.

Afeefta ansixinta
Tixraacyada mareegtan ee alaab kasta oo dhinac saddexaad ah, adeegyo, habraacyo dhinac saddexaad ah, isku xidhka hypertext ee qolo saddexaad ama macluumaad kale oo magac ganacsi ah, calaamad ganacsi, soo saare, alaab-qeybiye ama haddii kale daruuri kama dhigna ama ma maldahdo ansixinteeda, kafaalaqaadka ama talada Blue Cross. Xiriirada shabakadaha kale ee mareegta waxa lagugu fidiyay si sahlan helida macluumaadka iyo adeegyada laxiriira caafimaadka, oo waxaana boggagas gacanta ku haya ururo kale oo aan Blue Cross-ka wax xakamayn ah ku laheeyn. Blue Cross waxay si cad u diidaysaa masuuliyad kasta oo ku saabsan nuxurka, saxnaanta macluumaadka iyo/ama tayada alaabta ama adeegyada ay bixiso ama lagu xayaysiiyo mareegahan qolo saddexaad.

Mareegtan waxaa ku jira xiriirinta mareegaha kale. Annagu mas'uul kama nihin dhaqamada qarsoonanta ama nuxurka mareegahaas oo kale. Waxa kale oo laga yaabaa inaan kuu samayno golayaasha, looxyada fariimaha ama kooxaha wararka oo adiga diyaar kuu ah. Fadlan fahan in xog kasta oo lagu shaaciyo meelahani ay noqon karto xog guud. Annagu ma lihin wax xakameyn ah isticmaalkeeda waana inaad taxaddar muujisaa markaad go'aansato inaad bixiso macluumaad shakhsi ah.

Xukunka maxkamada
Blue Cross waxay u adeegtaa dadka degan Minnesota iyo loo-shaqeeyayaasha meeshooda ugu muhiimsan ee ganacsigoodu ay tahay Minnesota. Blue Cross waxa ay shatiga u haysataa in ay ku saxixdo oo ay aqbasho ceymiska caafimaadka gobolka Minnesota oo kaliya mana ku mashquusho ganacsiga caymiska oo ka baxsan Minnesota marka laga reebo sida uu sharcigu u fasaxayo. Ma jiraan wax ku jira mareegahan oo noqon kara codsi, soo jeedin ama aqbalida qandaraaska caymiska ama looma fasiran karo abuurista ama wax ka beddelka heshiis kasta oo lala galo Blue Cross. Markaad gasho, gudbiso ama daawato macluumaad kasta oo ku jira mareegahan, waxaad ogolaatay inaad hoos tagto sharciga shakhsi ahaaneed ee gobolka Minnesota. Dacwad kasta ama khilaaf kasta oo ka dhasha gelitaanka, gudbinta ama daawashada macluumaad kasta oo ku jira mareegtan waa in lagu qabtaa Degmada Hennepin, Minnesota, waxaana lagu maamulaa sharciyada gobolka Minnesota.

Calaamadaha adeegga ee Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota:

  • Daryeel ku baraarugsananta
  • Dahab sare

Calaamadaha diiwaangashan ee Ururka Blue Cross iyo Blue Shield:

  • Blue aasaasiga ah
  • BlueCard
  • BlueCard Adduunka oo dhan
  • BlueChoice
  • Blue Cross
  • Xarumaha Kala-duwanaanshaha ee Blue
  • Blue Plus
  • Saxnaanta Blue
  • gaashaanka Blue

Calaamadaha ka diiwaangashan Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota:

  • Aqoonsanaan
  • Qandhada jirdhiska
  • Xaqiiqooyinka Daryeelka Caafimaadka
     

Calaamadaha kale:

  • PrimeMail waa calaamad ka diiwaan gashan Prime Therapeutics LLC

Dhammaan calaamadaha ganacsiga kale waa hantida milkiilayaashooda.

Sharciyada xayeysiinta
Mareegan ma soo bandhigo xayaysiis mana ka hesho maalgelin bandhigga macluumaadka ganacsiga.

Heshiisyada iyo shuruudaha SMS-ka
Blue Cross waxay siisa ikhtiyaarka xubnaha si ay u helaan xiriirka SMS-ka si ay uga caawiso inay la socdaan akoontiga muhiimka ah ama faa'iidooyinka la xiriira macluumaadka, sidoo waxay soo xusuusinaysa xubahah wax ku saabsan baahiyaha daryeelka.

Xadiga fariimaha way kala duwantahay. Fariinta iyo kharashka internetka ayaa laga yaabaa in isticmaalo. Ku jawaabista JOOJI ma joojin doonto dhammaan xiriirada SMS-ka. Ku Jawaabida HELP ayaa toos kuu gayn doontaa bogga ilaha kala duwan.

Shirkaddaha telefoonka masuul ka ma aha dib u dhiaca ama fariima aan la darin.

Xeer Dhaqameedka Xogta Dawladda MN

Bayaanka sharciga dhaqdhaqaaqa xogta dawlada Minnesota

Daqan galayso Juun 30, 2015

Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota iyo Blue Plus ("Blue Cross") waxay qandaraas kula jiraan hay'ad dawladeed adeegyada daryeelka caafimaadka qaarkood. Ilaa inta ay hay'ad gaar ahi qandaraas ku qaadanayso fulinta adeegyada daryeelka caafimaadka ee ah hawl dawladeed, waxaa laga yaabaa in la dabaqo sharciga ku dhaqanka xogta dawladda ee Minnesota ("MGDPA").

Diiwaanada Muhiimka ah & Maamulaha Maareynta Macluumaadka ayaa mas'uul ka ah maaraynta codsiyada MGDPA oo ay ku jirto go'aaminta kharashyada maamulka, soo saarista, iyo koobiyaynta ee khuseeya codsiga.

Codsiyada hoos yimaada MGDPA waa in loo soo gudbiyaa sida soo socota:

Iimayl ahaan
DPArequests@bluecrossmn.com

Boosta ahaan
Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota
Attn: Diiwaanada & Maamulaha Maareynta Macluumaadka
3400 Yankee Drive
Eagan, MN 55121

Xubnaha doonaya macluumaadka ku saabsan diiwaankooda caafimaad waa inay la xiriiraan Blue Cross sida lagu qeexay Ogeysiiska Dhaqanada Qarsoonida.