
Hel dhakhtar ilko
Ka raadi bixiyeyaasha ku jira shabakadaada daryeelka ilkaha ama qorshaha caafimaadka.
Ka raadi bixiyeyaasha ku jira shabakadaada daryeelka ilkaha ama qorshaha caafimaadka.
Waxaad dooran kartaa dhakhtar walba oo sharci u heysta adeegyadda daryeelka ilkaha, oo ay ku jirto xaaladda degdega ah, laakiin haddi dhakhtarka ama goobta aysan ku jirin shabakadaada, waxaa laga yaaba inaad lacag badan ku bixiso daryeelka. Shabakaddaadu waxaa go'aamiya nooca qorshahaaga. Ku hay maskaxda qorshayaasha ilkaha iyo qorshayaasha caafimaadka inay leeyihiin shabakaddo kala duwan iyo faa'iidooyinka.
Xulo nooca qorshaha ku habboon ee hoose si aad u sameyso raadintaada.
Qorshahaaga caafimaad waxaa laga yaabaa inuu daboolo qaar ka mid ah hababka ilkaha sida TMJ ama daaweynta dhaawacyada argagaxa ah.
Shabakaadu waa koox dhakhaatiir ah, rugo caafimaad ah, cisbitaalo, iyo adeeg-bixiyaal caafimaad kale kuwaaso aad ku heli karto kharash hooseeya. Haddii aad doorato inaad aragto bixiyeyaasha aan ku jirin shabakada qorshahaaga, waxay u badan tahay inaad bixiso laacag badan daryeelka.
Qorshaha ilkaha ee Blue Cross iyo Blue Shield ee Minnesota, waxaad heleysaa daryeelka ka hortagga ah iyo adeegyo caadi ah taasoo qayb ka ah booqashadaada joogtada ah ee ilkaha.
Dhammaan qorshayaasha waxay daboolayaan daryeelka ka hortagga ilkaha oo ay ku jirto baaritaanda iyo nadiifinta 100 boqolkiiba marka aad aragto dhakhtarka ilkaha ee ku jira shabakadda.
Qorshayaasha ilkaha ee Blue Cross ee kooxaha 2-50 waa qayb muhiim ah oo ka mid ah faa'iidooyinka shaqaalahaaga.
Kooxaha leh 51 ama shaqaale ka badan. Ka dooro noocyo kala duwan oo ah doorashooyinka caymiska ilkaha.
La hadal wakiilka adeegga macmiilka ee Blue Cross adoo wacaya lambarka ku yaal dhabarka dambe ee Kaarkaaga aqoonsiga.
Haddii aadan haysan Kaarka aqoonsiga, waxaad la xiriiri kartaa adeegga macmiilka adoo wacaya 1-800-382-2000.